Daanta Cusub ee Habar-Jeclo Hargeisa----

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
neocon_2007
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6154
Joined: Wed Mar 07, 2007 12:37 pm
Location: Raiding Garowe...

Re: Daanta Cusub ee Habar-Jeclo Hargeisa----

Post by neocon_2007 »

LiQaaye_TDH wrote::lol: :lol: :lol: :lol: @Qamandi-BoY iyo Cantrabaqashki lagu Yaqaaney

Marka Ugu Horeeysa Waxaad Ka Hadashay Dhul iyo Tirada Beelweynta Habar Jeclo?

Habar Jeclo Waxey Degta Ka soo Bilow XIIS- Ila iyo BERBERA Xagga Xeebta, Reer Naga Badd Badan Lama Hayo oo Reer Sheikh Isxaaq Ka Dashay Wala Habar Awal wala Isaaq Kale, Wala GYPSI Garxajis... Waxa Uu Dhaxeeya Xiis Ila Berbera 390 miles Xabad Sakaaro ahi Nama Dhex Degto...

Habar Jeclo Waxey Degantahay From Xeebta (BADDA CAS) iLA iyo Ethiopia oo Inay Qo Shakhsi ahi Dhex Degin, Sidiina sidi MIDGAHA Maaha aad Laba Xaafadood ka Degtaan Magaalo Kasta :lol:

Hadda Beesha La Yidhaaho Midgaho Waxey Degta( Kismaayo, Xamar, Baidoa, Galkacyo Bosaaso, Lascanood, Burao, Hargeisa iyo Boorame, waa Somaaliya oo dhan, Haddan waa MINORITY SIDA GARXAJIS

Isma Haystaan Degaankoodo, Hadda Beelweynta Habar jeclo waxey is Haysata from Sanaag ila HAWD, Cidina Ma dhex Degto:

Image
Mapkan Oo Ingriiski Sameeyay 1930 Iyaad sii Fiican uga Arki Karta Dhulka iyo Baaxada Habar Jeclo weyne Ku Fadhiyay waagaas.. Haddana oo La Marayo 2008 You Can picture how much land Grabbing aan sii Sameeyay Since 1930 :mrgreen:

Markaas Chapterkaas waxan ku soo Dhameenaya Intaanad xaar Budhuudhuqa Nago sii Deyn, Wax Cadeyn ah Hadaalkaaga soo Raaci!!!


Haddi Aaan Ka Hadalno Dowlada Jamhuuriyada Somaliland ee UDUB, Inaanad waxba Ku Haysan oo Cabsi iyo Fuleynimo aad uga Baqeysid Habar Jeclo Ugu Jirtid, Iyaan Ku Tusaya...

Shacabka Ugu Badan ee Doortay X.UDUB Waa Garxajis! waayo Waxa Loogu Balan Qaaday Ino Gaajadan Ini Haabsatay ee Ay Garxajis ugu wada Madheen naga saaro, oo Cirka Qamandi Inagaga soo Daayo... Riyaale waxu Garxajis Ugu Balan Qaaday ino Wado uu Sameynayo Marta, Burco-Oodweyne-Hargeisa :lol: (Fanoole Fari Kama Qodna)...
Iska Daa Wado'oo, 2 Hayoodod Kama Shaqeeyan Tuulada Oodweyne, Haayadaha Burco jooga iya loo dira, oo Beeraha uu Qoda...


Riyaale Marku Ka Helay Codki Beesha Reer Miyiga ahe, ee aan aduunka waxba kala socon, iyo Waxu ugu Abaal Guday Qodobadan:

1, Ino Xabsiga Mandeera Ku Rido, Suldaanki Garxajis, Isago Gurigiisi Burco Dhex Hurda :lol: ( Bal Sidee Iya Sidaas Loogu Sameeyn Kara Haddi Garxajis (Burco) Iska Leedahay?

