Go back to pg 1.abdikarim86 wrote:qolodee weeye suldaanku
The king of Super awal Back in hargeisa
Moderator: Moderators
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: The king of Super awal Back in hargeisa

Go all over Somali lands then you may come back with an answer.abdikarim86 wrote:and what do ogadenis look likeThe_Patriot wrote:He seems to have Ogaden blood.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: The king of Super awal Back in hargeisa
abdikarim86 wrote:qolodee weeye suldaanku
The sultans of habarawal where Reer axmed cabdalle ever since the wars of Axmed guray for almost 500 years they where Reer axmed cabdalle
- Keyse_0208
- SomaliNet Super
- Posts: 9898
- Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
- Location: L D N
- Contact:
Re: The king of Super awal Back in hargeisa
The_Patriot wrote:Go back to pg 1.abdikarim86 wrote:qolodee weeye suldaanku

- abdikarim86
- SomaliNet Super
- Posts: 12077
- Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
- Location: Bristol
Re: The king of Super awal Back in hargeisa
^
i ment jilibkee like ma reer xoosh baa etc

all coastal and interior clans are usually short , dark , curly hair .
all hawd , oogo and valley people are taller, muscular , reddish .
but you find good mix of all variations in between.
for instance Ciise Muuse is interily coastal clan with exception of one jilib which lives with HY.
all hawd , oogo and valley people are taller, muscular , reddish .
but you find good mix of all variations in between.
for instance Ciise Muuse is interily coastal clan with exception of one jilib which lives with HY.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: The king of Super awal Back in hargeisa
1Sultan abdirisaaq
2Sultan cabdilahi
3Sultan cabdiraxmaan
4Sultan Diririye
5Sultan
6Sultan
7Sultan
8Sultan
9 Sultan Binin
10Axmed
11Cabdalle
12Siciid
13Ismacil
14Jibril
15Xussein
16Abubark
17Isxaaq
18Sacad
19Muse
20Suber
21awal
22 sheikh isxaaq
this is his abtiirsi i am missing four sultans i cant remmeber their names

- rich-boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1635
- Joined: Wed Jan 30, 2008 6:26 am
- Location: Paris Seine saint denis Banlieue Nord gros
Re: The king of Super awal Back in hargeisa
Digdahab wrote:all coastal and interior clans are usually short , dark , curly hair .
all hawd , oogo and valley people are taller, muscular , reddish .
but you find good mix of all variations in between.
for instance Ciise Muuse is interily coastal clan with exception of one jilib which lives with HY.
u dont know what u talking about im from the Moxamed Cisse subclan and we settte very far from the coast we dont live with H.Y its H.Y that lives with us
Re: The king of Super awal Back in hargeisa
you got a reading problem son?for instance Ciise Muuse is interily coastal clan with exception of one jilib which lives with HY.
thats what I said the jilib I was referring to is your Maxamad Ciise who lives under the HY umbrella... which also another very unknown Sacad Muuse subclan does.
nobody dares to live with HJ in east, because they harass smaller clans and generally does not allow anyone to settle on their territory.
Garxajis however doesn't mind smaller clans, and face it kid , you live in a sea of Habar Yoonis clans.
Maxamed Ciise is probably undetectable for most Hy subclans ... thats how small you guys are .
Ciise Muuse Subeer Awal is basically two jilibs , Aadan and Maxamad....
- GENERAL_SNM
- SomaliNet Super
- Posts: 9757
- Joined: Fri Jul 13, 2007 1:32 pm
- Location: ''Nimankii Maroodiga ahaa mudanki reer Daahir''
Re: The king of Super awal Back in hargeisa
''nobody dares to live with HJ in east, because they harass smaller clans and generally does not allow anyone to settle on their territory''.
Samane and Sanbur are able to live anywhere they want in Musse Abokors land..

