sxb walaahi waa wax lala yaabo. arabisim and arab culture ayey wahaabiyada soomalida ah moodeey diin islaam.AbdiWahab252 wrote:FAH,
Practices against Ziyaaro which compliments the honoring of the Ancestors, the replacement of Somali words by Arabic ones, the abandoning of Somali traditional clothing for Arab clothing, the forbidding of Ancient SOmali dances and practices like the Bad Gal, Istunka.
xayawaanimadooda xitaa arabs name like ABU ABU ABU. iyo gabdhaha oo loo bixito UMU hebel hebel, ayey wahaabiyada al shiiskabaab iyo kuwa baddan u moodeen inay diin tahay. jaahilnimadooda xitaa ma oga CARAB KIRISTAANTA xaq jira ah inay la baxaan ABU ASHRAF. ABU SALEEYMAAN. walaahi mid carab aan isku meel ka wada shaqeyn jirey waa gaal kiristaan ah waxaana la yiraah ABU SAMIIIR. TAASOO micnaheedu tahay aabihii wiilka samiir.
xawayaaniinta AL SHIISHKABAAB waxaan ku qosley maamulada ay sameeyeen sida MARKA KISMAAYO IYO BAYDHABO. kalmadii af soomaliga aheeyd ee ah (GOBOLKA) sida gobolka bay. gobolka jubadda hoose.waxay kalmadii GOBOLKA ku badaleen kalmad af carabi ah taasoo ah(WILAAAYA) taasoo ah micnaheedu STATE. WALIYAATAATUL MUMTAXIDA(UNITED STATES) xawayaanimadooda al shiish kabaab kalmadii aheeyd GUDOOMIYE waxay ku badalen(waaliga)
universal tv ayaan ka fiirsanayey caawa mid al shiish kabaab baydhabo maamula wuxuu yiri aniga waxaan aheyd WAALIGA WILAAYADA BAYDHABO




walaahi WAHAABIYADA sooomalida ah waxaa qalbiga ka soo xadey dadka aduunka ugu AQLAAQ XUN waa sacuudiyaanka. dhaqankii FOOSHA XUMAA EE goat,CAMEL fockers sacuudi ayey modeeen DIIN.