Page 5 of 7

Re: Caddaans .. Noble People

Posted: Thu Nov 06, 2008 11:18 am
by SahanGalbeed
Adigu horta waxaad kala dhexdhexayn karto ayaaba iska yar Kambuli , qabyaaldu adiga ayay caloosha ku fadhida , waanad ku hadlin uun !

Way u qaadan la'dahay inu cilmiile isagu sidaa yidhi :lol:

Emperior waxaad u sheegi karto ayaa iska ba yar , hadalka ninkaas baa yidhi
the thought of a non-Daarood president of Somalia gives me a migraine.
Waxaan u gu necebahay dadka noocaas ah !!
Fu.ckin dooros , dacaada ayaanay shaqo ku lahayn dadkani :down:

Re: Caddaans .. Noble People

Posted: Thu Nov 06, 2008 11:22 am
by kambuli
Sahan,

Dood labadeena inagama dhexeyso :!: Taas waynu ku heshiiney..Marka hit the road :arrow: :arrow:

Re: Caddaans .. Noble People

Posted: Thu Nov 06, 2008 11:23 am
by The_Emperior5
qabyaaldu adiga ayay caloosha ku fadhida , waanad ku hadlin uun
ha waleh dad baddan baa sidaas aah oo waxooda qarsada waanu is jecelna siida mid ogaden oo universal tv ka hadla yidha waanu is jecelnahay somalidu way isku bahanyihin marka somaliland la soo qaado waxaad mooda ina cadaab lugu hayo siidu oo gubto dadka iska siidaas ah

Re: Caddaans .. Noble People

Posted: Thu Nov 06, 2008 11:24 am
by The_Emperior5
kambuli wrote:Emperior,

Maad iska aamustid, Daarood iyo siyaasad midna wax kama taqaanide..All you know is hate :down:

What a hate-filled person you are :down:

Yaa baase sidaa kuu gumeeyey?

bal wayahay eeh anigu wax haan jeclado eeh . Cimile iyo tolkiis may ii jecelyihin :lol: :lol:
inkastow dumarka naxariis lugu dhex aabuuray wali hiilka yare cantaynka eeh qabilka joogiin maysiid guriga abaha baad ku soo kortay eeh ,
reerkaad uu dhaxdiid ba :mrgreen: haybtada waad oo difaacaysa :lol:

Re: Caddaans .. Noble People

Posted: Thu Nov 06, 2008 11:26 am
by Aliyah99
Yes white people can be noble but among Somalis only somalilanders bear any resemblance to them. I don't care if it sound biased it is the truth! Somalilanders are the only group among somalis who willingly and happily accept rule by another tribe.. because nationhood is more important than tribalism.

Somaliland has a minority president and everyone there is equal and can aspire to rule..

What happened in the USA already happened in Somaliland, we put the good of the nation before petty tribalism and politics of envy.

Re: Caddaans .. Noble People

Posted: Thu Nov 06, 2008 11:27 am
by The_Emperior5
Aliyah99 wrote:Yes white people can be noble but among Somalis only somalilanders bear any resemblance to them. I don't care if it sound biased it is the truth! Somalilanders are the only group among somalis who willingly and happily accept rule by another tribe.. because nationhood is more important than tribalism.

Somaliland has a minority president and everyone there is equal and can aspire to rule..

What happened in the USA already happened in Somaliland, we put the good of the nation before petty tribalism and politics of envy.

:up: :up: :up: :up: :up: :rose: :rose: :rose: :rose:

indeed wa runta

Re: Caddaans .. Noble People

Posted: Thu Nov 06, 2008 11:29 am
by SahanGalbeed
kambuli wrote:Sahan,

Dood labadeena inagama dhexeyso :!: Taas waynu ku heshiiney..Marka hit the road :arrow: :arrow:
Anigu qof aan kula heeshiyay khiyaamo ma ba jirto , weligeed na dhici mayso insha Allah wa tacala !

Re: Caddaans .. Noble People

Posted: Thu Nov 06, 2008 11:30 am
by kambuli
Emperior, quote " ha waleh dad baddan baa sidaas aah oo waxooda qarsada waanu is jecelna siida mid ogaden oo universal tv ka hadla yidha waanu is jecelnahay somalidu way isku bahanyihin marka somaliland la soo qaado waxaad mooda ina cadaab lugu hayo siidu oo gubto dadka iska siidaas ah"


Are you saying, anybody who does not support the Somaliland Secessionism hates Somaliland's people?

That is not true walaal...Wallaahay oo billaahay that is not true :?

Re: Caddaans .. Noble People

Posted: Thu Nov 06, 2008 11:42 am
by Sir-Luggoyo
Kambuli,

Haddii aad S-Land jeceshahay dee la jeclow waxay jecelyihiin. Waxay jecelyihiin inay ka go'aan Faqashta iyo Hawiyaha, markaa haddaad jeceshahay, waa inaad taa la jeclaataa.

I am not one of them, but I truly support their aspiration to secede from these good for nothing Wallaweyn

Re: Caddaans .. Noble People

Posted: Thu Nov 06, 2008 11:42 am
by FAH1223
Aliyah99 wrote:Yes white people can be noble but among Somalis only somalilanders bear any resemblance to them. I don't care if it sound biased it is the truth! Somalilanders are the only group among somalis who willingly and happily accept rule by another tribe.. because nationhood is more important than tribalism.

Somaliland has a minority president and everyone there is equal and can aspire to rule..

