Forum flooded with Inan-gumeed and Langaab

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Libah86
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3544
Joined: Mon Feb 14, 2005 8:18 am
Location: in DE WILD PLAINS OF AFRICA WHERE DE LIONS ROAM FREE

Re: Forum flooded with Inan-gumeed and Langaab

Post by Libah86 »

[quote="LiQaaye_TDH"]Ina Baxar kUwan waxay waashay Madax iyaan ahayn, and still tey cant feed thems selfs Laughing send some Xaqal Ciid Nacasyow Such a greedy Sacad Muse Laughing[/quote]
ina baxar waa bila sharcii lacag diirstoo weey ku adagtaay
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Re: Forum flooded with Inan-gumeed and Langaab

Post by Ina Baxar »

War HJ-da inaga lacag badan maanta , plus they think they are somehow related to you guys. Peace out Liq and Libah , see ya'll 2 morrow insha Allah .
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Forum flooded with Inan-gumeed and Langaab

Post by The_Emperior5 »

[quote="sadeboi"]Aren't you isaq???

Noticed how you mentioned sub-clans and some sub-sub clan of DAROOD ISMACIIL, no one will ever do that for isaq because waa laangaab and no one needs to separate them.

Now bow down to me like you did to the queen. Cool[/quote]


funy shit waxa darood jeberti la yidh amajirto dee

idinku na waad oogtahay


haduu darood dhiig wada wadaago

miidna tigray muu sooo kaxaysan lahayn miidne tigray muu la dagaalamii lahayn
manaad dhiig lahayn 1000 nin ayaa qabri dhahare with in 3 days lugu gawracay.
wa na niman kablalax nimankii gawracay wa ninan tigray ismacil aah somaha Laughing
User avatar
Libah86
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3544
Joined: Mon Feb 14, 2005 8:18 am
Location: in DE WILD PLAINS OF AFRICA WHERE DE LIONS ROAM FREE

Re: Forum flooded with Inan-gumeed and Langaab

Post by Libah86 »

ina Baxar waa 10 igu dambaaye ramadan ilahay ka ducaysioo pasport international inshallah waad heeli doonta sidaa iyo salama
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Forum flooded with Inan-gumeed and Langaab

Post by The_Emperior5 »

[quote="sadeboi"]Don't try to dodge the question with your fourth grade rebuttals.

Answer us:

Tell me one time in Somali history when Isaq ruled over Somalis like sub-clans of DAROOD have.[/quote]



300 sannoh ka hor

suldaan gulleed

uu suldaan uu aha kana taliin jiiray aware iyo kilinka shanaad

dhulka arabka dhulga ogadeenka abaskuula ciisaha canfarta

Not to forget sh sharmarke in zeilah in adal time Very Happy
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Forum flooded with Inan-gumeed and Langaab

Post by The_Emperior5 »

[quote="DawladSade"][quote="LAFO-LAFO"][quote="DawladSade"]
Majeerteen buuba kala saaray, marka nin qirtay laangaabnimadiisa maxaad kala doodi


Dawlad,
Inaad inan gumeed tahay waxaa cadaynaya xitaa waxaad cuqdad ka qabtaa majeerteenka iyo midgohoodda markaan kala saaray. Mareehaan weli ma maqal siday ukala baxaan....yibir waaxid Laughing Laughing[/quote]


Lafo Lafo Majeerteen waa juufo Darood ka mid ahi, adiga isku taqalusay inaad kala barataa oo Darood kala saartaa..simply for me Iddoor is Iddoor, kawaanlahiina iyo kiiniinaan kabaha tolo waa isku kaayo mid afarahadaadana rag la yiraahdo Warsangeli iyo Dhulbahante yaan ugu tagnaa, Somalida kaloo idilena aniga warkooda layga soo doontaa, simple as that Idea

Darood waa beesha ugu weyn Somali waadna fahansantahay, sidaas ayaa lagaa rabaa Laughing[/quote]


haday darood beesha ugu weyn yihiin maxa ku kaliifay ilay tigray uu soo kaxaystaan reer cayr la yidha ama habargedir ba iska dhe
30.000 waxaasii wa ceeb wana ceeb darood taarikhda u galaysa alla maxaad caruurtiina futureka ciilayseen

hadaad badantihin uu haad dagaalantiin uu haad wariiors tihayn
mudug baad xoraysan lahayd

xamar na waadku duullii lahayd adiga uu darood aah

laakin tallahii ya tigray jebertii ayaa meesha ka dhacday
www.jeberti.com
Laughing Laughing
xoogSADE14
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14602
Joined: Wed Oct 27, 2004 4:08 pm
Location: Praying for peace in the south.

