Lord Diplock wrote:Liqaaye, I get what you're saying bro, but how comes i cant see a single A Madoobe on the list of candidates.
Sicid: could you list the sub-clans of HY MPs, for example how many Muuse Ismail MPs? and also, is there any difference between Gadhweyn and Reer Cawl?
Lord Diplock there HY subclans MPs
Musharaxiintii, iyo xildhibaanada soo baxay ee H/Yoonis
by Bohol iyo karaman » Fri Feb 20, 2009 6:03 pm
Musharaxiintii iyo Xildhibaanada Beesha Habar Yoonis ee Barlamaanka
1. Nimco Xuseen Qawdhan (Kulmiye) Hargeysa Ba Dhulmahante
2. Yusuf Nuur Maxamed Sugule Guruje (Kulmiye) Hargeysa, Isxaaq Carre
3. Jaamac Axmed Salaax Muumin (UCID) Hargeysa, Isxaaq Carre
4. Khadar Adan Xusen Ismaaciil (Ucid) Hargeysa, Cali Saciid
5. Xaaji Xuseen Caabi Xasan (Ucid) Hargeysa Gunbuur
6. Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac (Udub) Hargeysa, Isxaaq carre
7. Farxaan Adan Haybe Cilmi (Udub) Hargeysa Isxaaq Carre
8. Maxamuud Ibraahim Axmed Ducaale Sandheere (Kulmiye) Saaxil, Muuse Cabdale
9. Cabdiramaan Maxamed Cabdulaahi Ciro (Ucid) Saaxil, Muse Cabdale
10. Fu'aad Shiikh Maxamed Cabdale (Ucid) Saaxil, Idarays Cabdale
11. Dr. Maxamed Nuur Caraale Bulaale Duur (Udub) Saaxil, Muuse Cabdale
12. Dr. Maxamed cabdi Carabeyto (Kulmiye) Sanaag, Muuse Ismaaciil Cabdale Xaamud
13. Axmed Farax Cali Jooj (Ucid) Sanaag, Muuse Ismaaciil, Jibriil Tuurwa
14. Axmed Jaamac Ismaaciil Dafac (Ucid) Sanaag, Muuse Ismaaciil, Maxamuud Xaamud
15. Maxamed Cali Jibriil Ducaale (Ucid) Sanaag, Muuse Ismaaciil, Cabdi Xaamud
16. Saalax Bare Cabdi Maxamed (Ucid) Sanaag, Muuse Ismaaciil, Reer Ibraahim
17. Dr. Saleebaan Cawed Cali Huruuse Bukhaari (Ucid) Sanaag, Sacad Yoonis, Jibriil Xasan
18. Yaasiin Cali Warsame Guuled (Ucid) Sanaag, Muuse Ismaaciil, Cabdale Xaamud
19. Ibraahim Maxamed Xuseen Inadhaadheere (Udub) Sanaag, Muuse, Ismaaciil Muuse Tuurwa
20. Maxamed Cumar Jaamac Jambaabul (Udub) Sanaag, Muuse Ismaaciil, Cabdale Xaamud, Reer Ibraahim
21. Maxamed Saalax Cige (Udub) Sanaag, Muuse Ismaaciil, Jibriil Tuurwa
22. Yusuf Liiban Cumar Cali (Udub) Sanaag, Sacad Yoonis Idarays
23. Dr. Cabdiqaadir Askar Xasan Cali "Daba'Jar" (Ucid) Sool, Sacad Yoonis, Reer Barkad
24. Maxamed Xirsi Xaaji Farax (Ucid) Sool, Sacad Yoonis, Reer Barkad
25. Saciid Warsame Ismaaciil (Udub) Sool, Sacad Yoonis, Reer Barkad
26. Dr. Cabdi Aw Daahir Cali Guuled (Kulmiye) Togdheer, Reer Caynanashe
27. Dr. Cabdiraxmaan Cabdiqaadir Farax Nuur (Kulmiye) Togdheer, Muuse Carre
28. Maxamed Xaaji Yusuf Axmed Cali Waabeyo (Kulmiye) Togdheer, Ba Dhulmahante
29. Axmed Xuseen Maxamuud Fag'fagaash (Ucid) Togdheer, Muuse Carre
