Iney meeli ku cuncuneyso waan arkayey...At last waad iska soo badheedhey sidaasaa roon
Adiga dabka iyo holaca Xamar ayaad ku raaxaysataa...That is why ay kuu dhibeyso even the least mention of "'Maxaa talo ah oo aan dalka ka yeelnaa".
Inaad mujrim tahay oo aad munaafaq tahay maxay kuu dhibtey? Because Somalia inay degto waxay carqalad ku tahay aqoonsigaaga...Waan is ognahay labadeenu...
Siyaad adiga ayaa u shaqayn jirey, Madaxweynahaaga ayaa u shaqayn jirey, Wasiiradiisii dhashiisii ayaad tahay... Kuwii left and right u cuni jirey ayaad tahay...Kuwa isu sharaxaya ee u tartamaya Madaxweynanimada ayaa ahaa wasiiradiisii all of them...Kuwii AAbbow ugu yeedhi jirey ayaa ah adeeradaa...
Aniga iyo adiga waxaa caqli yar ka moodaya;
1 Inay faa'do ugu jirto inay sidaa ahaato Somaalia...
2. Ka moodaya baaba' Somaalida kale inay isaga aqoonsi u keeneyso...
3. Ka moodaya inuu caqli badan yahay oo qori dab leh Somaali kula dhex jiro..
4 .Ka moodaya inuu smart yahay mar haddii uu ka dhex shaqaysto Hawiye iyo Daarood...
You go to hell...Xishood iyo surmo midna ma istaahishide...Khaa'inul waddan baad tahay...
Waxaan maqli jirey "isla weyn doora weyn"!
Adigaa is moodaya inaad caqli leedahay, qof kas iyo garaad leh, bani aadamka intuu daf soo yidhaahdo...ma aflagadoodo..Oo weliba waxa uu ku haysto ay tahay...Simply...Maxaa talo ah...
Aniga ma waxaa I mooddey kuwa aad ku tidhaahdo...Irir baynu nahay? Marka ay kaasii jeestaana...Dee dameeraha wax la qaybsan mayno" You go away...Munaafaq aday agtaada taal...
Sidaa aad ay ku dhibtey..in xataa nabad iyo talo is weydiiyo ayaa ka sal ah..oo kaa dhab ah....
Acuudu Bilaa...Ninku nabad iyo wanaag la necebaa Somaali