Haddi Suldaan Habar Jeclo ah Lagu Xudhi La BURCO( Hell Would Brake Lose) Thats why Boqor Buur Madow was Arrested in Hargeisa) :mrgreen:

2, Wadadi Oodweyne uu ugu Balanka Qaadey 6 years ago, ino Dafiray oo Yidhi( I never Said That :P )

3, Siyaasadi Somaliland Ka soo Xudhay oo Loo Diiday inay Xisbi Qaran Sameystaan

4, In Dr Gaboose Jeelka La dhigo, oo weliba La yidhi Cidi Uma Tegi Karto

5, Boqor Raabi, Another Garxajis King In Mandeera) Oo la Yidhi Yaa Ku Yidhi Halkan Mar :lol:

6, Aqoonayahan Garxajis ah lagu Xudhay Hargeisa( Bal why is this Happening in Hargeisa if you lot such a Power in Hargeisa? :lol: Waxey Ku Tuseysa inaanad Hargeisa waxba Ka Ahayn)

and List Goes On....

About BURCO and 95/6.. Stay Tuned Qamandi-BOY :mrgreen:
Liiqaay kid the maps jacked since we live several kms from Heis and Mayit yet its Toljeclo land wtf :?

HY in Sanaag is exclusive to Ceerigabo, HJ in Sanaag is Exclusive to Ceelafweyn. HJ just as Reer Burao said dont even inhabit sanaag unless you consider a few hundred mountain dwellers to be the entire popultaion of Toljeclo. Isaaq = West of Togdheer :somaliland: :up:
Reer Burao
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 909
Joined: Tue Jan 22, 2008 8:34 pm
Location: Burco-desparado, running wild throw Warbaye, Sanyare, finaly Gashamo. Before I move onto Duruqsi

Re: Daanta Cusub ee Habar-Jeclo Hargeisa----

Post by Reer Burao »

Dr. Gaboose..................... :lol: :lol: This what Musa Caare don to Somaliland Government :lol: :lol: :lol:

Riyaale said Dr. Gaboose and Ina Xashi (HA) 3 years and 9 month than he released them in days after Burco got Burt down here; http: //www.awdalnews.com/wmview.php?ArtID=9262

Musa Caare (HY) burnt Burco to the ground and thats only 1 sub-clan of HY forget about the rest of HY run Burco. Burco ilaa Hawd waa HY.........................

1. http://harowo.com/2007/11/13/ciidanka-b ... rka-qaran/

2. http://www.somaliland.org/2007/10/27/ur ... dii-burco/


Neocon:

1. Listen, you have no knowledge about West Sanag so keep your opionion to ur self. Ceelafweyne kal laha................ :lol:

2. Ceelafweyne is Sacad Younis. There is only 1 town in between CeelAfweyne and Ceerigabo and thats Yafle. Ceelafweyne, ilaa Yafle, ilaa Ceeigabo all that road is Sacad Younis and Musa Caare. .....................................
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Daanta Cusub ee Habar-Jeclo Hargeisa----

Post by LiQaaye_TDH »

Kaliil Qamandiyay Weli Waxba Maad sheegin, Waxi aan ku soo Cadeeyay Mid Maad Ka Jawaabin, Wasiiradi waxaad ka keentay Hadal Nageed oo waxaad Tiri Anaka sidan ah iyo anaka iya Sidan ah :lol: Waxaas Looma Baahne Wax Micne leh ma Ku Leedahin Dowlada Jamhuuriyada Somaliland aad Caga Uu Leeftan? :P The Answers is NO!!!!
Hunqaacaaye,

Badhnaagood aan caqli lahayn oo wax aanad waxba ka ogayn faraha la gelayaad tahay :lol:.Horta horaan kuugu sheegaye meesha Garxajis iyo Gaashaanbuurta Ilmo Xabuusheed la isma barbar dhigayee HY iyo ilmo Xabuusheed baa laga hadlayaa.Anagu sidiina afar mid oon kala maarmin oo is urursata ma nihine labada reer ee Garxajis midba gooni buu u taaganyahay oo ismaba naqaano illeen ilaahay baa na badiyaye.Habar Yoonis baan qaarkood is aqoonba illeen waa dad deegaamo badan oo Wardheer iyo Dhagaxbuur lagasoo bilaabo illaa Ceerigaabo iyo wixii ka shisheeya dega e.Habar Yoonistaa kala maaranta idinkuna idinkoo afar reer oo yaryar oo Isaaq ah baad is urursateen oo haddana Hy badhkeed gaadhin.Waad ogtahay oo waadigii maalintii dhowayd warka ka akhrisanaayay inay Muuse Ismaaciil Warsengeli Hadaaftimo iyo LaasQoray ku weerarayaan oo jabhad aad u hubaysan samaysteen.Sanaag tuulaha yar ee Xiis mooyaane meel kale kama degtid adigu oo Gadhweyn, sacad Yoonis iyo iyo Muuse Carre baa Sanaag iska leh oo Warsengeligana ilaa bariga sanaag ku haysta,Ceelafweyn iyo Garadag ayay xoogaa yar oo Biciide ah Sacad Yoonis la degaan.
Waxaan Ku Hadleysid Mar Mar Iyaan Is Idhaaha Mala Kan Yare Ciyaalka ah ee Reer Burao soo Qaatay Iya Hadal Dhaama, wallahi Oo Billahi Waan Kugu Qosla :lol:

