[quote="kambuli"]I love this young Garaad, walaahay aad baan u jeclahay!
Empror5,
Maxaa ku daba dhigey Dhulos
Imisa madaxweyne ayey Somaaliyi yeelatay? Imisa qabiil oo Dhulos la mid ah ayey Somaaliyi leedahay?
Miyey Madaxweyne wada yeesheen?
Miyaadan xataa aqoon inuu Suldaanka ka weynayahay Garaadku?
Ninyahow waxbaa la caayaa ayaad dhegaha ka maqashay walaahay....
Lorddiplock,
I wish you would meet the Garaad...I am sure you would have agreed with us when we say he has "Haybad"

[/quote]
garaad is chief
suldaaan is sultan
boqor is king