30. Cabdulaahi Jaamac Muuse Ismaaciil (Ucid) Togdheer, Baha Caynaanshe
31. Cali Cabdi Nuur Guhaad (Ucid) Togdheer, Reer Waraabe
32. Jaamac Xasan Adan Xaad (Ucid) Togdheer, Muuse Cabdale
33. Luul Xaaji Cawed Caraale (Ucid) Togdheer, Reer Caynaashe
34. Mustafe Maxamed Axmed Xudur (Ucid) Togdheer, Cali Saciid
35. Saleebaan Nuur Cabdi Ludfe (Ucid) Togdheer, Reer Xuseen
36. Xasan Suudi Xirsi Shire (Ucid) Togdheer, Ugaadh Cumar
37. Xuseen Maxamed Cige Xasan (Ucid) Togdheer, Muuse Ismaaciil, Reer Cawl
38. Axmed Maxamed Nuur Maxamed (Udub) Togdheer, Reer Sugule
39. Cabdi Axmed Saciid Seed (Udub) Togdheer, Reer Waraabe
40. Cali Xaaji Maxamed Muse Tuke (Udub) Togdheer, Cali Saciid
41. Faysal Nuux Diiriye Sooyaan (Udub) Togdheer, Reer Xuseen
42. Haybe Nuur Xaaji Cabdulaahi Maxamed (Udub) Togdheer, Ba Dhulmahante
43. Eng. Maxamed Cali Ciise (Udub) Togdheer, Muuse Carre
44. Xasan Jaamac Cali Nuur Bacaad (Udub) Togdheer, Reer Caynaanshe
45. Xuseen Ismaaciil Yusuf Cawed (Udub) Togdheer, Ugaadh Cumaar
Cabdale Ismaaciil
1. Nimco Xuseen Qawdhan (Kulmiye) Hargeysa, Ba Dhulmahante
2. Xaaji Xuseen Caabi Xasan (Ucid) Hargeysa, Gunbuur "Waa Soo Baxay"
3. Maxamuud Ibraahim Axmed Ducaale Sandheere, (Kulmiye) Saaxil, Muuse Cabdale
4. Cabdiramaan Maxamed Cabdulaahi Ciro, (Ucid) Saaxil, Muse Cabdale "Waa Soo Baxay"
5. Fu'aad Shiikh Maxamed Cabdale (Ucid) Saaxil, Idarays Cabdale
6. Dr. Maxamed Nuur Caraale Bulaale Duur (Udub) Saaxil, Muuse Cabdale "Waa Soo Baxay"
7. Maxamed Xaaji Yusuf Axmed Waabeyo (Kulmiye) Togdheer, Ba Dhulmahante "Waa Soo Baxay"
8. Dr. Cabdi Aw Daahir, (Kulmiye), Togdheer, Reer Caynaanshe
9. Cabdulaahi Jaamac Muuse Ismaaciil (Ucid) Togdheer, Baha Caynaanshe
10. Cali Cabdi Nuur Guhaad (Ucid) Togdheer, Reer Waraabe
11. Jaamac Xasan Adan Xaad (Ucid) Togdheer, Muuse Cabdale "Waa Soo Baxay"
12. Luul Xaaji Cawed Caraale (Ucid) Togdheer, Reer Caynaashe
13. Saleebaan Nuur Cabdi Ludfe (Ucid) Togdheer, Reer Xuseen
14. Xasan Suudi Xirsi Shire (Ucid) Togdheer, Ugaadh Cumar
15. Axmed Maxamed Nuur Maxamed (Udub) Togdheer, Reer Sugule "Waa Soo Baxay"
16. Cabdi Axmed Saciid Seed (Udub) Togdheer, Reer Waraabe
17. Faysal Nuux Diiriye Sooyaan (Udub) Togdheer, Reer Xuseen
18. Haybe Nuur Xaaji Cabdulaahi Maxamed (Udub) Togdheer, Ba Dhulmahante
19. Xasan Jaamac Cali Nuur Bacaad (Udub) Togdheer, Reer Caynaanshe
20. Xuseen Ismaaciil Yusuf Cawed (Udub) Togdheer, Ugaadh Cumaar "Waa Soo Baxay"
Beesha Cabdale Ismaaciil Care Waxa uu soo baxay goboladoo dhan 7 (todoba xildhibaan)
Afar Qof baa iska soo sharaxay waxa Cabdale Ismaaciil ah Kulmiye "Qudhmiye" Waxan kaa soo Baxay Maxamed waabeeyo.
