Page 5 of 5

Re: IMPORTANT ANNOUNCEMENT TO BEESHA SOMALINET

Posted: Fri Feb 26, 2010 10:02 am
by The_Emperior5
Abdisamad marka waxad leedahay Hebbel madoobe iyo Cabdilahi yusuf ba wa gaalo oo Wa murtadin Ma sidaas baa?

Re: IMPORTANT ANNOUNCEMENT TO BEESHA SOMALINET

Posted: Fri Feb 26, 2010 10:13 am
by abdisamad3
The_Emperior5 wrote:Abdisamad marka waxad leedahay Hebbel madoobe iyo Cabdilahi yusuf ba wa gaalo oo Wa murtadin Ma sidaas baa?
horta cabdulaahi yusuf waa ninkii xabashida wadanka keenay kaas shekadiiso ma yara..midkaan madoobe waa iska greedy traitor..laakin labadaba ineey diinta ka baxeen ilaah un baa og..anigu takfiir kuma sameeynayo hada iyaga iyo ilaah uun beey utaal..I will consider muslim as long as they are saying waxaan nahay muslimeen..
laakin hadeey iyagoo galo la socdo ama uu shaqeeynayo eey dagal soo qadaan waa in lagu jihaado.. :up:

Re: IMPORTANT ANNOUNCEMENT TO BEESHA SOMALINET

Posted: Fri Feb 26, 2010 10:17 am
by The_Emperior5
abdisamad3 wrote:

Haye laakin hore ayaad Cabdilahi yusuf murtad ugu sheegtay laakin meel u ku gaaloobay maad sheegin laakin wa gaal galkaaal waad odhan karta laakin inad gaal ku sheegtiid wa shay aad u adag, ma ogtahay akhiro labbadina mid ba gaal noqonaya
Laakin ayaad quraan ah ama xadiis ma jirta ogalanaysa ina muslimka lugu jiihaado?

Re: IMPORTANT ANNOUNCEMENT TO BEESHA SOMALINET

Posted: Fri Feb 26, 2010 10:21 am
by abdisamad3
The_Emperior5 wrote:

ninkii gaal kuu so kaxeeysto waa inaad iska difaacdid..adiguba waatad tiraahdid jabhada snm waa mujahedeen..markeey ladagaalen siyaad barre..marka siyaad halkuu gaal ku noqday oo jabhad ethiopia soo hubeeysay sideey mujahed ku noqdeen intaas ka jawaab..

Re: IMPORTANT ANNOUNCEMENT TO BEESHA SOMALINET

Posted: Fri Feb 26, 2010 10:33 am
by The_Emperior5
ninkii gaal kuu so kaxeeysto waa inaad iska difaacdid..adiguba waatad tiraahdid jabhada snm waa mujahedeen..markeey ladagaalen siyaad barre..marka siyaad halkuu gaal ku noqday oo jabhad ethiopia soo hubeeysay sideey mujahed ku noqdeen intaas ka jawaab..
Haye laakin Anigu kumaan weydin cidi gaal ku so kaxaysta anigu waxan ku weydiye ayaad quraan ah ama xadiis ma jirta oo leh La dagaalan Ummad muslim ah , sax wala

Siyaad barre Dawladisi Waxay Istiri Ragga iyo dumarka sin arimo quraanka ka hor imanaya waxay Leyn jirtay culuma aw diinka waxay ku dhaqmi jirtay dhaqan ananu ab iyo isir u lahayn
waajib bay ahayd ina dawlada nocaasa lala dagaalamo, Kuwa quraanka u hiliye Mujaheedin bay ahayeen
Ta labaad siyaad bare yaa hunka siin jiray so gaalo waweyn oo indha bluegi may siin jirin mise gaalada hadana kalafiican :lol: Soo maraykanka iyo sovjetsku ma siin jirin o ma so hubeyn jirin ina siyad bare?

Re: IMPORTANT ANNOUNCEMENT TO BEESHA SOMALINET

Posted: Fri Feb 26, 2010 10:51 am

haaye hada marka waxaad aminsantahay dawladii siyaad barre ineey gaal aheeyd becouse waxeey isticmaali jirtay secular system..jabhadii snm oo xabashida uu shaqeeynayayna waxeey ahayeen mujahedeen ma sidaas baad aminsantahay?

Re: IMPORTANT ANNOUNCEMENT TO BEESHA SOMALINET

Posted: Fri Feb 26, 2010 10:53 am

ma waxaan ku iri gaal baa kala fiican..anigu sual un baan ku weeydiyay..

Re: IMPORTANT ANNOUNCEMENT TO BEESHA SOMALINET

Posted: Fri Feb 26, 2010 10:58 am
by The_Emperior5
haaye hada marka waxaad aminsantahay dawladii siyaad barre ineey gaal aheeyd becouse waxeey isticmaali jirtay secular system..jabhadii snm oo xabashida uu shaqeeynayayna waxeey ahayeen mujahedeen ma sidaas baad aminsantahay?
Jabhada SNM waxay u shaqeyneyse shacabkeeda somaliland inay dulmiga ka saarto, wanay ku guuleysatey waney heshey waxay rabtay wa inay calan tawxeeda Ku qoranyahay ka taagto dhulkeeda :up:

Re: IMPORTANT ANNOUNCEMENT TO BEESHA SOMALINET

Posted: Fri Feb 26, 2010 11:26 am
by abdisamad3
The_Emperior5 wrote:
haaye hada marka waxaad aminsantahay dawladii siyaad barre ineey gaal aheeyd becouse waxeey isticmaali jirtay secular system..jabhadii snm oo xabashida uu shaqeeynayayna waxeey ahayeen mujahedeen ma sidaas baad aminsantahay?
Jabhada SNM waxay u shaqeyneyse shacabkeeda somaliland inay dulmiga ka saarto, wanay ku guuleysatey waney heshey waxay rabtay wa inay calan tawxeeda Ku qoranyahay ka taagto dhulkeeda :up:
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :down: