SNM WICH ISAAQ SUBCLAN HAD THE MOST SNM VETERANS
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: SNM WICH ISAAQ SUBCLAN HAD THE MOST SNM VETERANS
war madmadoobe maxa ku daba dhigay, kambuuli waa Habare
urtay weliba ee...

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: SNM WICH ISAAQ SUBCLAN HAD THE MOST SNM VETERANS
Beesha suber weyna waa aniga
ina baxar maxaad ka la hadlii darood baa dhalay eeh
berri hoore baan uu sheegay bah xaar baalugu yidha aabtiyaasha waa xaaar
ina baxar maxaad ka la hadlii darood baa dhalay eeh

berri hoore baan uu sheegay bah xaar baalugu yidha aabtiyaasha waa xaaar

- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: SNM WICH ISAAQ SUBCLAN HAD THE MOST SNM VETERANS
Empire xaarkad la ordaysid iska daa...
Re: SNM WICH ISAAQ SUBCLAN HAD THE MOST SNM VETERANS
[quote="The_Emperior5"]Beesha suber weyna waa aniga
ina baxar maxaad ka la hadlii darood baa dhalay eeh
berri hoore baan uu sheegay bah xaar baalugu yidha aabtiyaasha waa xaaar
[/quote]
So according to you isaaq pple who have darood mothers are xaar.......i cant believe pple are replying this ignorant qashin

- Ina Baxar
- SomaliNet Super
- Posts: 10796
- Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
- Location: Arabsiyo, Somaliland
Re: SNM WICH ISAAQ SUBCLAN HAD THE MOST SNM VETERANS
Emperior 5 waa wax waalan . Anigu haddu yidhado Habar Awal baan ahay , uma diidi karo laakiin haddi la soo dilo waxba igama gelin
Madmadoobe , we're actually doing her a favor . Having your own political views on certain issues is one thing , but hating on your own is another. Mana caayi karno Kambuli , mana soo dhoweysan karno , waa wax laga yaabay

- Madmadoobe
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1892
- Joined: Fri Apr 06, 2007 1:10 am
Re: SNM WICH ISAAQ SUBCLAN HAD THE MOST SNM VETERANS
Liqaaye and Ina Baxar... what ever between yous and kambuli is yo bizness but as an independent observer you guys were being agressive in that post
. all she said was if you say something against other tribes be ready to accept any counter criticisms from others. And i thought was fair enough. But just what tribe is kambuli anyway, isaaq or darod?

Re: SNM WICH ISAAQ SUBCLAN HAD THE MOST SNM VETERANS
Emperor 5 bukan socod, gebigaaguba dhalatahay, ur made of glass markaasad cid cayaysa. HJ iyo HA isku burji maaha ee wakhtiga ha inaga lumin.
Darawiishtu anakay ahayd oo samaynay, dhulbahante xoog baa lagu qabsaday, laakin ha iska sheegtaan, anaga Gaalka diidnay oo muqawamada taagnay markii danbena anaga casilnay ina cabdullah xassan markii xilku ku cuslaaday oo dhulka ka erinay; bal Eeg yay ahayeen Sheekh Bashir iyo Haaji Faarax Omaar.
HJ occupy roughly 60% of the Isaq occupied land mass within Somaliland, Degmo walboo HJ si taam ah baa looga safeeyay faqash... That is why we did not pour accross the border to Ethiopian camps. The main north-south road was called "the bermuda triangle" It was where the columns of troop re-enforcement and the fanatical tribal malitias were swallowed, and the largest carcass of the somali military equipment lies. Re-enforcements had to come through Berbera then on land on the Berbera-Hargeysa road, and to Burco via Hargeysa-Burco corridor.
What is the point of listing names, I can name over 25 reer daahir saraakiil that were martyred in a surprise attack of government troops and fanatical tribal malitia's in one day and one spot, in the buhodle district. When Lixle was martyred 27 others were martyred with him 22 of them HJ. By listing names, you see, even the Gadabuursi can claim a lions share of the struggle the great mujahid tolwaaa lions share of the struggle. Those who participated in the struggle without committing excesses for me are the durriya of sheikh ishaq, if not by blood then spiritually, may Allah purify their juhd and reward them with janatal firdaws.
Habar Xabuush are descendants of the lady fatima rc of the royal house of harar, this house descended from the great companion, Ahmend Al-Najashi rc, the last king of Axum and the rightful sovereign house of Ethiopia. The Prophet scws was informed by Jibreel cs of the death of Al-Najash rc, the prophet scws said "Today a pious man has died. So get up and offer the funeral prayer for your brother As-hama". Abu Hurayrah (rta) narrates that the day Negus died, the Prophet (sws) had it announced, then reached the place of the prayer with the people, made rows [for the prayer] and said four takbirs in the prayer.[16]. You will never see us renounce or belie any of our heritage for political expedience,...Illahay ba xigaal iga dhigay baho xabuusheed, nin xadiid huwaday baan aho dhengedo lagu xariiqayn... Similarly u will never see us proclaim ourselves as dir waqooyi or as irir, nor did we allow the british to register by the color of our skin, to the detriment of the next generations.
Now explain to us your superness, who is your the noble mother of awal since the xabuush royal house seems to you as an insult, is she of the noble magaado, as you stated previously? if so, what is the legend of Awal Ayanle? and who is the lady xasna which is claimed by your clan? Lastly, if you are of magaado, why is the name of your clan habar awal rather than awal, like arab, ayuub, sanbuur, Toljecle, and why don't awal fall under habar gerhajis, like arab and ayuub; and like Toljecle, Muuse, Sanbuur, Cibraan fall under Habar Toljecle/Habar Xabuush. Whatever u r af gaal ama mid muslin ha la idinku yimaado.
Miskiin baad tahay loo tudhayo, laakin nacas yahow cuqdad yururtaad noqotay:
Waaxa la yidhi fulay baa markhaatigiisa foogeeya...its also said the best witness that which you adversaries witness to:
Here is the statement of the commanding officer of the large counter offensive, he clearly admits the crushing defeat at the hands of HJ, Idiotic boy had Somaliland been only HJ land we would have been done with that regime in the mid-80's. We cleaned the enemy from our territory, crushed the enemy at the gates since we are the wall that stands between you and the hordes, then we defeated the enemy that re-grouped in your territory and defeated you, even though they came from our back.
Ama Itoobiya Ha Ka Dhex Dagaalanto Ama Maraykan Ha
Ku Soo Duulo'e Somalia Wali Kama Dhicin Dagaal La
Mida Kii Na Dhexmaray Anaga (Dawladii Hore Ee Siyaad Bare)
Iyo Xoogagii SNM”
Kornayl Cabdicasiis Cali Bare