Ma anakaad Noo Sheegeysa Afar Xabo Iya Noo Deega Xaafad CeeriGabo ah, Afar Kalena waxey Qarka Ka Saaranyahay Oodweyne Labo midhna waxey Joogta Salaxley :lol: :lol: Waan waxaan kuu sheegayay aad isko Difaaci Kari weyday.. Habar Jeclo Waa Reer aaney Cidi Dhex degin oo Hadda Afarta Muse Ismaacil ee Ka Imanaya Ceerigabo, waxey soo Dhex Marayaan 430 Miles of Habar Jeclo Land :mrgreen: Markaasey Burao Imanayan...

Somaliland Waxey Leedahay 29 Degmo= Habar Jeclo ee Keliya weliba Muse Sheeikh Isxaaq Iya Leh 12 Degmo that nearly 40% of all the Degmos in Somaliland..

Dowlada Somaliland Waxey Aaqoonsantahay
Saaxil-
Berbera- Habar Awal, Habar Jeclo, Habar Yonis
Xagal= Degmo HJ-Reer Daahir
LasCiidle= Degmo HJ- Reer Yoonis

Togdheer:
Burao- Habar Jeclo weyne
Ballidhiig Degmo= HJ- Reer Dahir
Qoryaale= Degmo HJ- Axmed Faarax

Wari Cimraan= Degmo Cibraan (NEW)

Sool:
Oog- Degmo HJ- Cali Barre

Saraar NeW=
Caynabo= Magaalo Madaxda Koobad ee Habar Jeclo :mrgreen:
Wari-Daad= HJ- Reer Yoonis
Celaal= HJ- Reer Yoonis

Sanaag:
CeeriGabo= Wa Magaalo HJ, HY, Warsan, Dhullos
Ceelafweyn- HJ-Biciide Siiba Beesha BAHO
Garadag- HJ- Bciiide Siiba Beesha Reer IIdle
Xiis- HJ-Udurxmiin


Garxajis Waxu Degmooyin Dowlada somaliland Aqoonsantahay Ku leedahay
Salaxley- Cidagale
Oodweyne-HY
Mayd--HY

The new ones
Xaaji Saalax-HY
Raydab Khatumo-HY
Hara Sheikh-HY
Waxaas waxey ku Tuseysa HJ has got twice the Districts the Garxajis has!!!

Bal Ilaahay Iyaan Kugu Dhaarshe Xabad Tuulo oo uu Dhaxeysa OOdweyne iyo BURCO iga Tusa Google Sattelite Images? :mrgreen: Its Empty Desert... Burco Hadaad Bari uga Baxdid Wallahi atleast 12 Tuulo Iyaad Ka Arki Karta Kirid Ila Burco thats just 70km(12) Towns :shock:

Waxa Kale aad na Tusta Tuulada Oodweyne Intay Leegathay? :lol:

