Page 4 of 6
Re: OMG. I know this bride
Posted: Fri Feb 16, 2007 12:07 pm
by kambuli
Axmed-Gurey,
Magac dadka sharafka leh u dhig if you want to behave like Koko...So in your twisted mind to be sixty years is a shame... Doqon walee doqon baad tahay...Alleylehe caqli lix sano jir waad leedahay...
Helwaa, quote " Anigo waxaan yaabanhey xaywaankan xago dadka ka soo galey"
Xaggee ayuu kaasoo geli lahaa, waa fuley magaciisii hore ka baqaya inuu wax ku caauo... Alla necbiyee fulayaasha...
Hannah,
Yaan afka lagu goosane, iska aamus, mindhaa waa isga ninkuye....

Re: OMG. I know this bride
Posted: Fri Feb 16, 2007 12:10 pm
by *HannaH*
Kambuli, maxaan aamusaa in badan baan is hayey walle.
But i had to let it go. Runtii inantu she is gorgeous lakiin dee hadii runta la sheego waaxan is idhi waa kuwa mugdiga ku labista.

Re: OMG. I know this bride
Posted: Fri Feb 16, 2007 12:13 pm
by HELWAA
Re: OMG. I know this bride
Posted: Fri Feb 16, 2007 12:14 pm
by kambuli
Nacaskan intuu dadka sawirkooda meesha keeno oo soo dhex dhigo haddana dadka afka goosanaya ayaan ka yaabay... Bal muxuu usoo dhex dhigey dadka masaakiinta ah sawirkooda?
I blieve the guy is him...
Re: OMG. I know this bride
Posted: Fri Feb 16, 2007 3:28 pm
by Salaan_Carabey
whyyyyyyyyyy does this always have to happen? buff girls get marrid to some ugly faraaxs

Re: OMG. I know this bride
Posted: Fri Feb 16, 2007 3:30 pm
by hometown-hottie

Omg, The guy is like so...Umm I don't even wanna say it.
Re: OMG. I know this bride
Posted: Fri Feb 16, 2007 3:34 pm
by COSTA
NICE BOOBS

Re: OMG. I know this bride
Posted: Fri Feb 16, 2007 4:37 pm
by Kalashnikov
SHES AVERAGE SOMALI XALIIMO, NOTHING SPECIAL. REER XAAJI KUUSANE WAAN MAQLI JIRAYEE TOLOOW MA DIR BEEY MISE SHIIQAAL?

Re: OMG. I know this bride
Posted: Fri Feb 16, 2007 9:20 pm
by Broud-SeesTar
ACUUDU BILLAH...beautiful iyo naagtas kala dheer...yada iyo ninkeeda kala daran wallahi, way quruxbadan yahiin.
Re: OMG. I know this bride
Posted: Fri Feb 16, 2007 9:21 pm
by Samatr
^Why do I have the feeling your being sarcastic?

Re: OMG. I know this bride
Posted: Fri Feb 16, 2007 9:31 pm
by Broud-SeesTar
sarcastic?..how so, i just said aad iyo aad ba uu foolxuntahay yartu..taas oo kale compliment ma istaahisho..been ka dharjis waaye waxas. Nin isku fac ah ayaay guursatay waliba.
Re: OMG. I know this bride
Posted: Fri Feb 16, 2007 9:40 pm
by Samatr
Adigu miyaad ka qurux badantahay?
Re: OMG. I know this bride
Posted: Fri Feb 16, 2007 10:50 pm
by musika man
[quote="Ahmed-Gurey"]She is so beautiful.
http://www.hiiraan.com/ad/2007/aroos/NC/aroos-ad.htm[/quote]
if you know her, why let that chimp marry her? dont hate her anymore.
Re: OMG. I know this bride
Posted: Fri Feb 16, 2007 10:54 pm
by Broud-SeesTar
miyaan ka quruxbadanahay?aaa...war hadeh taas suaal la is waaydiyo maha...afkoooris aad iyo aaad ayan ugu quruxbadanahy naagtas iska soo buuxisay makeupka iyo libistiiga..ninkeedona ka daran waji kuus waaye oo finaan ka wada buuxan.
Re: OMG. I know this bride
Posted: Sat Feb 17, 2007 6:26 am
by J-EASY
Naagtan iyo qurux....maa isku dhaw.....n the groom.....looks like he lost a long rival battle with qaat addiction......look in his eyes.....maxuu u egayahay in haley oo dhan marqaansanaa.