Daawo Sawirada:Boqorka Beelaha Daarood oo qado sharaf u sameeyay Madaxweynaha Puntland,Isimada iyo marti sharafta ka qayb gashay Caleemo saarkiisa
Boqorka Beelaha Daarood Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa maanta qado sharaf u sameeyay Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ‘’Gaas’’,Isimada iyo marti sharaftii ka qayb gashay Caleemo saarkiisa,oo shalay ka dhacday magaalada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar.
http://puntlandi.com/daawo-sawiradaboqo ... saarkiisa/




