- MrPrestige
- SomaliNet Super
- Posts: 10104
- Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
- Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~
Re: The king of Super awal Back in hargeisa
The_Emperior5 wrote:Keyse_0208 wrote:you know its kind of true, after a while you actually start to tell people apart, now adays when i see some one i just know what tribe they hail from 70% of the time just by looking at them.. this is what i;ve obsereved
HA- Tall + Afro Hair
HJ - Short + Soft hair
HY - Tall + indian hair
Arap - Dark + short
Ciidagale - Very Light + Tall
Arab do know why he was name Maxammad al carab he looked just like sh isxaaq i wonder what happened to his kids haday siida isku baddaleen they maried barsuug iyo balayo

- rich-boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1635
- Joined: Wed Jan 30, 2008 6:26 am
- Location: Paris Seine saint denis Banlieue Nord gros
Re: The king of Super awal Back in hargeisa
Digdahab wrote:you got a reading problem son?for instance Ciise Muuse is interily coastal clan with exception of one jilib which lives with HY.
thats what I said the jilib I was referring to is your Maxamad Ciise who lives under the HY umbrella... which also another very unknown Sacad Muuse subclan does.
nobody dares to live with HJ in east, because they harass smaller clans and generally does not allow anyone to settle on their territory.
Garxajis however doesn't mind smaller clans, and face it kid , you live in a sea of Habar Yoonis clans.
Maxamed Ciise is probably undetectable for most Hy subclans ... thats how small you guys are .
Ciise Muuse Subeer Awal is basically two jilibs , Aadan and Maxamad....
man u dont know shit brother h.y umbrella dont make me laugh Moxamed Cisse is fear and respected by h.y is that why Moxamed Cisse were fighting numerous h.y subclans on they own
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: The king of Super awal Back in hargeisa
Suldaanka Guud Ee Beelaha Subeer Awal Suldaan Cabdirisaaq Si Diiran Loo Soo Dhaweeyay, Daawo
Tuesday, 20 October 2009
Berbera (Somalilandnation)- Suldaan Cabdirisaaq Suldaan Cabdillaahi Suldaan Cabdiraxmaan oo shalay ka soo degay Madaarka Diyaaradaha ee Magaaladda Berbera, ayaa waxa halkaa Suldaanka ku soo dhaweeyey Masuuliyiin ka kala socday Xukuumadda, Xisbiyada, Maamulka Gobolka Saaxil, Madax-dhaqmeed kala duwan iyo dadweyne kale oo tira badan.
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka Axmed Xaashi, oo ka mid ahaa Masuuliyiintii soo dhawaynta Suldaanka ka qaybgalay. “Waxaan leeyahay dadka reer Saaxil wad ku mahadsan tihiin sida quruxda badan ee aad u soo dhaweyseen, Suldaan Cabdirisaaqna waxaan leeyahay ku soo dhawoow dalkaaga hooyo.” Ayuu yidhi Wasiir Ku-xigeenka Qorshaynta oo Suldaanka gaadhsiiyay Hambalyo uu ka sido Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin iyo Madaxweyne Ku-xigeen Axmed Yuusuf Yaasiin.