Re: Forum flooded with Inan-gumeed and Langaab

Post by xoogSADE14 »

In 1991 Isaaq decided to be the biggest fish in a small man-made pond (somland) rather than be dinner to the piranhas that are Darood in the ocean that is Somalia.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Forum flooded with Inan-gumeed and Langaab

Post by The_Emperior5 »

[quote="xoogSADE14"]In 1991 Isaaq decided to be the biggest fish in a small man-made pond (somland) rather than be dinner to the piranhas that are Darood in the ocean that is Somalia.[/quote]


Somaliland is gonne be the israel of the horn

iska ilaali yanaan idin wada liqiin eeh

siidii israel uu wadda liqday carab uuu dhan in 1967



xoogsade isaaq wa labba

in jabuutii isu rartay in 1966 uu waliguud so noqon
in somaliland ku hadhay

iyo ingreeska daggaan

ka warran hadaanu meel iskugu wadda keenno Very Happy
sadeboi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11690
Joined: Wed Jun 02, 2004 7:00 pm
Location: Reer Siyaad Ugaas

Re: Forum flooded with Inan-gumeed and Langaab

Post by sadeboi »

Axmed Gurey
Amir Nuur and harar dynasty
Darawiish+Sayidka
Warsangali Sultanates
Sultan Muxamoud and the Jubbaland Empire
Majeertaan Kingdoms and the dominance of the 60's
Maj.Gen.Jalle Maxamed Siyaad Barre and the government.
Abdullahi Yusef and the TFG
We are politically active in three countries.

Come on these are just some which I am mentioning, Darood have always ruled others, now when did Isaq ever rule. Can you even compare to one sub-clan of DAROOD???
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: Forum flooded with Inan-gumeed and Langaab

Post by DawladSade »

Idea
LAFO-LAFO
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2215
Joined: Tue May 25, 2004 7:00 pm
Location: Support The governor of the die-hard nationalist Ali Sandule
Contact:

Re: Forum flooded with Inan-gumeed and Langaab

Post by LAFO-LAFO »

Sadboi,

Southern Dooro son of former Guuld-wade Laughing with insufficient knowledge of literature and Somali history. No wonder if you call great men those parasitic leaders such as Bigmouth who had mentally and spiritually wounded Somalis and Somali asset.
Hadaad ahaan lahayd northern dooro murtidaan ku hadlayo waad fahmi lahayd. Laakin yibir-marexaana oo gulwaqde dhalay, oo xaaraan ku koray, ka dibna xeryihii qaxootigee dhadhaab lagga soo xambaaray, maxaan kala murmi.


Gudcurkaba Gollidu waa cidaa Gawra dhaxmeede
Gulaal anigu kuma taagsan karo soo gadhaaciyi'e
In Gunaanad kugu waajib yahay waxa gunteediiya
Nin Gasiirad kugu oodi baad daba geleysaaye

Salaan Carabey 1933

Ninkii Raage oday buu noqdoo laga itaal roone
Ardaydaan ka tegeybuu ahaa Alif-bilawgiiye
Albaqraba ma gaadhine hadduu dhigan Idaaja'e
Halka Ina Jadeer ka onkadaa awrta loo rari'e
Aan ardaayo wada oodanee waa inoo idhanka

Hirsi Boqon 1788
LAFO-LAFO
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2215
Joined: Tue May 25, 2004 7:00 pm
Location: Support The governor of the die-hard nationalist Ali Sandule
Contact:

Re: Forum flooded with Inan-gumeed and Langaab

Post by LAFO-LAFO »

Liqaaye
Isaaq were predators marka laga gardaraado. Laughing



Maxamuud Daallin 1952

Maroodigu hadduu cadho is maro looma caal heloe
Aar soo cadiigsadey wuxu cunaba naaafeeye
Wiyil caratay cuun geeda leh yaa looga cararaaye