Ragga Habar Yoonis ee la xidhxidhay aad sheegaysay rag kale oo Habar Yoonis ah uun baa xidhay oo cid kale kuma dhacdo inay xidho.Dr.Gaboose iyo ninka suldaan Cismaan la yidhaahdaba Cawil iyo Siciid Sulub oo ay coloobeen baa xidhay waxba ma ogide.Suldaan Cismaan markii hore udub ayuu ku jiray laakiin wuxuu ka baxay markay raggaa ay ilmaadeerka yihiin coloobeen.Yay la dagaalami lahaayeen?ma raggay ilaadeerka yihiin iyo reeraha kale ee HY?caqli bay leeyihiin oo dadkooday u tudheen?Labaduba way isdifaaci karayeen oo weliba Dr.Gaboose 50 nin oo hubaysan baa gurigiisa hor fadhiistay oo rabay inay difaacaan laakiin isagaa dadka ku tudhay oo intuu ragga ka baxsaday Saldhiga booliska Hargeysa tegey,sidaasoo kale bay sameeyen raggii kale Qaran kula jiray.
:lol: :lol: :lol: Miskiin Waxan Wax Lagu Hadle Mahe, Maa Iska Qiratid In ay Garxajis waxba Ku Sameyn Kari Waayeen? Dowlada Somaliland :lol: Wallahi waxa Somaliland oo dhan uu Muqqatay Inaney Garxajis Hargeisa Waxba Ka ahayn, Kulmiye Iyo Silaanyo Iya uu Mudaharaaday Maalinti Laga Xudhay Siyaasigoodi :lol: Markey Garxajis waxba Sameyn Kari Waayen, Markaasa weliba Laba Caaqil oo HY Lagu Xudh Xudhay Hargeisa :lol:

Burco;na Labo Xabo Muse Carre Langaab iya iska Yara Caabaday, Wati Habar jeclo ku Tiri Meesha Ma Baadiyihi Iyaad Mooden? war Meeshan Burco iya La Yidhaahe ee Naga Fadhiista haddi walle Rabshad ka dhigtaan inaaney la Ini Arkin Meel aad marteene... JUUQ Dambe lagama Maqal :lol:

Ha u malayn inaa sida Kulmiye xoog lagusoo qabqabtay iyagoon weliba cid difaacda haysan oo dullaysan :lol: .Maxamed Kaahin iyo kuwii kale ee Kulmiye maxay Burco u tegi waayeen hadday rag yihiin,waata meel ay ka dhaceen la waayay ee darxumadu duurka ku dilayso e?kuma dhacaan oo waxay ogyihiin inaa inaanu anagu Burco ka talino oo dhakhso loo gawrici lahaa.Anagaa gacanta ku hayna ciidanka booliska,ciidanka qaranka,Maxkamada iyo wax walba markaa marwalba waa anag cidii wax soo qabanaysa ama cidii wax xukumaysa ee wax dilaysaa :lol: .Miskiiniin baad tihiin,Xiitaa odayga siiraanyo baan ku dhicin inuu Burco juuq ka yidhaahdo.Teedakale suldaan Cismaan ninka la yidhaahdaa suldaanka HY ma aha ee isagu waa nin berigii dagaaladii sokeeye Cigaal iska doortay oo iska calaamo saartay si HY u kala jebiyo,siyaasad idinka weyn baa meesha laga waday.Suldaanka Habar Yoonis waxaa la yidhaahdaa Maxamed Xirsi Qani oo wuxuu degenyahay Hargeysa.Kan kale boqor raabi ku sheegaysayna waa nin waxba ahayn oo isagoo magac raadinaya boqor iska sheegtay intuu xoogaa lacagaystay, cid boqor u aqoonsan iyo wax uu yahayna ma jiraan.Ciidagale Suldaan Maxamed C/qaadir uun baa metela.
Alla Kan wallahi shaw Caqligi Qamandi Iya Ka fadhiisisay... Bal CAR Maanta Waakase Mujaahid Ina Kaahin Ha lagu Dhaco oo Ha La Xudho :lol: Wallahi Oo Billahi Inaaney CIDI Ku dhicin, Bal Dowlada Somaliland Ha iskogo Tagto oo Ha Xudho Mujaahid INa Kaahin-- There is No Way anyone can Touch Him... Warranty la siiYay Waati Dowlada Somaliland Tiri waxu aha War Been Abuur ah :lol: They KNow Nin Mujaahid oo Habar Jeclo Lagumo Dhaco wallahi in Far la SAARO... MJ Silaanyo'na Hadalkiisa Da :mrgreen:
Next time aniga map yar oo inanyar oo isku xaaraa kumbiitarka kusoo sameeyay ha iila imane wax maqluula iila kaalay.Aniga nin shaqaysta oo busy ah baan ahay oo sidaada google iyo wikipedia wakhti aan maantoo dhan ku baadho ma hayo.Dhulkayga waan aqaanaa oo sidaan kuu sheegay Danood iyo Doollo lagasoo bilaabo illaa Ceerigaabo waxa degen waa Garxajis oon cidina dhex ool inyar oo magan ah mooyaane
Atlast... Haddi Aad La iman Kari weyday wax prove aad ragga iskaga dhicisid oo aan ahayn Muran Naageedki dumarka lagu Yiqiin Halkaa iska Fadhiiso sida dumarka intaad Labada Lugood isko Qabatid Juuq Ha Odhan meeshan ama Dowladana Niman La Yidhaaho Habar Jeclo Iya Xukun iyo Power Ku Dagaalamye :somaliland: Garxajis oo iska Afhayeen yaro marba Laa soo Dirsado sidi Ciyaalka inta Nac Nac Yar SOO siiyo, oo lagu yidhaaho war orod waxaas soo dheh, wachti uma HaynE, Haddi aad Habar JecLana Horistaagtana, walle iyo Bille Kamamka Ka dhisan Ethiopia iyo Kam-Apokor iyay Habar Jeclo QAMANDIDA KUGU QAYBIN DOONTA....
Reer Burao
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 909
Joined: Tue Jan 22, 2008 8:34 pm
Location: Burco-desparado, running wild throw Warbaye, Sanyare, finaly Gashamo. Before I move onto Duruqsi

