Guulwade Siyad photos
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- BABYGIRL123
- SomaliNet Super

- Posts: 5273
- Joined: Mon Jul 09, 2007 12:09 am
Re: Guulwade Siyad photos
Stop mentioning garaad hebel iyo jeberti in every post Garaadkana been haka shegiin both his grandfather and grand uncle died fighting to unite somali
What are southerners soo somali muslim ah mahaan plus diintu maba qabto dadka in la kaala jaro but it supports unity.
What are southerners soo somali muslim ah mahaan plus diintu maba qabto dadka in la kaala jaro but it supports unity.
- kambuli
- SomaliNet Super

- Posts: 17268
- Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
- Location: Proud Toothless Old Faqash Woman
Re: Guulwade Siyad photos
Emperior,
Waan ka hadhay...Laakiin waxaa maskaxdayda ka guuxaya...Meesha baasee aad sidaa cuqdadda ku qaadsiisey...Anigaa ka bixinaye eh, iska soo xaji
Waan ka hadhay...Laakiin waxaa maskaxdayda ka guuxaya...Meesha baasee aad sidaa cuqdadda ku qaadsiisey...Anigaa ka bixinaye eh, iska soo xaji
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Guulwade Siyad photos
BABYGIRL123 wrote:Stop mentioning garaad hebel iyo jeberti in every post Garaadkana been haka shegiin both his grandfather and grand uncle died fighting to unite somali
What are southerners soo somali muslim ah mahaan plus diintu maba qabto dadka in la kaala jaro but it supports unity.
Garaad cali maanu ahayn garaadki lugu yidhi barlamaanka somaliland in 1960 laa ya garaad when he said lets stay somaliland ma taarikda ayaanu been ka sheegayna , waliba dhirbaaxo lugu darray naga fadhiso ayuu lugu yidhi waxba sheegii meysiid eeh hargeysa iyo xammer ba la miideyeney somaliweyn one super state ba la samayanay that was 1960
Somali kiiniya aya dagantahay Djbouti bay daganyihin cadan yemen bay dagaynihin Ethiopia aya dagantahay,
Diinte ayaa qabiin ba diinta dawlada federaalka
- BABYGIRL123
- SomaliNet Super

- Posts: 5273
- Joined: Mon Jul 09, 2007 12:09 am
Re: Guulwade Siyad photos
Loooooooooooooool @ dharbaaxo sheekada sidaa loo alifo maka hesheen
the man who signed somali independence in london whose fathers fought for unity who never signed an agreement with the british allowing them to stay and here you are accusing him on what evidence mise Adeerka Qawdhaan nin ey isla qadi jireen in the 60s hebel buudhweyne la oran jira kaa maqaashaay this news waa bila cusbo ma is tiri
the man who signed somali independence in london whose fathers fought for unity who never signed an agreement with the british allowing them to stay and here you are accusing him on what evidence mise Adeerka Qawdhaan nin ey isla qadi jireen in the 60s hebel buudhweyne la oran jira kaa maqaashaay this news waa bila cusbo ma is tiri
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Guulwade Siyad photos
horta kambuuli ciid cuqdad qabta ma jirto waxanu ka hadlayney uun Dhibka iyo qaska jabartigu ku hayaan konfuurta somaliya iyo siida ummada uu kala qeybiyanaa iyo siiday warlordayada hawiyaha jaggooyinka wasiirda uu dhiibayaa taas ayaanu ka hadlaney taasa pointugu aha wax kalla maha
- BABYGIRL123
- SomaliNet Super

- Posts: 5273
- Joined: Mon Jul 09, 2007 12:09 am
Re: Guulwade Siyad photos
OO mad intaad xamar tagtiid madaxweyne ka noqotiid mise cuqdaad baa kugu jirto waxaad is ledahay laguma ogala? 
- Shirib
- SomaliNet Super

