diinta waa wax qofka uu ku dhashey ma aha iska yeel yeel iyo munaafaqad islaanimada waa wax ka yimaada qalibaaga, .diinta islaamka waa diin naxariis, sinaan cadaalad, democracy walaaltinimo, aniga waxaan diidanahay MUNAAFAQNIAMDA kaliya, bal systemka loogu yeero shariica(sharci) haduu wax fiican yahay maxaan SACUUDIGA isaga dhiibi weynay ee canada iyo mareykanka idin wada geeyey?Air Canada wrote:Yalaxoow Al-sheeydaan xarashkuu u hayo daraadeed diinta inuu ka baxo aan ka cabsana.
waa loo qiraa dad kale wanaag ay sameeyeen, of course xumaan baddan waa ka buuxdaa gaaladan, laakiin waxa kaliya ay ku horumareen waa xuriyada iyo systemka ku dhisan inay doortaan dadka maamulaya.
aniga waxaan aamisanahay inay riyoonayaan dadkii mooda DHAGAX KU DILID iyo gacan gooyn wax shaqo ku leh horumarka baniaadamka.