Ducaysane, Hawiye walaalo ma tihiin saxib, waddankiiba waad uga baxdeen aaway walaaltinimadii? Hawiye iyo Daarood waxay ku fiican yihiin khilaafkooda Soomaaliya as a land dhib ugama imman doono, Adinkuse Mapkaa Soomaliyaa idin dhibaaya araggiisa, sidaan ka dhadhan saday dad badan oo isaaq ah hadalladooda, maba jecla magaca soomaali in lagu soo qaado, isuma aragtaan Qabiil soomaaliyeed inaa tihiin, for that, I give to Hawiye and Darood great respect. Ilaahay qabiilka haka madoobeeyo, labadaasaa Soomaaliya badbaadin kari lahaa hadday Qabiilka iska daayaan. Adinku warkiinna waa fogaaday