Muuse Ismaaciil
1. Dr. Maxamed Cabdi Carabeeto, Cabdale Xaamud, Kulmiye, Sanaag,
2. Axmed Farax Cali Jooj, Jibrile Tuurwa, Ucid, Sanaag,
3. Axmed Jamac Ismaaciil Dafac, Maxamuud Xaamud, Ucid, Sanaag,
4. Saalax Bare Cabdi Maxamed, Reer Ibraahim, Ucid, Sanaag,
5. Yaasiin Cali Warsame Guuled, Cabdale Xaamud, Ucid, Sanaag,
6. Dr. Maxamed Cali Jibriil Ducaale, Cabdi Xaamud, Ucid, Sanaag, "Waa Soo Baxay"
7. Dr. Xuseen Maxamed Cige Xasan, Reer Cawal, Ucid, Togdheer, "Waa Soo Baxay"
8. Ibraahim Maxamed Xuseen Inadhaadheere, Muuse Tuurwa, Udub, Sanaag,"Waa Soo Baxay"
9. Eng. Maxamed Cumar Jaamac Jambaabul Cabdale Xaamud, Udub, Sanaag, "Waa Soo Baxay"
10. Dr. Maxamed Saalax Cige, Jibriile Tuurwa, Udub, Sanaag, "Waa Soo Baxay"
Beesha Muuse Ismaaciil Care waxa goboladoo dhan uga soo baxay 5 (shan xildhibaan)
Afar (4) Sanaag ah iyo 1 mid Togdheer ah.
Dr. Carabeeto qudhaa iska soo sharaxay waxa muuse ismaaciil ah Kulmiye"Qudhmiye"
Sacad Yoonis
1. Dr. Cabdiqaadir Askar Xasan Cali, Jibriil Xasan, Reer Barkad, Ucid, Sool, "Waa Soo Baxay"
2. Maxamed Xirsi Xaaji Farax, Jibriile, Xasan Reer Barkad, Ucid, Sool
3. Saciid Warsame Ismaaciil, Jibriile Xasan, Reer Barkad, Udub, Sool
4. Dr. Saleeban Cawed Huruuse 'Bukhaari', Jibriile Xasan, Ucid, Sanaag, "Waa Soo Baxay"
5. Yusuf Liibaan Cumar, Idarays, Muuse Samatar, Udub, Sanaag
Beesha Yoonis Ismaaciil Care waxa gobolado dhan uga soo baxay labo (2 Xildhibaan) mid Sanaag ah iyo mid Sool ah.
Hal Qof oo Sacad Yoonis ihi iskama soo Sharixiin Xisbiga Kulmiye "Qudhmiye"
Muuse Care
1. Dr. Cabdiraxmaan Cabdiqaadir Farax Nuur (Kulmiye) Togdheer, Muuse Carre
2. Axmed Xuseen Maxamuud Fag'fagaash (Ucid) Togdheer, Muuse Carre
3. Eng. Maxamed Cali Ciise (Udub) Togdheer, Muuse Carre
Beesha Muse Care cidi ugamaa soo bixiin golaha wakiilada Somaliland Next Election they would do better Insha allah.
Waxa Muuse Carre Ah waxa qudhmiye iska soo sharaxay Cabriraxmaan c/qaadir qudha; Isna Ma Soo bixin.
Isxaaq Care
1. Yusuf Nuur Maxamed Sugule Guruje (Kulmiye) Hargeysa, Isxaaq Carre
2. Jaamac Axmed Salaax Muumin (UCID) Hargeysa, Isxaaq Carre
3. Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac (Udub) Hargeysa, Isxaaq carre "Waa Soo Baxay"
4. Farxaan Adan Haybe Cilmi (Udub) Hargeysa Isxaaq Carre
Beesha Isxaaq Care Waxa Gobolka Hargeysa Uga Soo baxay hal xildhibaan.
