IMPORTANT ANNOUNCEMENT TO BEESHA SOMALINET
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: IMPORTANT ANNOUNCEMENT TO BEESHA SOMALINET
Abdisamad marka waxad leedahay Hebbel madoobe iyo Cabdilahi yusuf ba wa gaalo oo Wa murtadin Ma sidaas baa?
- abdisamad3
- SomaliNet Super
- Posts: 12628
- Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
- Location: Kismayo
Re: IMPORTANT ANNOUNCEMENT TO BEESHA SOMALINET
horta cabdulaahi yusuf waa ninkii xabashida wadanka keenay kaas shekadiiso ma yara..midkaan madoobe waa iska greedy traitor..laakin labadaba ineey diinta ka baxeen ilaah un baa og..anigu takfiir kuma sameeynayo hada iyaga iyo ilaah uun beey utaal..I will consider muslim as long as they are saying waxaan nahay muslimeen..The_Emperior5 wrote:Abdisamad marka waxad leedahay Hebbel madoobe iyo Cabdilahi yusuf ba wa gaalo oo Wa murtadin Ma sidaas baa?
laakin hadeey iyagoo galo la socdo ama uu shaqeeynayo eey dagal soo qadaan waa in lagu jihaado..

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: IMPORTANT ANNOUNCEMENT TO BEESHA SOMALINET
abdisamad3 wrote:horta cabdulaahi yusuf waa ninkii xabashida wadanka keenay kaas shekadiiso ma yara..midkaan madoobe waa iska greedy traitor..laakin labadaba ineey diinta ka baxeen ilaah un baa og..anigu takfiir kuma sameeynayo hada iyaga iyo ilaah uun beey utaal..I will consider muslim as long as they are saying waxaan nahay muslimeen..The_Emperior5 wrote:Abdisamad marka waxad leedahay Hebbel madoobe iyo Cabdilahi yusuf ba wa gaalo oo Wa murtadin Ma sidaas baa?
laakin hadeey iyagoo galo la socdo ama uu shaqeeynayo eey dagal soo qadaan waa in lagu jihaado..
Haye laakin hore ayaad Cabdilahi yusuf murtad ugu sheegtay laakin meel u ku gaaloobay maad sheegin laakin wa gaal galkaaal waad odhan karta laakin inad gaal ku sheegtiid wa shay aad u adag, ma ogtahay akhiro labbadina mid ba gaal noqonaya
Laakin ayaad quraan ah ama xadiis ma jirta ogalanaysa ina muslimka lugu jiihaado?
- abdisamad3
- SomaliNet Super
- Posts: 12628
- Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
- Location: Kismayo
Re: IMPORTANT ANNOUNCEMENT TO BEESHA SOMALINET
ninkii gaal kuu so kaxeeysto waa inaad iska difaacdid..adiguba waatad tiraahdid jabhada snm waa mujahedeen..markeey ladagaalen siyaad barre..marka siyaad halkuu gaal ku noqday oo jabhad ethiopia soo hubeeysay sideey mujahed ku noqdeen intaas ka jawaab..The_Emperior5 wrote:abdisamad3 wrote:horta cabdulaahi yusuf waa ninkii xabashida wadanka keenay kaas shekadiiso ma yara..midkaan madoobe waa iska greedy traitor..laakin labadaba ineey diinta ka baxeen ilaah un baa og..anigu takfiir kuma sameeynayo hada iyaga iyo ilaah uun beey utaal..I will consider muslim as long as they are saying waxaan nahay muslimeen..The_Emperior5 wrote:Abdisamad marka waxad leedahay Hebbel madoobe iyo Cabdilahi yusuf ba wa gaalo oo Wa murtadin Ma sidaas baa?
laakin hadeey iyagoo galo la socdo ama uu shaqeeynayo eey dagal soo qadaan waa in lagu jihaado..
Haye laakin hore ayaad Cabdilahi yusuf murtad ugu sheegtay laakin meel u ku gaaloobay maad sheegin laakin wa gaal galkaaal waad odhan karta laakin inad gaal ku sheegtiid wa shay aad u adag, ma ogtahay akhiro labbadina mid ba gaal noqonaya
Laakin ayaad quraan ah ama xadiis ma jirta ogalanaysa ina muslimka lugu jiihaado?
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: IMPORTANT ANNOUNCEMENT TO BEESHA SOMALINET
Haye laakin Anigu kumaan weydin cidi gaal ku so kaxaysta anigu waxan ku weydiye ayaad quraan ah ama xadiis ma jirta oo leh La dagaalan Ummad muslim ah , sax walaninkii gaal kuu so kaxeeysto waa inaad iska difaacdid..adiguba waatad tiraahdid jabhada snm waa mujahedeen..markeey ladagaalen siyaad barre..marka siyaad halkuu gaal ku noqday oo jabhad ethiopia soo hubeeysay sideey mujahed ku noqdeen intaas ka jawaab..
Siyaad barre Dawladisi Waxay Istiri Ragga iyo dumarka sin arimo quraanka ka hor imanaya waxay Leyn jirtay culuma aw diinka waxay ku dhaqmi jirtay dhaqan ananu ab iyo isir u lahayn
waajib bay ahayd ina dawlada nocaasa lala dagaalamo, Kuwa quraanka u hiliye Mujaheedin bay ahayeen
Ta labaad siyaad bare yaa hunka siin jiray so gaalo waweyn oo indha bluegi may siin jirin mise gaalada hadana kalafiican