- Posts: 26911
- Joined: Thu Oct 04, 2007 3:50 am
- Location: May God grant us victory.
Re: Guulwade Siyad photos
I know Guul means victory, but what exactly does Guulwade mean?
The one who brings victory
Anyways, Allah ha u naxristo
The one who brings victory
Anyways, Allah ha u naxristo
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Guulwade Siyad photos
Loool bal dhulbahantow khurafaadka ma iska dayneysaan ingrees na heshisi lama gallayo dalka xornimadiisa na waan seexaya labbadaasii isma qabtaan lol then dont believe your garaad wanted somaliland inay siida ahaato .cigaal iyo micheal maryamma aya ka diiday yidhi somaliya aya la miideeynaya from raskambooni ila lawyacadde ila iyo Djbouti ila iyo harrar ila iyo n f d that was there plan one super state .BABYGIRL123 wrote:Loooooooooooooool @ dharbaaxo sheekada sidaa loo alifo maka hesheen![]()
![]()
![]()
the man who signed somali independence in london whose fathers fought for unity who never signed an agreement with the british allowing them to stay and here you are accusing him on what evidence mise Adeerka Qawdhaan nin ey isla qadi jireen in the 60s hebel buudhweyne la oran jira kaa maqaashaay this news waa bila cusbo ma is tiri
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Guulwade Siyad photos
BABYGIRL123 wrote:OO mad intaad xamar tagtiid madaxweyne ka noqotiid mise cuqdaad baa kugu jirto waxaad is ledahay laguma ogala?
anigu xammar barii baan joogi jiiray aanan school ka gallay lakin that is all history its like saying to Eritrean why dont you become a presiden of adis ababa wa waali waxaasii . aniga hargeysa igu fillan anigu Madaxweyne iyo xukun isku ma wareeriyo siida jebertiga uu aan noolan karrayn hadaanu wax xukumin .
The dream of 5 somalia is gone huuno so qof walba meeshisii uun bu ku noqonayaa
marka Djbouti na wiill ciise aya ka tallinaya
Mogadisho nin hawiye ka tallinaya
Hargeysa na nin isaaq aya ka tallinya
thats how it is
- BABYGIRL123
- SomaliNet Super

- Posts: 5273
- Joined: Mon Jul 09, 2007 12:09 am
Re: Guulwade Siyad photos
Yes he signed the document granting somalis independence from british occupation because he was defeated in 1921 gaala dalkiina xoog ku qabsataay but in 1960 he signed the document to end the occupation and unite somalis
we all know dhulbahante fought galada we know the garaad signed the independence what proof do you have
we all know dhulbahante fought galada we know the garaad signed the independence what proof do you have
- BABYGIRL123
- SomaliNet Super

- Posts: 5273
- Joined: Mon Jul 09, 2007 12:09 am
Re: Guulwade Siyad photos
Nac naacda iska daa asmara aduunka aqoonsan somalind yaa aqoonsan meel usaan gariin jeecla inu isku sharfoThe_Emperior5 wrote:BABYGIRL123 wrote:OO mad intaad xamar tagtiid madaxweyne ka noqotiid mise cuqdaad baa kugu jirto waxaad is ledahay laguma ogala?
anigu xammar barii baan joogi jiiray aanan school ka gallay lakin that is all history its like saying to Eritrean why dont you become a presiden of adis ababa wa waali waxaasii . aniga hargeysa igu fillan anigu Madaxweyne iyo xukun isku ma wareeriyo siida jebertiga uu aan noolan karrayn hadaanu wax xukumin .
The dream of 5 somalia is gone huuno so qof walba meeshisii uun bu ku noqonayaa
marka Djbouti na wiill ciise aya ka tallinaya
Mogadisho nin hawiye ka tallinaya
Hargeysa na nin isaaq aya ka tallinya
thats how it is
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Guulwade Siyad photos
qurjille Khurafaad maqaxiyaada iskugu sheekeyaan . Waliguud ka waantoodii mayaan
taarikdhu garaadkagay yar eeh af cas iyo ghadkana caseystay ma qorraysso all the taarikh says that garadkaga ama your chief Lugu yidhi somali wala isku diiraya and giidaraada magaalaada hargeysa lugu qorray
laa yaa garaad . meaning garaad uu waanu ka diidnay
taarikdhu garaadkagay yar eeh af cas iyo ghadkana caseystay ma qorraysso all the taarikh says that garadkaga ama your chief Lugu yidhi somali wala isku diiraya and giidaraada magaalaada hargeysa lugu qorray
laa yaa garaad . meaning garaad uu waanu ka diidnay
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Guulwade Siyad photos
wxaan ku odhan laha dadkaga dhinac ka raac aqoonsi iyo waxaas ha ku mashquulin Somaliland ciid hay uu bahantahay ma jirto today only its people , if the prime minister of great britian called somaliland a country wamaxay aqoonsiga kalle eeh hadhayNac naacda iska daa asmara aduunka aqoonsan somalind yaa aqoonsan meel usaan gariin jeecla inu isku sharfo
- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super