Waxa Isxaaq Carre Ah waxa iska soo sharaxay Xisbiga Qudhmiye'Kulmiye" Yusuf Nuur.
Cali Saciid
1. Khadar Adan Xusen Ismaaciil (Ucid) Maroodijeex, Cali Saciid "Waa Soo Baxay"
2. Mustafe Maxamed Axmed Xudur (Ucid) Togdheer, Cali Saciid
3. Cali Xaaji Maxamed Muse Tuke (Udub) Togdheer, Cali Saciid "Waa Soo Baxay"
Beesha Cali Saciid Waxa Golaha Wakiilada S/land U soo baxay labo xildhibaan mid Maroodijeex ah iyo mid Togdheer ah.
Cali Saciid Waxa cidii iskama soo sharixin Kulmiye or Qudhmiye.
Xisbiga Udub Waxa iska soo sharaxay goboladoo dhan:
16 lix iyo toban musharax "dhamaan lab"
Waxa kaa soo baxay sideed xildhibaan
Xisbiga Ucid Waxa iska soo sharaxay goboladoo dhan:
22 Labo iyo labaatan Musharax " 21 lab, iyo 1 dhidig ah"
Waxa kaa soo baxay sideed xildhibaan
Xisbiga Kulmiye "Qudhmiye" waxa iska soo sharaxay goboladoo dhan:
7 todoba musharax ( lix lab iyo hal dhidig)
Waxa kaa soo baxay hal xildhibaan ( Maxamed Waabeeyo)
Xisbiga Tamarta yar ee mucaaradka ah ee dadka qaar basi uu yaqaanaan Kulmiye/qudhmiye sadexdii doorasho ee wadanka kaa soo dhacayba beesha beelaha somaliland degaa ugu baaxadaa wayn uguna degaanka wayn waxa taageero ah waa kaa waayeey waxanaa beesha dhan iska soo sharaxay todoba musharax oo midii tahay dumar wuxunaa helay doorashadii wakiilada cod u dhexeeya 17,000/18,000.
Beesha Habar Yoonis oo ah beesha ugu badan beelaha Soomaaliyeed ee geeska Africa dega waxa iska soo sharaxay doorashadii wakiilada 45 shan iyo afartan xildhibaan. Beeshu iyado ah beeshii ugu musharixiintaa badnaad ayaa hadanaa waxay noqotay beesha ugu xildhibaanada badan Somaliland waxayna heshay 17 xildhibaan. Hoose kaa fiiri Magacyada Xildhibaanada iyo gobolada kaa soo baxeen.
Gobolka Togdheer (Lix Xildhibaan)
1. Maxamed Xaaji Yusuf Axmed Waabeeyo (Kulmiye)
2. Axmed Maxamed Nuur Maxamed (Udub)
3. Xuseen Ismaaciil Yusuf Cawed (Udub)
4. Cali Xaaji Maxamed Muse Tuke (Udub)
5. Jaamac Xasan Adan Xaad (Ucid)
6. Xuseen Maxamed Cige Xasan (Ucid)
Gobolka Sanaag (Shan Xildhibaan)
1. Dr. Saleebaan Cawed Cali Huruuse 'Bukhaari' (Ucid)
2. Maxamed Cali Jibriil Ducaale (Ucid)
3. Ibraahim Maxamed Xuseen 'Inadhaadheere' (Udub)
4. Maxamed Cumar Jaamac 'Jambaabul' (Udub)
5. Maxamed Saalax Cige (Udub)
Gobolka Maroodijeex (Sadeex Xildhibaan)
1. Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac (Udub)
2. Xaaji Xuseen Caabi Xasan (Ucid)
3. Khadar Adan Xusen Ismaaciil (Ucid)
Gobolka Saaxiil (Laba Xildhibaan)
1. C/ramaan M. Cabdulaahi 'Ciro' (Ucid) "GUDOOMIYAHA BARLAMAANKA SOMALILAND"
2. Dr. Maxamed Nuur Caraale Bulaale Duur (Udub)
Gobolka Sool (Hal Xildhibaan)
1. Dr. Cabdiqaadir Askar Xasan Cali (Dabajar) (Ucid)