Sxb miskeen baa tahay. Hawiye iyo Darood work in the West iyo America. Meesha laf iyo juffo baa u dhiganta meesha ugu sarayso oo laysku qaybiyo.Goljano Lion wrote: what kind of Hawiyee are they? Fah,s family can reclaim their property easily unlike some other people


Anigu hadaan maanta Garbahareey istaago oo iraahdo. War waa ikan anigoo Mareexaan ah, kan iigu sokeeyo baa oran "Mareexaan maxaa la yiraadaa". Waa anigoo reer Farah Ugaas ah, war maxee yehiin kuwaas,...then ku xijin anigoo reer Diini ah...war baladku dhan waa Diiniye ee yaad tahay, waa anigoo reer hebel Siyaad ah..markaas ba la oran haaa meel fog baan iska soo galnaa lakin qaraabaan naahy


