Sahan-galbeed, Darodku in ay yihiin Caqiiliyiin Haashimiyiin ah waxaa qiraya ilaa 6 sheikh oo noolaa inta u dhexaysay qarnigii 15naad iyo kii 18naad.Culimadaas waxaa ka mid ah al-Maqrizi, al-Sakhawi, ibn al-Dayba, al-Sharji, al-Shawkani.Ragaas oo dhani waxay kutubtooda ku qoraan rag Darood ah oo qaarna degay wadama Carabta, qaarna ay ku dhinteen, in kuligood ay yihiin Caqiliyiin.Bal adigu hal nin Isaaq ah oo ay Carabtu u qirtay in uu yahay Xusayni bal soo sheeg?.
Isxaaqaan aad soo daliishataan ee lugu xusay kutubta Carabtu wuxuu ku dhintay oo uu ku aasan yahay Madiina, isaga iyo odaygaan ku aasan Maydh na isku mid ma aha.Sidaas waxaa qiraya dadka Isxaaqiyiinta ah ee loo yaqaan Asharaafta ee degen Yemen.
Emperior, Boqor Xuseenkii Urdun ee dhintay wax micna ah ma ay laha haduu yahay Xasani iyo haduu yahay Xuseeni, sababtoo ah labada qolaba Asharaaf baa loo yaqaana.
1)Adiguse waligaa ma maqashay nin Idoor ah oo loogu yeerayo "Shariif'?.
2)Kitaabka al-Futuux al-Xabasha muxuu oga soocay Idoorka Asharaafta oo uu oga qadiyey magaca Shariif nimada?.
3)Nimanka Asharaafta ah ee Xuseeniyiinta ahi ee Soomaliya deggen maxay u diidaan magaca Asharaaf in loogu yeero Idoorka?.
Haduu abaahaa ku dhalay waa in ay ku citiraafaan xigtadiisu.
Darood Ismaaciil hadad rabtid abtirkiisa oo sax ah waa sidaan:
Tarood bin Ismaciil bin Xasan/ abul-Qasim/Mansuur al-Yaman ibn Faraj bin Xawshab bin Zadan bin Mubarak bin Muhamad bin Muslim bin Caqiil bin Abitalib.
WHY DO WE HATE ON MADHIBAN PEOPLE!
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: WHY DO WE HATE ON MADHIBAN PEOPLE!
ky2008 wrote:Sahan-galbeed, Darodku in ay yihiin Caqiiliyiin Haashimiyiin ah waxaa qiraya ilaa 6 sheikh oo noolaa inta u dhexaysay qarnigii 15naad iyo kii 18naad.Culimadaas waxaa ka mid ah al-Maqrizi, al-Sakhawi, ibn al-Dayba, al-Sharji, al-Shawkani.Ragaas oo dhani waxay kutubtooda ku qoraan rag Darood ah oo qaarna degay wadama Carabta, qaarna ay ku dhinteen, in kuligood ay yihiin Caqiliyiin.Bal adigu hal nin Isaaq ah oo ay Carabtu u qirtay in uu yahay Xusayni bal soo sheeg?.
Isxaaqaan aad soo daliishataan ee lugu xusay kutubta Carabtu wuxuu ku dhintay oo uu ku aasan yahay Madiina, isaga iyo odaygaan ku aasan Maydh na isku mid ma aha.Sidaas waxaa qiraya dadka Isxaaqiyiinta ah ee loo yaqaan Asharaafta ee degen Yemen.
Emperior, Boqor Xuseenkii Urdun ee dhintay wax micna ah ma ay laha haduu yahay Xasani iyo haduu yahay Xuseeni, sababtoo ah labada qolaba Asharaaf baa loo yaqaana.
1)Adiguse waligaa ma maqashay nin Idoor ah oo loogu yeerayo "Shariif'?.
2)Kitaabka al-Futuux al-Xabasha muxuu oga soocay Idoorka Asharaafta oo uu oga qadiyey magaca Shariif nimada?.
