Page 5 of 5
Re: Rer Somalinet hal arin iga caawiya
Posted: Wed Mar 17, 2010 8:44 am
by kambuli
Cool,
Reer magac leh

Ka xaaxaabi hee
Saaxiibkaa af libaax buu galay

Re: Rer Somalinet hal arin iga caawiya
Posted: Wed Mar 17, 2010 8:54 am
by CoolPoisons
kambuli wrote:Cool,
Reer magac leh

Ka xaaxaabi hee
Saaxiibkaa af libaax buu galay


laakin hadey calaftahayna?

hooyooyinka who prevent girls from marrying cause he's not from the same jilib.
Re: Rer Somalinet hal arin iga caawiya
Posted: Wed Mar 17, 2010 9:03 am
by qoraxeey
Viva The Free minded hooyoyn

Re: Rer Somalinet hal arin iga caawiya
Posted: Wed Mar 17, 2010 9:19 am
by kambuli
Cool,
Come on

You are not telling us the whole story
What kind of a hooyo would base her choice on "Jilib hoose"

Re: Rer Somalinet hal arin iga caawiya
Posted: Wed Mar 17, 2010 9:24 am
by CoolPoisons
kambuli wrote:Cool,
Come on

You are not telling us the whole story
What kind of a hooyo would base her choice on "Jilib hoose"

kambuli oo maxa qariyey ka sakow magacyada.
Gabadha iyo wilka waa isku beel laakin isku jilib ma aha. Hooyada iyo gabadhana waa isku beel laakin isku jilib hoose ma aha. Hooyadana waxy dooney in wiil oo jilibkeeda ka so jeedo guursado gabadha.
Artintaasna waxaan u arka wax foolxun.
Re: Rer Somalinet hal arin iga caawiya
Posted: Wed Mar 17, 2010 9:31 am
by kambuli
Cool,
Waxaan ka yaabay, hooyo hal jilib keliya rabta inay gabadheeda guursadaan..Jilibkaas ay rabto ninka ka dhashay sow ma noqon karo "Dad Cun"? If in fact if that is the case, and the mom is that kind, tell your friend to leave that girl alone..No one wants want to deal with a kuku mother-in-law
