The war in kismayo Continues.
Moderator: Moderators
- BaasAbuur
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2868
- Joined: Mon Dec 09, 2002 7:00 pm
- Location: Appealing for the release of Volkert van der Graaf.
Re: The war in kismayo Continues.
War LeelKase kuma dhalinee beenta meesha kala tag. Maxaa ka heshaa in aad sheegatadi qabiil aan wax kuu galin inay reer abti kuu yihiin?Ducaysane_87 wrote:Basabuur aniga Leelkase uun baa wax isku Darsana laakinse Daroodka kale waxbana isku ma nihin

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: The war in kismayo Continues.
Yes I support the independence of Somaliland and its sovereignty of the borders of 1884,til 1960 I believe in the 2 state solution for Somalia.You think Emperior feels the same if they were Issaq? Do You know Emperior wants the whole South to stay mired in chaos as it furthurs His secession ambitions for smellyland? Do You know Riyaales entire arguement for secession to the int'l community is "Look at Mogadishu". Walle Dr Yalaxow was a smart Abgal as He actually knew this stuff and would always expose it and wouldn't be tricked. In Emperiors case it is a double case of delight, 1st this is more chaos in the South, and 2ndly because He Has a Darood cuqdad but it wouldn't even matter if they were Hawiye He would still be happy. Why do You think He doesn't support Shareef? Open Your eyes Man
But what you don’t understand is Alshabab and xisbal xasuuq are both a threat to Somaliland Ethiopia Kenya Djibouti and The government of sh sharif. There for we share the same enemy which are the terrorist who bombed hargeisa. In 2008.
- Ducaysane_87
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3997
- Joined: Sat Jun 06, 2009 1:38 pm
- Location: Financing the Handcutter Company of Ina Godane
Re: The war in kismayo Continues.
Xaamud
aniga ha ii calaacaalin, waan kuu sheegay markaan dooraadka la hadlayo ha soo dhex gelin
nafaatada aday kuu fiican tahy. laakiin way iska cadaay labadena qofkaa cuqdada qaba
oo wax kasta run u qaadaney . leelkase haday somaliland soo weeraraan madaxa ayaa laga tooganayaa reer abti iyo waxaa ma jirto
qofkasta aabihiis wuxuu yahay buu yahay
aida hadaad somaliland wax ka sheegtid, habar jeclo reer abtiga kuu ah ayaa xataa madaxa kaa tooganay
aniga ha ii calaacaalin, waan kuu sheegay markaan dooraadka la hadlayo ha soo dhex gelin
nafaatada aday kuu fiican tahy. laakiin way iska cadaay labadena qofkaa cuqdada qaba
oo wax kasta run u qaadaney . leelkase haday somaliland soo weeraraan madaxa ayaa laga tooganayaa reer abti iyo waxaa ma jirto
qofkasta aabihiis wuxuu yahay buu yahay
aida hadaad somaliland wax ka sheegtid, habar jeclo reer abtiga kuu ah ayaa xataa madaxa kaa tooganay
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: The war in kismayo Continues.
Ducaysane_87 wrote:Xaamud

thats how we role

Re: The war in kismayo Continues.
Murax wrote:

BaasAbuur
Leelkase yuu yahay ku dheh hortaa? Leelkase miyesan ahayn Darood? weliba nimanka Darood ugu dhiig badan oo seefta Darood sido.
Emperior
Hooyo cay wa qalad laakin hawada iga bax I have no interest in go back and forward with you...shaqo yelo and get off my jocky

-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3629
- Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
- Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso
Re: The war in kismayo Continues.
go find your daddy and stop claiming us
[/quote]
Walee duqii daarodna kiiyaraa wuu ku xanaaqay

Walee duqii daarodna kiiyaraa wuu ku xanaaqay
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: The war in kismayo Continues.
Anigu waxba kumaan odhan hooyada ma cayin adiga iyo laangaabnimada ayaan ka hadlay marka manaad qaldanayn eeg waxba igu ma aha inan hooyada iyo ayeeda iyo naag walba oo kula dhalatay inan cayo laakin samayn mayo laakin intad cadhootay , markan ku yidhi ducaysane wa nin garxajis ah oo adeereyssan oo abtiyeysan inad midgaan ku sheegtiid baad aniga iyo hooyadey caydey taasii manay qallad ahayn. Shaw wixii gun la kaftanta Hooya cay bay isku badasha 