3)Nimanka Asharaafta ah ee Xuseeniyiinta ahi ee Soomaliya deggen maxay u diidaan magaca Asharaaf in loogu yeero Idoorka?.
Haduu abaahaa ku dhalay waa in ay ku citiraafaan xigtadiisu.
Darood Ismaaciil hadad rabtid abtirkiisa oo sax ah waa sidaan:
Tarood bin Ismaciil bin Xasan/ abul-Qasim/Mansuur al-Yaman ibn Faraj bin Xawshab bin Zadan bin Mubarak bin Muhamad bin Muslim bin Caqiil bin Abitalib.
war kutubta magacyadooda iii sheeg nimanka magacyadooda iska dayoo anigu i gave yout titles iyo buugaag magacyadoodii any way Dee nin iidoor sharif waxa lugu yeedhi wayee aniga ku sheegayaa, De sharif waxa la baxa nimanka Xasanyiinta
sayid na waxa la baxa Nimanka xuseyniyinta U ah reer sheikh isxaaq
waxaad ii sheegtay Darod aabtirisgisu inu yahay siida tan waan qortay
Tarood
ismacil
xassan
abdul qasim
mansuur al yaman
faraj
xawshab
zadan
mubarak
maxammad bin muslim
caqlil ibn abu thalib thats your aabtiirsi
oke imika suaal kalle what source buuge baa yidhi wax walba kolay daliil bay uu bahanyihin
Balcawyiintii yaman from yemen wrote a kitaab sheikh isxaaq uu aabtirinaye banadiir bay daganyihin bal yaa uu sheegay aabtiirsiga sheikh isxaaq 1500 km baa inu dhexeyaa
Thamratual Mushtaaq Fi Manaaqib Sheekh Isxaaq by Shariif Mubiiid Al-Nudayri Al-Balcawi written 1825.
Adwaa Calaa Taariikh Al-Somal written by Sharif Maxamed Caydaruus mayorki xammer ba buu hayey.
labbada nin ba walaba nin u xasanyin aah al balcawii
u said ninkalle u carab ah jooga 110 pages buu ka qorray taarikhdayda .Sharif axmed maxammad al gherbaani kitaabkisii wabaan ku soo dhigay some pages here
dee maha inanu isku dul war wareegno maantu dhan anigu boqol dallil baan ku siiyee aabtiirsimo public records sources
laakin adiga imika aabtirsiimo cusb baan ka haya oke diib hanu uu noqono daroodku have 3 difference aabtiirsiimo wikepedia waxa ku yaala
aabtiirsiidmadan
Abdirahmaan Bin Ismaa'iil Bin Ibraahim Bin Abdirahmaan Bin Muhammed Bin Abdi Samad Bin Hanbal Bin Mahdi Bin Ahmed Bin Abdallah Bin Muhammed Bin Aqil Bin Abu-Talib Bin Abdul-Mutalib Bin Hashim. [1]
adigu waxaad tirii siidan tan
Tarood bin Ismaciil bin Xasan/ abul-Qasim/Mansuur al-Yaman ibn Faraj bin Xawshab bin Zadan bin Mubarak bin Muhamad bin Muslim bin Caqiil bin Abitalib.[/
Kitaabka cuqeylinta ay qorran qarniga 17 siidan tan bay ismacil iebrahien al jabarti ugu aabtiryee
Ismaaciil Ibn Ibraahim Ibn Abdisamad Ibn Abdiaziiz Ib Ahmed Al-Jabarti/Al-Zaylici Al-Cuqayli nicknamed Al-Caarif Bi-Allah
marka tee bee sax aah sxb
- Diyeeshaha_Tolka
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3524
- Joined: Sat Sep 22, 2007 12:41 pm
- Location: webiga jowhar jiinkiisa
Re: WHY DO WE HATE ON MADHIBAN PEOPLE!
