Re: puntlanders and jubbalanders come in
Posted: Sun Jun 01, 2014 3:33 am
Seems like a whole lot of nothing to me.......what are these politicians actually contributing apart from photo-ops? 

Largest online Somali community!
http://somalinet.com/forums/
(Sawiro) Madaxweynaha Dowlada Puntland oo Daahfuray Waddo Laami ah oo laga dhisay Bosaso.
Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ‘’Gaas’’ ayaa maanta xariga ka jaray Waddo Laami ah,oo laga dhisay Bosaso,taas oo dhererkeedu uu gaarayo 9.5-km. Furitaanka Wadada ayaa waxaa goob joog ka ahaa maamulka Gobolka Bari,maamulka degmada Bosaso,Xubno ka tirsan Golaha Xukuumadda,Saraakiil ka socotay Dowlada Talyaaniga,Culumaa’udiin,Hogaamiye dhaqameed iyo qaar ka mid ah Bulshada ku dhaqan Bosaso.
http://puntlandi.com/sawiro-madaxweynah ... ay-bosaso/
Photo News:Daawo Sawirada Madaxwaynaha Dowlada Puntland Dr. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo Booqday Xarunta Ciidanka Badda Puntland ee Bosaso.
(Pi Bosaso ) Madaxwaynaha Dowlada Puntland Mudane Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta Kormeer shaqo ku tegay Xarunta ay Degan yihiin Ciidanka Ilaalada Badda Puntland oo ku taala Duleedka Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Barri.
http://puntlandi.com/sawirro-madaxwayna ... ee-bosaso/
Madaxwayne ku xigeenka Puntland oo ka qayb galay xuska maalinta Deegaanka Aduunka (Sawirro+Cod)
Garowe(pp) Wasaradda deegaanka iyo duurjoogta dowladda Puntland ayaa maanta xustay maalinta deegaanka aduunka oo ku beegan Shanta June waxana munaasibad lagu lagu qabtay aqalka wasaradda deegaanka.
Sawir:-Shiikh Umal Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyey Laascaanood
STARKAST wrote:balkanization is for fools, Hawiye share the same blood as you fullstop Learn to live with your blood.