Xisbiga Udub iyo wacdaraha berito, keep eyes on
Moderator: Moderators
- kaliil
- SomaliNet Super

- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Xisbiga Udub iyo wacdaraha berito, keep eyes on
Emperor,sxb nin walba oo ka baxa ayaa kuu sheegaya inuu kulmiye xisbi qoys yahay. Mujaahid dhegaweyne, mujaahid Cali Gurey, Cabdiraxmaan laba-tolle...... inta nin ee ka baxday tiro maleh. dhamaantood waxay kuu sheegayaan inuu wuxu xisbi qoys yahay oo cidii fikradooda ku raaciweydo iska tag lagu yidhaahdo. Kuwa somalinet soo gala xiitaa miyaanad arag? maalin walba kulmiye waa xisbi HJ ayay ku leeyihiine haddaad udub nacday maad adna xisbi samaysatid intaat xisbi qoys calanka u sido?aniga haddii Udub reer baa iska leh la igu yidhaahdo beri ayaan joojinayaa taageeridooda.Siilaanyo ballantiisa ha isku halayn. Waxba kuu qabanmaayo. Markuu SNM gudoomiye ka ahaa waxba SNM uma qaban oo iyaga ayaabu reer reer u kala qaybiyay oo kala jebiyaya. Ragga dhaawacmana inta reerkiisa uun ayuu dibeda u qaadi jiray si loosoo daweeyo. Markii Cabdiraxmaan Tuur gudoomiye noqday ayaa dalka la xoreeyey oo 3 sano gudahood lagu qabtay wixii 7 sano lagu qaban waayay.
- kaliil
- SomaliNet Super

- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Xisbiga Udub iyo wacdaraha berito, keep eyes on
Siciid sxb qasab maaha inaan sheego sababtaan Udub u taageerayo laakiin yarkan Sacad Muuse e jahawareersan ayaan wax u yara sheegayaa. Kulmiye iyo qudhun la garanayn ayuu ilasoo doonanayaa. Hadduu HJ ahaan lahaa lamaba yaabeen laakiin isagoo Sacad Muuse ah ayuu urur Habar Jeclo ii xayaysiinayaa.
Re: Xisbiga Udub iyo wacdaraha berito, keep eyes on
kaliil, gartay sxb don't waste your time on people who ask the same questions anyway that is my advice sxb.
Suldaan Siciid
Suldaan Siciid
- kaliil
- SomaliNet Super

- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Xisbiga Udub iyo wacdaraha berito, keep eyes on
ok inaadeer. waan ka baxaye markale ha inoo ahaato inshallah.
- GENERAL_SNM
- SomaliNet Super

- Posts: 9757
- Joined: Fri Jul 13, 2007 1:32 pm
- Location: ''Nimankii Maroodiga ahaa mudanki reer Daahir''
Re: Xisbiga Udub iyo wacdaraha berito, keep eyes on
Cuqdaad.com
It truely sad that your whole politics is based in keeping another tribe from suceeding. Whilst you waste your energy, time and money on holding HJ back your real enemies are circling. The ONLF will own you in hawd soon and at this rate you will all have to relocate to Bari for safety. HJ is not your enemy its your sparing partner, your real enemy are out their.

Kaliil, ok salaam inadeer. 
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 11 Replies
- 768 Views
-
Last post by Rightwing
-
- 1 Replies
- 358 Views
-
Last post by hargaysaay
-
- 0 Replies
- 552 Views
-
Last post by fagash_killer
-
- 31 Replies
- 2126 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 10 Replies
- 844 Views
-
Last post by Dhaga Bacayl
-
- 2 Replies
- 564 Views
-
Last post by Bohol iyo karaman
-
- 0 Replies
- 549 Views
-
Last post by Ducaysane_87
-
- 6 Replies
- 751 Views
-
Last post by Cumar-Labasuul
-
- 0 Replies
- 397 Views
-
Last post by Bohol iyo karaman