True Somali Patriot (Amiir Turki)
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- SahanGalbeed
- SomaliNet Super

- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: True Somali Patriot (Amiir Turki)
As matter of fact , naming a HY Isaaq guy head of i dunno what little sub-unit, waxaan u arka anigu provocation cad , I won't be supporting the plight of the Ogaden residents in Somaliland anymore as i used to do it .
Anaga sababta ay inoo qabsan karin raggani waxa weeye , anigu we debate among ourselves and are a freer society than all of you combined.
Among the Isaaq , the guy with the best argument wins at the end of the day , you all have NONE !!
Anaga sababta ay inoo qabsan karin raggani waxa weeye , anigu we debate among ourselves and are a freer society than all of you combined.
Among the Isaaq , the guy with the best argument wins at the end of the day , you all have NONE !!
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super

- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: True Somali Patriot (Amiir Turki)
Kolombo
.Dee waa sax ee marka jabhad caghdeer iyo wixii soo raaca la soo baxa .
Terrorist waxaad ku tihin , magacii Ilaahey baad rabtaan inaad dadka ku dishaan , Isaaqu weligii ma gali arrimahaas , xabadda halkaa gala na waa la soo wasi .
Hadalkaasi muxu ka dhigan yihay ? wuxuu ka dhigan yahay , anigu qabyaalad baan raggan ku taageerayaIf they were Isaaq, maanta waad hor boodi laheyd, buraanburkana waad u garaaci laheyd. Marka yaan been la isku sheegin.
Terrorist waxaad ku tihin , magacii Ilaahey baad rabtaan inaad dadka ku dishaan , Isaaqu weligii ma gali arrimahaas , xabadda halkaa gala na waa la soo wasi .
Re: True Somali Patriot (Amiir Turki)
SahanGalbeed wrote:I won't be supporting the plight of the Ogaden residents in Somaliland anymore as i used to do it .
Damn, what are they going to do without your support?
Re: True Somali Patriot (Amiir Turki)
Sahan,
I was only joking with my comment about Isaaqa, arrinta foolxumo yeyan isku badilin. Nin walba wuxuu yahay asaga baa is og. On the ground, the issue is more complicated than the usual qabyaalad conflict, like Afghanistan & Chechnya, Somalia is being used to further the policies of an elitist group in Washington.

Kolombo wrote:SahanGalbeed wrote:I won't be supporting the plight of the Ogaden residents in Somaliland anymore as i used to do it .
![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
Damn, what are they going to do without your support?
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super

- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: True Somali Patriot (Amiir Turki)
Arguments ma haysan , iska aqli ciyaal baad tihin .
Waa fikrado waxa la si dhaafsisanayo halkan .Ogadeenka Hargeysa jooga , niman Isaaq ah oo farabadan baa ka cadhooday markii xabashida gacanta looga galiyay .
Dee maanta wixii ka dambeyaa , cid idiin ooyaysa jiri mayso , waayo wxaad tihin baad inoo caddeysayn. Again , aniga marna ba wax iga ma go'ayaan , ee dooda maxaad ku soo kordhisay ?
nothing !
Foolxumadi baan kugu soo rogay , marka dee ..have I won the argument here or what ?

- new-york24
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2800
- Joined: Tue Aug 19, 2008 2:00 am
- Location: HAGARDAAMO GUMAYSI HALGAMAA WAX MA YEESHO
Re: True Somali Patriot (Amiir Turki)
nin jabhadeeyo waa nin filanayo all things bad no matter the time or place.marka hadaad lasoo shir tagtay waxbaan dhiibi,keep in mind what happened in 07.15 baad dhiibtay waxaa u dhintay 27..55 na wali inoo maxabiis.SahanGalbeed wrote:Arguments ma haysan , iska aqli ciyaal baad tihin .![]()
Waa fikrado waxa la si dhaafsisanayo halkan .Ogadeenka Hargeysa jooga , niman Isaaq ah oo farabadan baa ka cadhooday markii xabashida gacanta looga galiyay .
Dee maanta wixii ka dambeyaa , cid idiin ooyaysa jiri mayso , waayo wxaad tihin baad inoo caddeysayn. Again , aniga marna ba wax iga ma go'ayaan , ee dooda maxaad ku soo kordhisay ?
nothing !![]()
Foolxumadi baan kugu soo rogay , marka dee ..have I won the argument here or what ?
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super

- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: True Somali Patriot (Amiir Turki)
Waalida cagdheerka lagu sheego adigey kaa muqata ma'ogahatay , marka anigu halkan idinku caayi maaye , waxaa maxabiis ku ah dee sidaad odhanayso adiga yaqaan .
Provocation weeye , nin HY oo ciidan cagdheer ah oo terrorist ah lagu magacaabay , Ogadeenka magaladaa Hargeysa jooga haddi inta la soo wada urusho , gawaadhi la saaro , juq dambe odhan maayo anigu . Ogadeen maskax ku shaqaynana maba arko , salaamatay bay cafartu yidhadaan ninkay fahmi waayaan
Provocation weeye , nin HY oo ciidan cagdheer ah oo terrorist ah lagu magacaabay , Ogadeenka magaladaa Hargeysa jooga haddi inta la soo wada urusho , gawaadhi la saaro , juq dambe odhan maayo anigu . Ogadeen maskax ku shaqaynana maba arko , salaamatay bay cafartu yidhadaan ninkay fahmi waayaan
- new-york24
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2800
- Joined: Tue Aug 19, 2008 2:00 am
- Location: HAGARDAAMO GUMAYSI HALGAMAA WAX MA YEESHO
Re: True Somali Patriot (Amiir Turki)
war ninyahoow dhagaha furo,mise dhalaan qooqiye dhoohan baad tahay.no matter how many of them you hand over loo joojin maayo.
koleeyba idoor waa aaran geel oo diday,waa rag markeey indhaha jeediyaan orodka aan joojin.
and you are the male dancer of the group..midkale keena 
koleeyba idoor waa aaran geel oo diday,waa rag markeey indhaha jeediyaan orodka aan joojin.
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super

- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: True Somali Patriot (Amiir Turki)
Waayahay.
- GENERAL_SNM
- SomaliNet Super

- Posts: 9757
- Joined: Fri Jul 13, 2007 1:32 pm
- Location: ''Nimankii Maroodiga ahaa mudanki reer Daahir''
Re: True Somali Patriot (Amiir Turki)
Sahan what the fock you on about let the ogadeens and HY take their al shabab road show to killinka5.What is it with you HA if your not top Isaaq dog its a problem, let the HY shine.
Its no surprise his HY, them guys are all undercover somaliweyn supporters remember the UIC, they had one in Burco broad daylight.
Its no surprise his HY, them guys are all undercover somaliweyn supporters remember the UIC, they had one in Burco broad daylight.
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super

- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: True Somali Patriot (Amiir Turki)
War anigu habar this iyo habar that ma aqaan waryee .
Anigu hiinaso , xaasidnimo , iyo waxyaalas shaqo ku maba lihi , Ilaah ba mahad leh e .
HJ-di baynu ka yaabanayn e HY bay maanto soo galeen yaa? Intey xabad waalan ka soo qabsadaan bay magac ku sawirtaan , waa tactikada daroodka siiba kuwa gudhuda .
Caddow qaran weeye ragani , la ima soo ag marsho aniga !
Ordoo ku biir haddad rabto General Snm , Somaliland laakin jail baa kaa sugaya
Waa halkii cali waraabe ee "inagu shalay maynaan muslimin, as matter of fact buu yidhi , dinta oon Medina gaadhin bay xeebayaga timi "
Anigu hiinaso , xaasidnimo , iyo waxyaalas shaqo ku maba lihi , Ilaah ba mahad leh e .
HJ-di baynu ka yaabanayn e HY bay maanto soo galeen yaa? Intey xabad waalan ka soo qabsadaan bay magac ku sawirtaan , waa tactikada daroodka siiba kuwa gudhuda .
Caddow qaran weeye ragani , la ima soo ag marsho aniga !
Ordoo ku biir haddad rabto General Snm , Somaliland laakin jail baa kaa sugaya
Waa halkii cali waraabe ee "inagu shalay maynaan muslimin, as matter of fact buu yidhi , dinta oon Medina gaadhin bay xeebayaga timi "
- GENERAL_SNM
- SomaliNet Super

- Posts: 9757
- Joined: Fri Jul 13, 2007 1:32 pm
- Location: ''Nimankii Maroodiga ahaa mudanki reer Daahir''
Re: True Somali Patriot (Amiir Turki)
Sahan adigu you hate anything you feel is a threat to the HA monopoly that's called somaliland.whether its Silanylo, Kulmiye or al shabab and their new HY prodigy.Sxb somaliland is a union and anybody who wants to leave of their free will can do so.Nobody is being physically forced or bullied threatend as you are implying.
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super

- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: True Somali Patriot (Amiir Turki)
Okay good luck to you as well !
-
caaqil-yare
- Posts: 26
- Joined: Sat Sep 06, 2008 10:30 am
Re: True Somali Patriot (Amiir Turki)
IIDOOROW ANIGU IDIN MA FAHMIN. I THOUGHT YOU GUYS WERE CLAIMING INDEPENDENCE( NOT GONNA HAPPEN)>>>WHY IS IT THAT U KEEP TALKIN ABT SOMALI AFFAIRS>>ONCE A QALDAAN ALWAYS A QALDAAN >>>>>>>>>>OH THAT IS RYT IDINKU DIINTA AYAAD KASOO HORJEDAAN> GARTEY
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 464 Views
-
Last post by GeelSanKaTaabte
-
- 10 Replies
- 1432 Views
-
Last post by musika man
-
- 19 Replies
- 2349 Views
-
Last post by Somaliweyn
-
- 5 Replies
- 839 Views
-
Last post by abwaan1
-
- 0 Replies
- 492 Views
-
Last post by fagash_killer
-
- 5 Replies
- 1338 Views
-
Last post by Twist
-
- 198 Replies
- 9928 Views
-
Last post by Sadaam_Mariixmaan
-
- 41 Replies
- 3058 Views
-
Last post by Conqueror