- abdisamad3
- SomaliNet Super
- Posts: 12628
- Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
- Location: Kismayo
Re: IMPORTANT ANNOUNCEMENT TO BEESHA SOMALINET
haaye hada marka waxaad aminsantahay dawladii siyaad barre ineey gaal aheeyd becouse waxeey isticmaali jirtay secular system..jabhadii snm oo xabashida uu shaqeeynayayna waxeey ahayeen mujahedeen ma sidaas baad aminsantahay?The_Emperior5 wrote:Haye laakin Anigu kumaan weydin cidi gaal ku so kaxaysta anigu waxan ku weydiye ayaad quraan ah ama xadiis ma jirta oo leh La dagaalan Ummad muslim ah , sax walaninkii gaal kuu so kaxeeysto waa inaad iska difaacdid..adiguba waatad tiraahdid jabhada snm waa mujahedeen..markeey ladagaalen siyaad barre..marka siyaad halkuu gaal ku noqday oo jabhad ethiopia soo hubeeysay sideey mujahed ku noqdeen intaas ka jawaab..
Siyaad barre Dawladisi Waxay Istiri Ragga iyo dumarka sin arimo quraanka ka hor imanaya waxay Leyn jirtay culuma aw diinka waxay ku dhaqmi jirtay dhaqan ananu ab iyo isir u lahayn
waajib bay ahayd ina dawlada nocaasa lala dagaalamo, Kuwa quraanka u hiliye Mujaheedin bay ahayeen
Ta labaad siyaad bare yaa hunka siin jiray so gaalo waweyn oo indha bluegi may siin jirin mise gaalada hadana kalafiicanSoo maraykanka iyo sovjetsku ma siin jirin o ma so hubeyn jirin ina siyad bare?
- abdisamad3
- SomaliNet Super
- Posts: 12628
- Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
- Location: Kismayo
Re: IMPORTANT ANNOUNCEMENT TO BEESHA SOMALINET
ma waxaan ku iri gaal baa kala fiican..anigu sual un baan ku weeydiyay..The_Emperior5 wrote:ninkii gaal kuu so kaxeeysto waa inaad iska difaacdid..adiguba waatad tiraahdid jabhada snm waa mujahedeen..markeey ladagaalen siyaad barre..marka siyaad halkuu gaal ku noqday oo jabhad ethiopia soo hubeeysay sideey mujahed ku noqdeen intaas ka jawaab..
Ta labaad siyaad bare yaa hunka siin jiray so gaalo waweyn oo indha bluegi may siin jirin mise gaalada hadana kalafiicanSoo maraykanka iyo sovjetsku ma siin jirin o ma so hubeyn jirin ina siyad bare?
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: IMPORTANT ANNOUNCEMENT TO BEESHA SOMALINET
Jabhada SNM waxay u shaqeyneyse shacabkeeda somaliland inay dulmiga ka saarto, wanay ku guuleysatey waney heshey waxay rabtay wa inay calan tawxeeda Ku qoranyahay ka taagto dhulkeedahaaye hada marka waxaad aminsantahay dawladii siyaad barre ineey gaal aheeyd becouse waxeey isticmaali jirtay secular system..jabhadii snm oo xabashida uu shaqeeynayayna waxeey ahayeen mujahedeen ma sidaas baad aminsantahay?

- abdisamad3
- SomaliNet Super
- Posts: 12628
- Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
- Location: Kismayo
Re: IMPORTANT ANNOUNCEMENT TO BEESHA SOMALINET
The_Emperior5 wrote:Jabhada SNM waxay u shaqeyneyse shacabkeeda somaliland inay dulmiga ka saarto, wanay ku guuleysatey waney heshey waxay rabtay wa inay calan tawxeeda Ku qoranyahay ka taagto dhulkeedahaaye hada marka waxaad aminsantahay dawladii siyaad barre ineey gaal aheeyd becouse waxeey isticmaali jirtay secular system..jabhadii snm oo xabashida uu shaqeeynayayna waxeey ahayeen mujahedeen ma sidaas baad aminsantahay?

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 36 Replies
- 2174 Views
-
Last post by abdikarim86
-
- 30 Replies
- 1655 Views
-
Last post by Lil_maRlilander
-
- 17 Replies
- 923 Views
-
Last post by Goljano Lion
-
- 3 Replies
- 553 Views
-
Last post by ToughGong
-
- 2 Replies
- 493 Views
-
Last post by TheGrumpyGeeljire
-
- 14 Replies
- 1164 Views
-
Last post by Skippa
-
- 3 Replies
- 462 Views
-
Last post by idol
-
- 14 Replies
- 929 Views
-
Last post by ms.nalia
-
- 9 Replies
- 813 Views
-
Last post by ProudFather