Caqli malaha nimankaa na yidhi Cayn ha daaqina'e
Carra edegba waa laga hayaa caariyaa dhacaye
Cidda GeedQuwaax loo baxshey iyo caamadaa ururtay

Kolkuu ciidankii Ararsame iyo Caliba soo duuley
Colka ayda laga soo dhureen cidina noo sheegin
Ayadoo ciyaalkii Nirgaha culus ka soocayso

Cascasaanka waaberi haddii nalagu ciireeyey
Cilcillowga qayladu markay cayn walba u yeedhay
Caddadkeeda guutada intaan cidi is weydiinin

Kama cararin Mayliig raggii caanbaxa ahaaye
Solamdow haday carato waa ciidankii yurube
Abtidoonku waa cadaw hadii caanadoox dhacoe

Ku celceliye DhawrQaad intay cagaha laabeene
Cadaabkii ma tage Dhuuxyaraa ceebka dhiidhiyaye
Cadceedbaa Sengaha noo dhashoo waa cawo aduune

Cismaanbaa jarayn jirey waqaan cududi naafoone
Cishiibaa la doodoo gobbay caadadeed tahay
Markuu Caynab iyo Bood Fagaas Cali ku soo qaaday

Cuunkiyo Jaleeloba intuu calan wallaysiiyey
Cooflii nugaaled miyuu cagidi noo keenay
Ma cabaar yarbuu leebidii cadawgi gaadhsiiyey
Caashii Goldheer maalintaan rag isu caalaynin
Kolkii caaradhuubtiyo suntii laysku wada ciirshey
Goortii cabbaar laysla dhacay cadawgi maadhiinka

Sanweynaha casuusta leh markii cidhifka loo saaray
Cabaadkii afdiinlaha miyaa cidina hayn weydey
Sidii (Caamo) diday bay dhirtii caasha mariyeene

Casarkiyo Salaaddii baqaa cawdhis maw eriney
Careey Wira mar soo roga miyaa lagala caal waayey
Caday iyo Gurracan meydka yaal cuud ma hudhi waayey

CagaarKulule Yeyliyo Dulgaal cagaha maw saarnay
war ma cadaab aduunbaa la baday camalku yeelkiise
Cishii fiigihii galay miyaa caato ledi waayey

Ma calaacal iyo hoogneybaa laysu celinaayey
Calaf go'ayda naagaha miyaad ciyowga hawd moodey
Cirka da'ay miyaan geelayaga cidi la daaqaynin

Cagaarweyne iyo Toon miyaa caawa laga foofshey
Ma haddaan horweyn ciid u baxay cidi jalleecaynin
Geeddiga casuusta leh miyaa ciiro nala moodey

CariDhaaf miyaa reerkayaga Caalin uga baaqay
Cudurkii fallaagada miyaan laysu celinaynin
Caqliyeysey reer Hagar markuu cunay waraabuuye

Gobeysane(1864) caruur baan ahaa celisa xoolaaye
ninkaygaa caddaadee gugaa caana talinaayey
Calooshaan ku jirey maalintay carar ku dhaafeene

Caynaba intay hibanayeen ciidba laga qaadye
Casha qudha baquu naga daran cirir abaareede
Waxay noola caytamahayaan waa cilmi la'aane

Cibaarooyin kale yaa uumiyuhu nagu canaantaaye
markay laba cadaawe is heshooy caawin ololayso
Wallee dirir nin nagu caajiyaan Caalamkaa jirine

Ma coogcoogno maantii dagaal coonka loo yamiye
Nimankii dadkaba caajey bay calaf u doonteene
Callaaqado u jiifiyo sunbay cuna yidhaahdeene

Cishiriin kunoo shiish taqaan looma caal helo'e
Kol hadday guryaha Coon gashooy cidhifka dhow joogto
Caruurta iyo maatada haddii caana laga siiyo

Cirir baa ku toommama ninkii Caawin weerara'e
Cayaar looma gelin maanta iyo curadki reer shiikhe
Wax badanbaa qabiil soo calmaday cunay waraabuuye

