[quote="Advocatar"]:lol:
didnt ur last ogaadeen gurl think you were ogaadeen too.[/quote]
anaga iyo ogadeenka lana ma garto
last time i went to this habesh party on my way back me and my ciise muse friend wher talking about somali politics about how daroods claim 8 gobol in somaliay markaan jubada hoose marayee ayuu yidhi war ma niman ogaden baad tihiin
we where having chat he was like 50 years old talking about politics focking 6 a clock in the morning
he said jubbada hoose baad ka sheekeynasee dee ogaden baan ku mooday
markii danbe somaligina baan sheekada la gallay waanu is diilnay
dhulka ogaden baa la yidha war ma nimankii iidoor baad ahaydeen uu maxa jubbada idiin geeye