Re: Daanta Cusub ee Habar-Jeclo Hargeisa----

Post by Reer Burao »

cry me a river LiQaaye........................... :cry:
Reer Burao
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 909
Joined: Tue Jan 22, 2008 8:34 pm
Location: Burco-desparado, running wild throw Warbaye, Sanyare, finaly Gashamo. Before I move onto Duruqsi

Re: Daanta Cusub ee Habar-Jeclo Hargeisa----

Post by Reer Burao »

1. Togdheer Region: HY 3 districts includung Burco, Durukzi, Warabeye. HJ 2 districts
Name: Grade

1. Burco (Grade: A) - Magaallo Madaxata Haber Younis/ Captial of HY :D :somaliland:
HY, Ciise Musa, HJ - HY as majority 9/12 areas in Burco. 2 areas HJ only and sahre Hodon qaylo with Ciise Musa. (1st HY degmo)

2. Durukzi (Grade: B)
HY - Xiirsi Cisman, Reer Caynaashe, Abdi Xiirsi, Reer Wayde, and Musa Ismail - Biggest Degmo in Togdheer Graded B. (2nd HY degmo)

3. Warabeeye (Grade: C) =HY - Reer Hussian, Reer Warabe, Reer Elmi and Musa Caare (3rd HY degmo)

4. Sh. Hassan Geele/ Ballidiig (Grade: D)
HJ Smallest population and size graded D (1st HJ degmo)

New Degmo:
5. War-Cimraan (Grade: D)
Cimraan - Bah- Xabusshed (2nd HJ degmo)


2. The Sanag Region: 5 HY districts including Ceerigabo and Ceel Afweyne, 2 Harti, 2 HJ.
Name Grade

1. Ceerigabo (Grade: A) - Magaallo Madaxata labaad ee Haber Younis/ 2nd Captial of HY. :D :somaliland:
HY Musa Ismail, Musa Caare, Sacad Younis(4th HY degmo) -Majority HY Humut Turwaa
2. Ceel Afweyne (Grade: C) - HY Sacad Younis (5th HY degmo)
3. Mait (Grade: B) - HY - Musa Caare (6th HY degmo)
4. Dararweyne (Grade: C) - HY - Musa Ismail (7th HY degmo)
5. Godcaado (Grade: D) - HY Musa Ismail (8th HY degmo)

Shared Harti and HY:
6. Fiqi Fuliye (Grade: D) - Dhulbante iyo Sacad Younis illa Bohal iyo Xuden in Sool (10th HY degmo)
7. Las-qoray (Grade: C) - Warsangalli with HY in Karin Tuurwa town (11th HY degmo)

