Page 5 of 5
Re: What i hate about Ramadan of our times
Posted: Thu Aug 14, 2008 11:52 am
by HELWAA
E sista..waa runta huuno aniga laftirkeygo hawshaas ayaan ka sii baqa..bal ka waran adoo maanta oo dhan soomana oo afur ku sugayo

...horta sandkan i refuse to make sambuusa walle..xili danbe baa la afuraya yaaba cuni karaba.... hada ayaan dadka xaafada la sii socodsiineya...NO SAMBUUSA THIS YEAR!!!

Re: What i hate about Ramadan of our times
Posted: Thu Aug 14, 2008 12:23 pm
by AbdiWahab252
Gifted wrote:I actually like making afur..
Gifted,
Mandow, kheyr Allah ha ku siiyo

Re: What i hate about Ramadan of our times
Posted: Thu Aug 14, 2008 12:59 pm
by Enlightened~Sista
HELWAA wrote:E sista..waa runta huuno aniga laftirkeygo hawshaas ayaan ka sii baqa..bal ka waran adoo maanta oo dhan soomana oo afur ku sugayo

...
horta sandkan i refuse to make sambuusa walle..xili danbe baa la afuraya yaaba cuni karaba.... hada ayaan dadka xaafada la sii socodsiineya...NO SAMBUUSA THIS YEAR!!!

Looooooooooooooooool