Suldaan Cabdirisaaq Suldaan Cabdillaahi Suldaan Cabdiraxmaan, ayaa warbaahinta kula hadlay Qolka nasashada ee Madaarka Diyaaradaha Berbera oo uu wakhti ku qaatay, halkaas oo Masuuliyiintii iyo dadweynihii kala duwanaa Suldaanka ku salaameen, kuna soo dhaweeyeen. Waxaanu Suldaan Cabdirisaaq u mahadceliyay cid kasta oo ka soo qaybgashay soo dhawayntiisa, hadallo duco ah ayaanu halkaa ka jeediyay. “Danbigeena Illaahay ha dhaafo, Illaahay nabadgalyada ha innoo sugo, Illaahay khayrka ha inna waafajiyo, Illaahay cadawgeena ha innaga hayo, Illaahay Ictiraaf baynu ka barinaye ha inoo soo dedejiyo, Illaahay khilaafka dhexdeenna ha innaga saaro.” Sidaa ayuu yidhi Suldaanka Cabdirisaaq Suldaan Cabdillaahi.
Waxaanu Suldaan Cabdirisaaq intaa ku daray oo uu yidhi, “Waxaan si gaar ah ugu ducaynayaa in Illaahay Berbera barakeeyo, in Illaahay ka dhigo meeshii dhaqaale ahaan dalkeeda iyo dadkeedaba anfacda, in Illaahay dariiqa Arsaaqadda u furo, Illaahay ha ka dhigo meeshii Somaliland ay ku nasato ee dhaqaaleheedu ku kobco.”
Suldaan Maxamed Daahir Cilmi oo ku hadlayay Magaca Salaadiinta Somaliland ayaa si farxad leh u soo dhaweeyay, una qaabilay Suldaan Cabdirisaaq Suldaan Cabdillaahi. Sidoo kale Masuuliyiin ka kala socday Xisbiyada UDUB, KULMIYE iyo UCID, ayaa hadallo soo dhawayn ah halkaas ka jeediyay, isla markaana sheegay inay si weyn ugu faraxsan yihiin Suldaan Cabdirisaaq oo muddo badan dalka dibaddiisa ku noolaa maanta dib ugu soo laabto dalkiisa hooyo iyo Ummaddii uu Suldaanka u ahaa.
Intaa ka dib Suldaanka iyo Weftiga soo dhawaynayay waxay u kicitimeen gudaha Magaaladda Berbera, iyada oo qada-sharaf loogu sameeyay Huteel Xeeb-soor ee Berbera, halkaas oo uu Suldaanka ku soo dhaweeyay Maayarka Magaaladda Berbera Cabdalla Maxamed Cali, taasoo uu Suldaanku duco iyo mahadnaq ka jeediyay. Markii qadadaas ay Suldaanka iyo Weftigu dhamaysteen waxa uu u soo kicitimay dhinaca Magaaladda Hargeysa oo lagu soo dhaweeyay, waxaanu u gudbay Guri uu ku leeyahay Suldaanku Hargeysa.
Isla markaana waxa halkaa warbaahinta kula hadlay Axmed Jaambiir Suldaan oo ah Cayladda Suldaanka, xililna ka soo qabtay Xukuumadda Somaliland iyo Xasan Suldaan Cabdillaahi oo ay Suldaan Cabdirisaaq wallaalo yihiin, kuwaas oo u mahadceliyay dadweynaha reer Somaliland, Masuuliyiinta kala duwan ee Xukuumadda, Xisbiyada Siyaasadda, iyo sidoo kale Maamulka iyo dadweynaha reer Berbera oo ay si gaar ah ugu mahadceliyeen, iyaga oo ku amaanay qaabkii ay maanta Suldaanka u soo dhaweeyeen dadka reer Saaxil iyo casuumadda loogu sameeyay Magaaladda Berbera ee Xarunta Gobolka Saaxil.
Xasan Suldaan Cabdilaahi Suldaan C/raxmaan ayaa waxa uu uga mahad-celiyey dhamaan dadweynihii soo dhaweeyey Suldaanka cusub ee Subeer Awal Suldaan Cabdirisaaq Suldaan Cabdilaahi Suldaan C/raxmaan
hadhwanaagnews

- SahanGalbeed
- SomaliNet Super
- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: The king of Super awal Back in hargeisa
His father was a humble man , may Allah take pity on him .
- Elmi_Dheere
- SomaliNetizen
- Posts: 421
- Joined: Mon Jun 06, 2005 3:22 pm
- Location: Saylac
Re: The king of Super awal Back in hargeisa
SahanGalbeed wrote:His father was a humble man , may Allah take pity on him .
lool@humble
Are you suffering from a case amnesia ?
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 407 Views
-
Last post by SahanGalbeed
-
- 2 Replies
- 750 Views
-
Last post by Xaaji_Xundjuf
-
- 23 Replies
- 2748 Views
-
Last post by TheGrumpyGeeljire
-
- 1 Replies
- 997 Views
-
Last post by Murax
-
- 55 Replies
- 3346 Views
-
Last post by SahanGalbeed
-
- 10 Replies
- 925 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 31 Replies
- 1886 Views
-
Last post by snuten2006
-
- 34 Replies
- 1868 Views
-
Last post by Somalistan
-
- 9 Replies
- 1620 Views
-
Last post by CrazySommies