Ninyahoow ur killin yourself. Indhacadde was based in Marka, and that's why he did all that. But outside Marka Dir ama Biimaal shabellada hoose ma degaanCoolPoisons wrote:Waryaa Shribi meeshan awood qeybsi ayaa ka jira.Shirib wrote:Name one place other than Marka that Biimaal or any other Dir live in lower shabelle? ku lahaa digil iyo mirifle xoola yar ee ka deganyahiinCoolPoisons wrote:Waryaa Lower Shabele waxa degan Dir Konfured sida Bimal iyo Dirta kale not Digil iyo Mirifle. Digil iyo Mirifle xoola yar ayee ka deganyihin.
President will go to Darod gaar ahaan Marehan
Ku xigeenkiisa will go to Digil iyo Mirifle
gudoomiyaha barlaamanka will go to Dir Konfureed gaar ahaan biimal.
Shabela hoose waligood biyomaal ayaa hormuud u aha. When the tuuga indacadde ruled it, ku xigeenkiisa wuxu always ka dhigi jiray biyomaal. teeda kale markaan iri Dir Koonfureed, its not only bimal.
waa iiddo, warday, surre (Jamaame), Rer Aw Siciid, Mandaluug oo badankood yihin Dir konfureed, deegaana u ah Lower Shabele.
Waryaa ma adigo waliga Somalia so arkin ayaad rabta inaad ila murmurtid.
Shabellada Hoose is D&M degaan from Afgooye to Baraawe, only place where Dir live is Marka, so what are u talking about?