
Wan istaagey halkaa ninka cadi taagan yahay 2009 meesha hadaa waa lagaa shaqeeyeey waa green, Geedkaa madaxaa go,aan leh aay lays ku siitaagaa markaa laa doonaayo in laagaa hoos loo eego
waxan laagaa kaa tuuray geed caleen leh ama laan iyado duulaybay dib iigu soo noqotay I still remember walahay,
meesha markad ku taagaan tahay waxad arkay hirka bada waxad kalo arkay magaalooyin yaryar oo meel fog ku yaalaa.
Daalo waa meel aad uu qurux badan hadii siifiican logaa shaqeeyo




