- Posts: 13999
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: Guulwade Siyad photos
general aydiid ma ka aragtaan sawirada siyaad bare gadaaashiisa?. si fiican u fiiriya siyaad bare waxaa u ah salaan sharaf ama askariga labisan dharka ciidanka somalia waa gen aydiid
http://img140.imageshack.us/my.php?imag ... aredd7.jpg
sawirka labaad gen aydiid+siyad bare
http://img222.imageshack.us/my.php?imag ... re2cy4.jpg
sawirka 3 aad siyad bare+aydiid
http://img222.imageshack.us/my.php?imag ... iidqx1.jpg
general aydiid wuxuu ahaa la taliyaha madaxweynaha xagga amniga 1980skii. siyaad bare ayuu boorsooyinka ka daba qaadi jirey late aydiid

http://img140.imageshack.us/my.php?imag ... aredd7.jpg
sawirka labaad gen aydiid+siyad bare
http://img222.imageshack.us/my.php?imag ... re2cy4.jpg
sawirka 3 aad siyad bare+aydiid
http://img222.imageshack.us/my.php?imag ... iidqx1.jpg
general aydiid wuxuu ahaa la taliyaha madaxweynaha xagga amniga 1980skii. siyaad bare ayuu boorsooyinka ka daba qaadi jirey late aydiid
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Guulwade Siyad photos
waryaa wiilka mudulood eeh siida ximaarka loo rarrto mujaheedka weyn wax haka sheegiin Jeneral aideed hadaanu gunnimada kaa saarii lahayn adigu siidii uun ba luugu rarran laha Aideed freed your ass And karbaashed the jeberti akhiro ayuu uu diiray dawladoodii na biyaha ayu ku shuubay waxgaradkoodii na wuu gawracay babuurtoodii iyo guryahoodii na wuu bililiqastay ila iyo xuduuadah kiiniya ayuu kaga dabbo tagay gedo xata iyo galkacyo ayuu ka qabsaday . nin Mujaheed caydiid ka taarikh weyn uu hawiye ka dhashay ma aragtay ma jirto dad xaabada cunna un baa adiga ka dhasha siida kan doqonka eeh Maxammad dhere eeh unukka dawladada xammer keehayno unukka ka sheyqsiihayno anagun dihii mahayno wuxu raisawasaaruhu soo jeediihayso wtf ximaar ibn ximaar
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 49 Replies
- 2666 Views
-
Last post by CoolPoisoninthisbijj
-
- 26 Replies
- 2074 Views
-
Last post by ababanoah
-
- 24 Replies
- 3357 Views
-
Last post by SahanGalbeed
-
- 69 Replies
- 3845 Views
-
Last post by Goljano Lion
-
- 3 Replies
- 587 Views
-
Last post by gobdoon
-
- 14 Replies
- 790 Views
-
Last post by qoraxeey
-
- 0 Replies
- 354 Views
-
Last post by Rightwing
-
- 6 Replies
- 968 Views
-
Last post by xiimaaya
-
- 0 Replies
- 694 Views
-
Last post by Murax