War aniga isbaro in tekniko u baahan tahay maxaa i baray , weligayba meel isbaaro taalo ma arage?? cajiib..xidigow wrote:Sxb ilaa Cawarnimadu waa kaa dhab? Yaa kugu yiri Isbaaro ayaa Tikniko u baahan? Mise Bari baa Tiknikada Isbaarooyinka loo isticmaalaa?Cawar wrote:Sxb ileen qolyihii isbaaroyinka u taalay xamar baabad ahayd??xidigow wrote:Voltage,
Ma kaa dhabaa? To defend MR I had to send 4 of my Tiknikos. Adeer 5 wiil baa iiga soo dhaawacantay. Moorgan wali godabtaas waa noo qabsadaa.![]()

Laakin nin afar tekniko ka maarmay oo u diray meel kale..maxay macnaheedu tahay?? waa koley nin worlord aha ama u dhaw soo maaha??
It doesnt take a rockes scientist to figure that out..mise you dont wanna seem as one??