HJ Degmo's in Sanag are just 2 and are the smallest.
6. Gar-daag (Grade: D) - HJ - Biiciide - Boho and Reer Idlii iyo bah-Sunbuur (3rd HJ degmo)
7. Hees (Grade: D)- HJ - Biicide - Udoxrahmiin (4th HJ degmo)

3. Sool Region: Mostly Sacad Younis (HY) iyo Dhulbante: 3 HY districts, 3 Dhulbanate
Name Grade
1. Las canood (Garde A) = Dhulbante
2. Xudan (Grade B) = Sacad Younis (12th HY degmo)
3. Yagori (Grade D) = DH and Sacad Younis (13th degmo)
4. Talex (Grade C) = DH
5. Boane (Grade D) = DH
6. Oog (Grade C) = Sacad Younis and HJ (5th HY degmo) ( 5th HJ degmo)

4. Sahil Region: No HJ degans in this Region and 5 HY (Musa Abduallah) district and 6 Ciise Muse & HA.
Name Grade
1. Berbera (Grade A)
Issa Musa and HY - Only HY and Issa Musa are allowed to be Mayors of Berbera. HJ are no allowed Mayorship because they have No degan. (15th HY degmo)

2. Mandhere (Grade D) = Issa Musa and Musa abduallh (16 HY degmo)
3. Bulhar (Grade D) = Sacad Musa = Nuux Ismail and HY Idris Abduallah (Calaweyne) (17th HY degmo)

4. Hagal (Grade D) = Issa Musa

5.Sheikh (Grade B) = HY (18 HY degmo)
New HY Degmo in Sahil Region:
6. Go'da Weyn (Grade C) = HY (Musa Abduallah) (19th HY degmo)


5. Hargeisa Region: No HJ degans in this Region and 3 HY district

Name: Grade:
1. Hargeisa (Grade A) = HY (Ishak caare)
2. Baligubadle (Grade C) =Arab
3. Allaybaday (Grade D) = Sacad Musa
4. Salahlay (Grade C) = Ciidegale

5. Sabawanag (Grade D) = HY (Ishak Caare) (20th HY degmo)
6. Cadadlay (Grade B) = HY (Ishak Caare and Ogad Omar) - Biggest Degmo in Waqooyi Galbeed. Graded B. (21th HY degmo)


New Province's with HY degans:

6. The SARAAR Region: Shared distrist between Reer Younis (HJ), Sacad Younis (HY), and Dhulbanate.
Name Grade
1. Ainabo (Grade A)
HJ, HY (Sacad Younis) and Dhulbante (22 HY degmo) (6th HJ degmo)
2. War-Idaad (Grade D) = HJ and Dhulbante (7th HJ degmo)
3. Ceelal (Grade D) = HJ and Sacad Younis (23rd HY degmo) and (8th HJ degmo)


7. The Oodweyne Regions: No HJ degans in this Region and 4 HY districts
Name Grade
1. Oodweyne (Grade A)
- Reer Oodweyne; Bah-Dhulbante, Gunbuur, Reer Aboker, Carabala, Idris Abduallah (24th HY degmo)
2.Hara-Shiekh (Grade C) - Ogad Omar (25th HY degan)
3. Redeb-Khaatomo (Grade B) - Reer Aboker (26 HY degan)
4. Haji Salax (Grade B) - Reer Farax of Ali Siyed (27 HY degan)

8. Badan: No HJ degan in this Region and 1 HY district.
Name Grade
1. Badan (Grade A)- Warsangalli
2. Hadaftimo (Grade C)- Musa Ismail iyo Warsangalli (28th HY Degmo)
3, Dahar (Grade B) - Warsagalli

HY live in 9 out of the 13 distrists in somaliland, with only Awdal, Gabaily, Zaylac, Buudhoole, HY dont have degnas. By far the most degans in somaliland and HY live in every city and town in Somaliland, they are by far the majority clan in Northern Somaliland even without Ciidegale degans. Thats 28 HY degmo compared to 8 HJ degmo thats the official Somaliland list of all degmos and gradings.