The_Emperior5 wrote:Your right sahanow a gudhu cant hate another gudhu Midgaan racisme only exist in Somaliland woqoyiga
in galkacyo iyo meelaas dadka tumaaluhu dadkay iska dhex daganyihin wa tan layaabay they even go to the same Mosque![]()
While in hargeysa the midgaans have there own xaafad toilets restaurants masjids 8)
ninkan qaldaanka walahi dhiigiisa waa xalaal,, i would love to see him dead.
Re: WHY DO WE HATE ON MADHIBAN PEOPLE!
Diyeeshaha_Tolka wrote:The_Emperior5 wrote:Your right sahanow a gudhu cant hate another gudhu Midgaan racisme only exist in Somaliland woqoyiga
in galkacyo iyo meelaas dadka tumaaluhu dadkay iska dhex daganyihin wa tan layaabay they even go to the same Mosque![]()
While in hargeysa the midgaans have there own xaafad toilets restaurants masjids 8)
ninkan qaldaanka walahi dhiigiisa waa xalaal,, i would love to see him dead.
Wallahi ninyahow waan ka naxaa markasto wax so qoro wayo waa jahiil weynaday! Masajiidka ilaahey maa nasab ahan ba logu wada tuukada? teeda kale inu handikapyahay yaa asaga ku yiri Maadhibanka waa ka nasabsantahay? Maryan Mursal waa Madhibaan yaa ka nasabsan ayada?
Nasabnimodu maha wax lo dhaso ee waa wax la muujiyo...Again Saxiib Emperior fadlan diinta so baro balaayo ku dagtay idamalle yaanan ku oran.
- Diyeeshaha_Tolka
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3524
- Joined: Sat Sep 22, 2007 12:41 pm
- Location: webiga jowhar jiinkiisa
Re: WHY DO WE HATE ON MADHIBAN PEOPLE!
sxb wax lagu aftamo iy wax kale ayaa kala jira,,
qaldaamiinta waan la yaabaa waxaan maqalay gobolada waqooy dadka madhabaanka ah xitaa qabuuraha looma ogola in ay kula duugtaan midkooda isaaqa.
qaldaamiinta waan la yaabaa waxaan maqalay gobolada waqooy dadka madhabaanka ah xitaa qabuuraha looma ogola in ay kula duugtaan midkooda isaaqa.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: WHY DO WE HATE ON MADHIBAN PEOPLE!
dyreeeskha tolka adigu yaxarka iyo tumaalka iyo qashinka nocoaas aah barriska la cun

- Diyeeshaha_Tolka
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3524
- Joined: Sat Sep 22, 2007 12:41 pm
- Location: webiga jowhar jiinkiisa
Re: WHY DO WE HATE ON MADHIBAN PEOPLE!
The_Emperior5 wrote:dyreeeskha tolka adigu yaxarka iyo tumaalka iyo qashinka nocoaas aah barriska la cun![]()
jaahilnamada waa wax laga ducaysto ,,ilaahayoow jaahil ha inaga dhigin sdia dadka qaarkiis..
Re: WHY DO WE HATE ON MADHIBAN PEOPLE!
Diyeeeshaha
Saxiib wallahi waa wax lala yaabo! waliga kano kale ima so marin.
Emperior
I use too share Kimis with my Madhibaan neighbour in Gaalkacyo! I use too buy them nacnac everyday waxay ahayen reer iska danyar ah.

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 71 Replies
- 557 Views
-
Last post by accident
-
- 1 Replies
- 596 Views
-
Last post by idol
-
- 2 Replies
- 834 Views
-
Last post by afisoone
-
- 14 Replies
- 1192 Views
-
Last post by Cirwaaq
-
- 8 Replies
- 942 Views
-
Last post by Rabshoole
-
- 30 Replies
- 2210 Views
-
Last post by ms.naliaa
-
- 3 Replies
- 844 Views
-
Last post by mcali
-
- 2 Replies
- 501 Views
-
Last post by TheBigBosS
-
- 17 Replies
- 1701 Views
-
Last post by BRITISH PASAPORT