Page 5 of 5
Re: How Many Of You Cagdheers
Posted: Thu Apr 22, 2010 10:31 am
by CoolPoisons
ina aadan wrote:CoolPoisons
nin lala doodikaro ma tihi sa waxaad qorysaa waxaad doonto
e isku noqo bal
awoowe, waxaan dood uma baahan. Nin Dhagaxbur ka yimid xagu ka doodi kara Jubaland?
Re: How Many Of You Cagdheers
Posted: Thu Apr 22, 2010 10:48 am
by ina aadan
CoolPoisons
nin walba wuu yaqaana dhulkiisa adna waxaad wadaa dafiraad cad
oo anigii Jarar ka imid baaba kula yaaban
e marka see inaar lagula doodi
Re: How Many Of You Cagdheers
Posted: Thu Apr 22, 2010 11:00 am
by abdalla11
CoolPoisons wrote:Kismayo has 5 major xaafads, 3.5 waxa dega Marehan gar ahaan Marehanka Mudug. waxa so haray 1.5 Xagee Cagherahu degaan.
so about 70% of kismaayo waa marexaan?

and i was about to take mareexaans serious
Re: How Many Of You Cagdheers
Posted: Thu Apr 22, 2010 11:19 am
by hanqadh
waa wax lagu yaqaano coolpoison inuu mar mar hadal dhaciif oo bilaa macni ah iska tuuro isagoona wax xaqiiqa u hayn.

Re: How Many Of You Cagdheers
Posted: Thu Apr 22, 2010 11:57 am
by CoolPoisons
Bal firi dadkan,
daliil ayaan keenay, and the fact that 3.5 of the 5 xafadood are Marehan xaafads.
The biggest xaafad waa Guulwade
abdalla, adiga sheekada ka bax. Marki la so hadal qaado Bosaso ayaad sheekadu ku biiri karta.
Re: How Many Of You Cagdheers
Posted: Fri Apr 23, 2010 4:14 pm
by abdalla11
Ani doodeyda mahan tiro ee waa wax qabad, dadkeyga aya kismaayo dhisay, mareexana faraha ayu ka bixiyay, ma isku mid baan nahay marka, midna uu dhisay midna farahu ka bixiyay

Re: How Many Of You Cagdheers
Posted: Mon Apr 26, 2010 11:26 pm
by Hard-Rock