Ethiopian troops, Barre Hiiraale militias to invade kismayo

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Ethiopian troops, Barre Hiiraale militias to invade kismayo

Post by Voltage »

Xoogsade meeshaan maaha meel aan ku kulmi karno.
xoogSADE14
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14602
Joined: Wed Oct 27, 2004 4:08 pm
Location: Praying for peace in the south.

Re: Ethiopian troops, Barre Hiiraale militias to invade kismayo

Post by xoogSADE14 »

Volt

Adeer waxaan meesha kusoo qoray waa wax Soomaaloo dhan ogtahay, inta ii qarsoon oo baa kasii daran.
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Ethiopian troops, Barre Hiiraale militias to invade kismayo

Post by Voltage »

Xoog halkaad maraysaan xilligi roobka waaba la galaye. :)
xoogSADE14
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14602
Joined: Wed Oct 27, 2004 4:08 pm
Location: Praying for peace in the south.

Re: Ethiopian troops, Barre Hiiraale militias to invade kismayo

Post by xoogSADE14 »

Voltage wrote:halkaad maraysaan xilligi roobka waaba la galaye. :)
To answer that question would be to divulge sensitive info.
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Ethiopian troops, Barre Hiiraale militias to invade kismayo

Post by Voltage »

Koow. :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
xoogSADE14
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14602
Joined: Wed Oct 27, 2004 4:08 pm
Location: Praying for peace in the south.

Re: Ethiopian troops, Barre Hiiraale militias to invade kismayo

Post by xoogSADE14 »

Adba waad ogtahay awooda soo socotee yaad ka waaleeysaa?
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Ethiopian troops, Barre Hiiraale militias to invade kismayo

Post by Voltage »

To be honest Xoog, I don't think inay awood jirto Al Shabaab isku taagi karto and even if they get defeated in battle, it is never over..meesha waxa socoto waa ideoloy not clan. Ideology never dies and this one never will. Mareexaan waan ahay laakiin I will not for a second thing there is Mareexaan awood that can take Al Shabaab on, and not only MX but every clan.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Ethiopian troops, Barre Hiiraale militias to invade kismayo

Post by The_Emperior5 »

Voltage = caade qaate . may ku iibsadeen
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Ethiopian troops, Barre Hiiraale militias to invade kismayo

Post by Voltage »

Cambaro, dhawr jeer ayaan ku arko adigoo magacayga meelaha ku tuurtuurayo ee amaan aan kaa helo. Waxa ku daarayo waan aqaan. As long as qabyaalad works in Somalia, you ahve excuse to break away but once the ideology of Islam wins, reer Somaliland baa Maxkamada guriga Riyaal dhexdiisa ka dhawaawayaan. Meesha ku bugta waan aqaan, you know as long a this ideology exists, it is today Kismaayo and Muqdisho...tomorrow Boosaaso and Hargeisa! Ictiraaf ictiraaf ma jiri doonto, filimkaas cajaladiisa Isaaq laftigiisa baa gubi doono, allahu akbar!
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Ethiopian troops, Barre Hiiraale militias to invade kismayo

Post by The_Emperior5 »

voltage what ideology war somaliya diin na kama socoto yanaad ku dabbo lumiin , Dhulkaga uun ba la doonaya ina la xalaleysto, anigu wadaad surwaal gabaan uu toob weyn xidhan waliga ma aamino Uuh leh ama bacdi , awoowga la gub.
xoogSADE14
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14602
Joined: Wed Oct 27, 2004 4:08 pm
Location: Praying for peace in the south.

Re: Ethiopian troops, Barre Hiiraale militias to invade kismayo

Post by xoogSADE14 »

Volt

Ma seey kula tahay mise sideey tahay? Sideey kula tahay adeey kugu egtahay. Sideey tahayna indhahaagaad ku arki doontaa. Naxdin badan un isu diyaari.
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Ethiopian troops, Barre Hiiraale militias to invade kismayo

Post by Voltage »

Xoog war jiraabe cakaarahuu iman.

Emperior, bilaash baa majeerteenka meesha soo galo farta lagu taagaa, waxa dhiig xabashi ka danqado adigaa lagu hayaa eeyaho ubaahan in la dhaqan celiyo
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Ethiopian troops, Barre Hiiraale militias to invade kismayo

Post by The_Emperior5 »

Voltage wrote:Xoog war jiraabe cakaarahuu iman.

Emperior, bilaash baa majeerteenka meesha soo galo farta lagu taagaa, waxa dhiig xabashi ka danqado adigaa lagu hayaa eeyaho ubaahan in la dhaqan celiyo
meesha maxa xabashi keenay waxaanu ka hadlayney ideologygan walaan eeh haad dabbo ordaysiid haad leediihid Somaliya uu bahaan dad kurka la jarro iyo naag siineysatay ina dhagax lugu diilo , war waxaasii solution maha Barre hiiraale meeshu xukumayee inu iskaga soo noqdo weyaan xassan xaabashi iyoo yoolkiisana back to Ethiopia iyo meelahay ka yimadeen. Somaliya hadanay dawlad ka jiriin adiga maxa ku walayaa ,
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Ethiopian troops, Barre Hiiraale militias to invade kismayo

Post by Voltage »

xassan turki iyo ina adan aadan shire waa laba ninoo daarood ah maxaad ku kala jeceshahay hadaan ku su'aalno aan ahayn diin nacayb iyo gaalo/xabashi soo dhawaysi..Holland baad joogtaa waan ogohahay ayaan xirsi wax badan kama fogid
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Ethiopian troops, Barre Hiiraale militias to invade kismayo

Post by The_Emperior5 »

Voltage wrote:xassan turki iyo ina adan aadan shire waa laba ninoo daarood ah maxaad ku kala jeceshahay hadaan ku su'aalno aan ahayn diin nacayb iyo gaalo/xabashi soo dhawaysi..Holland baad joogtaa waan ogohahay ayaan xirsi wax badan kama fogid

xassan turki wa munafaq dee 24 years ago na qabil buu ku dagalameye maantana wa waliii soo daahiiray something wrong there In adan shire quran iyo diin kuma dhuunto , Diin nacayb maxa meesha keenay anigu munafaqiinta ayan necebahay.
Ayaan xirsidan haad sheegeysiid na wa adiga inadeerta aniga wa igu aflgaado inan qooff gaal ku sheego somaha :mrgreen:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”