What happened in the USA already happened in Somaliland, we put the good of the nation before petty tribalism and politics of envy.
Say that when a Midgaan is President :lol: :lol: That is a LOT better comparison to how the AAs were treated by the cadaans and how our ignorant and primitive ancestors treated the Midgaans with segregation.

Somalis are nowhere near the USA in anything :lol:

Re: Caddaans .. Noble People

Posted: Thu Nov 06, 2008 11:58 am
by The_Emperior5
Say that when a Midgaan is President That is a LOT better comparison to how the AAs were treated by the cadaans and how our ignorant and primitive ancestors treated the Midgaans with segregation.

Somalis are nowhere near the USA in anything
gadabuursis are a minority clan in somaliland we did good and let the minority rule our country
will you let a biyo maal or reer xammer or a bantu rule somalia no you wont. you have that sick 4.5 clan systeem in your country fah1223 we led daahir rayale rule our country in 2003 and every somalilander voted for him the majority voted for him thats how he won

Re: Caddaans .. Noble People

Posted: Thu Nov 06, 2008 12:22 pm
by kambuli
Luggoyo, quote " Kambuli,

Haddii aad S-Land jeceshahay dee la jeclow waxay jecelyihiin. Waxay jecelyihiin inay ka go'aan Faqashta iyo Hawiyaha, markaa haddaad jeceshahay, waa inaad taa la jeclaataa.
I am not one of them, but I truly support their aspiration to secede from these good for nothing Wallaweyn.

Luggoyo,

Qofkaad jeceshahay wuxuu jecel yahay la jeclow is not a good strategy.

Ilmahaaga aad dhashay, haddii uu jeclaado inuu khalad galo kuma raacaysid simply because waad jeceshahay!

Aniga mabda'aygu waa kii Xadiithka Nebiga CSWS ee ahaa walaalkaa markasta u hiili...
Cidna kaga haybadeysan maayo, kagana biqi maayo inaan idhaahdo:

Somaalida waqooyi waa walaalahay and believe me haddii aan iskasoo sharaxxo waan ku kalsoonahay inaan kursi si durduro ah uga heli, balse kuma raacsani kala goynta dalka..Waayo wax lakala qaado ama la kala gooyo ayaan meesha oolin..We are talking of few million people.. :(

Ta labaad cadow Somaaliyeed ayaa loo hiilanaya marka ay qolo walba tidhaahdo waan go'nay...

Miyay xaq tahay inay la oloolaan Somaalida diidey inay heshiiso? Maya...Balse maaha in dabkooda la sii huriyo oo laga faa'iideysto ee waa in nabad laga dhex raadiyaa...

Re: Caddaans .. Noble People

Posted: Thu Nov 06, 2008 12:27 pm
by The_Emperior5
Somaalida waqooyi waa walaalahay and believe me haddii aan iskasoo sharaxxo waan ku kalsoonahay inaan kursi si durduro ah uga heli, balse kuma raacsani kala goynta dalka..Waayo wax lakala qaado ama la kala gooyo ayaan meesha oolin..We are talking of few million people..

Ta labaad cadow Somaaliyeed ayaa loo hiilanaya marka ay qolo walba tidhaahdo waan go'nay...

Miyay xaq tahay inay la oloolaan Somaalida diidey inay heshiiso? Maya...Balse maaha in dabkooda la sii huriyo oo laga faa'iideysto ee waa in nabad laga dhex raadiyaa...
Somalidu waligood heshiin mayaan marka solutionku waxa weyaan marka ina lugu noqdo xuduudihi isku biiray 1960 simple as that because somalid coudent share a goverment and somaliweyn failled ina lugu so daroo Djbouti nfd iyo kilinka shanaad, marka somaliland maxa ku nabaya mogadisho suaasha iga jawaab.?
Qolo walba maha anagu reerkama hadlayno anagu dadki isku danta ahayd eeh isku dhaqanka ahayd eeh reer somaliland aya la is barbar wadda anu jecelnahay inay nabbad ku wadda nooladaan. laakin adigu waxad jeceshahay inay tankiga xammer dhex yaala hargeysa na la soo dhex dhigo :x wa fil cadawu kum baad tahay.

Re: Caddaans .. Noble People

Posted: Thu Nov 06, 2008 12:29 pm
by SahanGalbeed
Waqooyi , qofkii qabiilku ka dhashay ka kajila inu dadka u sheego , la'maba soo dhowaysto qofkaaso kale , waa ba wax kale e :lol:

Bartan bay runtii ka gabanaysa , markaasey ina leedahay waa walaalahey !
Get out of here !!

Re: Caddaans .. Noble People

Posted: Thu Nov 06, 2008 12:45 pm
by kambuli
Emperior,

When you were quoting my response, why did you leave the last paragraph? Was that an innocent mistake or intentional? :? Because if you quote, you won't be able to lie about it sow maaha :lol:

Let me post again:
Kambuli, quote " Miyay xaq tahay inay la oloolaan Somaalida diidey inay heshiiso? Maya...Balse maaha in dabkooda la sii huriyo oo laga faa'iideysto ee waa in nabad laga dhex raadiyaa..."

Indhaahgu ma arkaan miyaa waxa aan qorey?

Now, do you want to take back what you wrote: :?:

Emperior quote" laakin adigu waxad jeceshahay inay tankiga xammer dhex yaala hargeysa na la soo dhex dhigo wa fil cadawu kum baad tahay.