Ismail Caare alone have 28 degmos compared with 4 laan-gaab sons of Haber Jeclo. We are a sub-clan of Graxajis, sub-clan of HY that over powers HJ. HY a greatgrand son of Shiekh Issaq karbaashing 4 sons Cimraan, Toljeclo, Sunbuur, and Musa and Maxamed Aboker.... :lol: :lol:

Chech it out:http://www.somalilandgov.com/
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Daanta Cusub ee Habar-Jeclo Hargeisa----

Post by The_Emperior5 »

walii ma tuuliyinkii ba la iskugu faanayaa


war anagu jabuuti iyo hargeysa ba waanu dagna anagu ka hadlayna mana aragtay
User avatar
LeonidaS
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 395
Joined: Wed Aug 08, 2007 5:50 pm

Re: Daanta Cusub ee Habar-Jeclo Hargeisa----

Post by LeonidaS »

Habar Jeclo, maaliin-dow ba la wareekesa Hargeisa iyo illa Gaaroowe. :D

Langaabiyasha, such as Garaxajis, Dhillobatane, iyo Warsangaay will have to make some space for boqortoyada HABAR JECLO-Reer Cimraan!! :D :somaliland: :somaliland:
User avatar
Munique05
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2746
Joined: Fri Jul 11, 2008 12:57 pm
Location: mininka Hooyada drinkin qaxwo

Re: Daanta Cusub ee Habar-Jeclo Hargeisa----

Post by Munique05 »

loooooool @ qaldaan folks doin dhaanto..why yall tripin u knoe us Caagdheers do it best :mrgreen: :mrgreen:
User avatar
Somalistan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4778
Joined: Sat Sep 15, 2007 10:24 am
Location: Oodwayne, Togdheer,Somaliland

Re: Daanta Cusub ee Habar-Jeclo Hargeisa----

Post by Somalistan »

Suldaan_JC wrote:Reer Burao: My little brother who is 8 can come up with better facts, then your little fairy tales your nanny used to read to ya :lol:

every clan can say my Clan is 19 times larger then yours bal bala....FACTs and Sources thats what you need son//
I suppose you considered that map that claims hj to being 45% of somaliland to be a FACTUAL. :lol:

dad isdhaama ayaan idin moodayey laakin waabad kala daratiin. Bismillahi raxmaani raxiim. Bahasha beenta baraf nooga dhiga. :lol:
User avatar
Somalistan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4778
Joined: Sat Sep 15, 2007 10:24 am
Location: Oodwayne, Togdheer,Somaliland

Re: Daanta Cusub ee Habar-Jeclo Hargeisa----

Post by Somalistan »

FACT: H/jeclo has never held an important post in the somaliland government.

Garxajis, H/Awal, Samaroon all had their turns, but what happened to the 'mighty' H/jeclo? :(

siiilaanyo can't get SL seat by crying wolf, needs to earn it.


Faysal cali waraabe said that siiilaanyo couldnt' free somaliland from the Siyad barre tyrants, while Abdiraxman Tuur (AUN) did just that when he retained SNM chair.

Be thankful H/jeclo. Ilaahay ayaa reer cudud iyo karti leh uu walalo idiinka dhigay.


HJ isaaqoo dhan ma ladagaalami kartaa? waa MAYA.
HJ Siyaad Barre ciidamadiisa, maleeshiyo Dhuloz ah, iyo Ogadenkii Hawd isku mar makarbaashi kartaa. WAA MAYA.

H/Yonis ama Garxajis somaali oo dhan kawarayso inay yihiin seefta reer sheekh isxaq, inay yihiin dadka aawadood somaliland ama isaaq loogu soo dhacayn.

Dhulbahante oo tolkii (harti) caawin kahelin ayaa ilaa hada idinka hortaagan in aad ka qaadan hal tuulo. Laba jeer ayaad nagu ceebayseen. Waa kuwii October 2006 Dhuloz idinka qabatay maxaabista faraha badan. Kuwaasii ciidan Somaliland may ahayn ee habar xabuusheed ayey ahaayeen.

Sacad muuse wakaas samroon aamusiiyey, anagu waanaga warsangeli ceerigabo ku hayna, laakin ordoo qurjiile dhulkooda ka qaada hadaad rag tihiin.

Garxajis may talk softly, walk slowly but they carry a big stick. Waxii soo doonto way bakhti wasaan. :lol: :up:

Laakin HJ wan jeclahay laakin waa buuq badantihiin yaaqii markay sheekadu meel xun tagtana waa noosoo carartiin. :down:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Waqooyi Galbeed”