Kornayl Cabdicasiis Cali Bare oo ka mid ahaa saraakiishii ugu saraysay milatariga taliskii kalidii taliyihii Siyaad Barre ee dawladii la isku odhan jiray Soomaaliya ayaa markii u horaysay ka hadlay xaalada xiligan ee koonfurta Soomaaliya isagoo ku tilmaamay arin aan macno badan samaynayn oo ah gorgortan kursi iyo mid shaqsiyo ah. Waxa kale oo uu ka hadlay Cabdicasiis Cali Barre in koonfurta Soomaaliya iyo waqooyigu (Somaliland) ay ku kala horeeyaan dagaalada milatariga dhinac walba waxanu tusaale u soo qaatay dagaaladii dhex maray SNM xiligii ay dalka haysteen isagoo arintaasi ka hadlayan wuxu yidhi "Ama Itoobiya ha ka dhex dagaalanto ama maraykan ha ku duulo'e Soomaaliya wali kama dhicin mid la mida kuwii na dhex maray jabhadii SNM waxanan damacsanahay inaan buug ku soo saaro laakiin hadaan in yar ka xuso waxay ahaayeen dagaalo aad iyo aad u qadhaadh dhinac walba oo leh maskax xeel dagaal, taatiko milatari, iyo dhiiranaantii halista ahayd ee dagaalyahanimada Soomaalidu ku caan baxday waxanay dagaaladaasi lahaayeen qaabab badan oo halisa sida weerar dhamaystiran, difaac, jidgooyo, dhabarjabin, miino-xidh, arbush, iyo sahan culus taas oo ay dheerayd dagaalka ku dhufoo ka dhaqaaqda ah oo leh sas iyo jaha habaabin khatar ku ah cutubyada ciidanka, ma aha waxa aayar la ilaawi karo dhacdooyinkii dagaaladaasi khusuusan xiliyadii u danbaysay ee aan anigu gulufka adag ee ciidankii 77 ee libaaxyada Soomaaliya aan ku kiciyay guud ahaan aagagii SNM gaar ahaana xeebta galbeed oo aan ku horeeyay.
Weerarkii cuslaa ee aan ku qaadnay guutadii 99naad ee SNM oo uu hogaaminayay kornayl (Jidhif) oo aan isku kuliyad ahayn kuwaas oo aan weerarkaa hore kaga guulayasanay hase yeeshee, aad noogu waxyeeleeyay weeraradii rogaal-celiska ee gaadmada iyo goosgooska ahaa waxaad moodaysay inaanu aad isku kaarto fahmaynay milatari ahaan sababtoo ah waxay jid gooyo ku dileen abaanduulahaygii ciidanka saraakiil badan oo kalena way sigteen, waxay noo adeegsadeen sirta culus ee ciidanka taas oo ah dhegaysiga isgaadhsiinta raadiyaha iyo fasiraada afgarashooyinka ciidanka ee (Taararka) la isku dirayo, meelihii ugu darnaana waxa ka mid ahaa jidgooyadii dooxa Bariisle maalintaas oo ahayd markay saraakiisha laayeen oo ciidanka uu watay kornayl (Jidhif) waxa markii gurmadkayagii ku soo dhawaaday qasab ku mareen ciidankii Djibouti ee xadka ilaalinayay taas oo macnaheedu ahayd inay taarkayaga dhagaysteen waana hab dagaal.
Dhinaca kale ee isaguna aadka u adkaa wuxuu ahaa aagii cidhifka Bari ee guutadii 1aad ee SNM oo sidaan ka warqabo uu hogaaminayay Maxamed Kaahin, waxa xusid mudan maalintii aan damacsanaa inaan qabsado tuulada la yidhaahdo Dhoqoshay oo xiligaa ahayd meel istaraatiji ah magaalo camirana ah way noo suurto gali wayday oo waxa lanagu difaacay difaaca adag ee madaafiicda, difaaca (Madfaca Hoobiyaha) oo garbo siman ah, waxay ahayd mid aad u jabisay weerarkaygii maalintaas oo la mid ahayd kuwii aan ku qabsaday goobo muhiim ahaa sida xaruntii taliska guud ee SNM oo ahayd Baligubadle iyo Alaybaday iyo meelo kale oo badan. Maaha wax si kooban aan uga sheekayn karo labada dhinacba saraakiil ha jiraane waxay ahaayeen raga tayada badan lihi saraakiishii waqooyiga gaar ahaan dhinaca SNM ragga isugu tagay.
Gebagabadii dagaaladan xiligan ee koonfurta Soomaaliya waa kuwo magac dil ku ah sumcada soomaalidu dagaalada milatari ku lahayd, waxana inta badan ka muuqata rag iska hadlaya oo aan khibrad dagaal shaqo ku lahayn."
Waxa la yidhi bahal caydhin ma daayo nina caadadi ma baajo, hadaad riyaale kaabaha u qaadid, miyuu ka liita gaalki iyo faqashti kale aad raaliyada u ahayd... bal futadaada uun ilaasho daciif yahow.
This does not take away the great effort, bravery of the honorable commandoes of durriyada like arab, ayuub, toljecle and jibril abokor.

guyasame case closed inader, HJ is the shyte
. Why are we having this nonsense on the net though it never happens in real life
. People just nod and salute when they find out what my tribe is 

- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: SNM WICH ISAAQ SUBCLAN HAD THE MOST SNM VETERANS
Guryasamo. this kid knows nothing about somaliland, and the Isaaq clans in general, waxu la Taagan yahay Super Awal
ma super man iyo is mooday?
Well said....

Well said....

- fagash_killer
- SomaliNet Super
- Posts: 13942
- Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
- Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up
Re: SNM WICH ISAAQ SUBCLAN HAD THE MOST SNM VETERANS
sucaad cali wallahi you are a funny dude
hoe was de sland party

hoe was de sland party
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 35 Replies
- 344 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 49 Replies
- 3417 Views
-
Last post by Addoow
-
- 16 Replies
- 2191 Views
-
Last post by PanSomaliNationalist
-
- 14 Replies
- 1628 Views
-
Last post by flyWOODY
-
- 29 Replies
- 2639 Views
-
Last post by knet
-
- 12 Replies
- 2095 Views
-
Last post by TheblueNwhite
-
- 101 Replies
- 4515 Views
-
Last post by Substance
-
- 3 Replies
- 3969 Views
-
Last post by nomadicwarlord