-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3629
- Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
- Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso
Re: The war in kismayo Continues.
adiguba maadan nasabkiisa cayaynThe_Emperior5 wrote:Anigu waxba kumaan odhan hooyada ma cayin adiga iyo laangaabnimada ayaan ka hadlay marka manaad qaldanayn eeg waxba igu ma aha inan hooyada iyo ayeeda iyo naag walba oo kula dhalatay inan cayo laakin samayn mayo laakin intad cadhootay , markan ku yidhi ducaysane wa nin garxajis ah oo adeereyssan oo abtiyeysan inad midgaan ku sheegtiid baad aniga iyo hooyadey caydey taasii manay qallad ahayn. Shaw wixii gun la kaftanta Hooya cay bay isku badasha
Re: The war in kismayo Continues.
Ducaysane_87 wrote:Xaamud
aniga ha ii calaacaalin, waan kuu sheegay markaan dooraadka la hadlayo ha soo dhex gelin
nafaatada aday kuu fiican tahy. laakiin way iska cadaay labadena qofkaa cuqdada qaba
oo wax kasta run u qaadaney . leelkase haday somaliland soo weeraraan madaxa ayaa laga tooganayaa reer abti iyo waxaa ma jirto
qofkasta aabihiis wuxuu yahay buu yahay
aida hadaad somaliland wax ka sheegtid, habar jeclo reer abtiga kuu ah ayaa xataa madaxa kaa tooganay
STFU with your crap anigu nasab baan ahay waligay hooyaday reerkoda maan cayiin mana caayi doono sababto ah cuqdad ma qabi waan isku kalsoonahay ...Leelkase wuxuush xun oo cuqdad ee dhishay uma bahno laakin wa lagu qasaaray walle iyo bille intaad ledahay "Darood baan caynaya Darood baan karbaashi" maad daanahaga racatid Darood waa dowlad aan nocaago oo kale aqoonsaneyn, duuflayahow xunka oo magaca Leelkase ku gabad.
What`s funny is you claim you went to Somalia yet you visit your dhuul? Dhuul Darood intad ku kor wareegtay baad so noqotay? so much for being a proud man huh

Hadalku wuxuu ku egyahay Darood cay ciida dooneysid cay xor baad tahay ku xaar waxaad doneysid....laakin hana sheegan we don`t accept outcasts such as yourself.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: The war in kismayo Continues.
Anigu laangaab laangaab dhalay baan ku sheegay laakin kuman odhan hooyada ba dhila ah hadalkayga mahaadiguba maadan nasabkiisa cayayn
ina aadan hadaan anigu ku yidha Ina adaanow laangaabyahow laangaabku dhalay ma waxad igu jawaabaysa
Emperiorow hooyada ba love ah. wa siidee?
Re: The war in kismayo Continues.
The_Emperior5 wrote:Anigu waxba kumaan odhan hooyada ma cayin adiga iyo laangaabnimada ayaan ka hadlay marka manaad qaldanayn eeg waxba igu ma aha inan hooyada iyo ayeeda iyo naag walba oo kula dhalatay inan cayo laakin samayn mayo laakin intad cadhootay , markan ku yidhi ducaysane wa nin garxajis ah oo adeereyssan oo abtiyeysan inad midgaan ku sheegtiid baad aniga iyo hooyadey caydey taasii manay qallad ahayn. Shaw wixii gun la kaftanta Hooya cay bay isku badasha
Garxajiska iyo waxa sheegeysid halkeen baan ku so hadal qaday? nin reer abtigis cay ma yahay mise ma aho nasab dhimad? hadaba wuu yahay wana midgaan weliba.
Kaftanku waa fuuranyahay laakin waxago waa maro ku dhagnimow meelba af xun la tagantahay labo niman markay is hayan stay out lama dheex ordo sidii xawaleey afka xab ku sidato....wallahi billahi tollahi Laangaabyahow laangaabka dhalay kaman xanaaqin ee naageyntado baan nacay..anigu afkago laangaab kuma aan noqonayow wayo adiga waan ka laandhersanahay awoowgay raagu dhalay baa 1000 nin marayo iska dhaaf juffadan ka dhashey.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3629
- Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
- Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso
Re: The war in kismayo Continues.
waa khalad laakin waxaad adba qorayso maanad arag
intan sow maadan qorin
Shaw wixii gun la kaftanta Hooya cay bay isku badasha
intan sow maadan qorin
Shaw wixii gun la kaftanta Hooya cay bay isku badasha
Re: The war in kismayo Continues.
ouchJust don`t claim us, dont claim Tanade, don`t claim Leelkase don`t claim Muse Cali don`t claim Reer Cismaan, don`t claim Muumin Adan, Don`t claim Mahamed Muumin and deff do not claim Reer Xajii or reer Khaliif Hashi...go find your daddy and stop claiming us

- Ducaysane_87
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3997
- Joined: Sat Jun 06, 2009 1:38 pm
- Location: Financing the Handcutter Company of Ina Godane
Re: The war in kismayo Continues.
horta xamuud Adiga laftiigaga ayaa leelkase ceebeeyay
oo markasta magacaa daarod ku gabadaa oo markasta daarood ku gariira Siida Langaab Yara bal car hadaa niin raga tahay qabiilada kale ha isku qor qorin
anigu hadaa niin garxajisa ahaay , qabiiladaa kale isaaqa kuma gabadoo waayo anigu daarood gabigiisaba intaa dusha u qaado baan kala jabin kara
Anigu sidaadoo kale ma ihi anigu lacag baan leeyahay meeshaan doonaan qabtaa, cid wax igu samayn kartaana ma jirtoo
ogow taas

Last edited by Ducaysane_87 on Sun Oct 04, 2009 3:50 pm, edited 1 time in total.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 61 Replies
- 295 Views
-
Last post by BaasAbuur
-
- 4 Replies
- 660 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 8 Replies
- 1975 Views
-
Last post by BeyondQabil
-
- 0 Replies
- 1237 Views
-
Last post by Even123
-
- 27 Replies
- 19559 Views
-
Last post by GalliumerianSlayer
-
- 12 Replies
- 3055 Views
-
Last post by Marques
-
- 30 Replies
- 6520 Views
-
Last post by Luq_Ganane
-
- 1 Replies
- 1253 Views
-
Last post by Voltage
-
- 14 Replies
- 1103 Views
-
Last post by EastAfrica
-
- 18 Replies
- 1178 Views
-
Last post by Hulkujir