Calqaddii Talleex iyo Qore yaanu caaradka lahayne
Cali Keenadiid,Nuur Dhalbaas Caamir lays hororye
Cadaad iyo Ilkacad baa Bah Geri coodha loo dilaye

Cumar iyo Dubeysna ways ogeyn ciidha dirirkiiye
Cashadii Gadh baa rer Garaad nagu ciseeyaaye
Cali shire iyo Dhaharbaa ogaa ceebihii dhacaye
Calanside iyo Weyseysane iyo Cawro iyo Siigo
Cali Karey fardii lagala hadhay ciil ma uu ledine
Cabdi Macallin iyo Hiirad baan cidi is weydiinne

Abshir baan na caasiyin markuu Caarre jeedladaye
Dadka kale cayaar weeye iyo caana galabeede
Cadaawii Baroo idil raggii caabbiyaan ahaye
Cabdulle Xasan baa nagu ogaa col iyo laystaane
Cayuun buubleh waa lagu yiqiin Caliyo Haaruune
(Camar) iyo dharaar weerar bay kaga cabsoodeene

Cumar Daahirna waa lagu ogaa cadhiyo liishaane
Weligood cidhiidh lagu ba'ay yay calanka qaataane
Cabbayseey markii laga didsaday cidhifka Xaabaale

Cidijiidka raacdada intuu caymanka u giijey
Col war diliyo baaruud intuu Ciise daba qaaday
Caanii intaan lagala bixin Cadar ma soo gaadhey

Codka dalabka waa niman yaqaan caynka Faransiise
Cidhba-gogolka Laydhoonku waa camaladdoodiiye
Cabbaarkiiba ba'ayeey miyey Canab la soo booddey

Jidhjidhoonka caanka ah kolkii caara yari duushay
Callaan sidan ee sow hand Garnayl laguma ciil beelin
Cabbaar erigi Maadeys miyaa curaddo loo toogtay

Uma caalo aadmiga kolkuu caaradhuub helo'e
ma shaluu carceeraa ka ridey cudud yaroow Khaalid
Allaylehe bagaa loo casilay was cajabiyeene
cidba niman ka dhalan oo horweyn cawdhiyaan nacaye
LAFO-LAFO
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2215
Joined: Tue May 25, 2004 7:00 pm
Location: Support The governor of the die-hard nationalist Ali Sandule
Contact:

Re: Forum flooded with Inan-gumeed and Langaab

Post by LAFO-LAFO »

Laughing Laughing Souther Door iska soo baxa walaahi I won't slap you!
.
.
.
.
.
Sheikh Caato
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Forum flooded with Inan-gumeed and Langaab

Post by LiQaaye_TDH »

Lafo lafo.. Thats one my Favo Gabays Cool Maxamoud Daalin walle Poet iyo Aha, ilahay ku Naxariiso....
User avatar
Somalistan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4778
Joined: Sat Sep 15, 2007 10:24 am
Location: Oodwayne, Togdheer,Somaliland

Re: Forum flooded with Inan-gumeed and Langaab

Post by Somalistan »

Sadeboi,

2 Questions for U:

1. Since you claimed Daroods ruled Somalia always, then can we blame all that failures on YOU?

You either have to accept that daroods were rulers of somalia, and thus take the blame that you have failed somalia and is considered the lowest, poorest piece of shit on earth all Thanks to you.

-Because if the U.S government is doing bad, who do we blame, surely we don't blame the democrates, we blame Bush and his republican regime. Therefore other somali clans cannot be blamed since IT'S YOU WHO CLAIMED TO BE THE RESPONSIBLE AND LEADER OF SOMALIA.


Pr#2. fact: Adan Cade( a Hawiye) was the first African President to democratically be elected to office then stepped down peacefully when his termed ended....that is courage, patriotic and nationalist...had Siyad selfish Afwayne done that all would be fine. Sad


2. Can you tell me who your leaders, politicians, key figures, go to guys of today's current Somalia?

There are different entities in Somalia today.

There is the TFG.. name the Merehans that have influence in them.
There is the ICU....name the key figure merehans in there as well.
There is Puntland....also name the key figures.

Jubbaland has not even evovled as a state like Puntland so put it on hold until you become an automous state like Puntland.

Plz take the time to flex your brians on this.

Thanks in advance,
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”