
http://www.cfr.org/publication/13315/so ... ilies.html
Moderator: Moderators
Siciid85 wrote:so darood regime was alive in 2002?and that map doesn't say they reach beer, more like yagoori which is Jamac Siyaad - dhulbahante deegaan, download it yourself, you need some glasses and then zoom it in markas baad sii ficaan uu arkaysa.
http://www.cfr.org/publication/13315/so ... ilies.html
Ninyohow miyaydnaan xishoon! Sacad Yoonis waxaad waddoba Caynabana ma iigu keentay!Siciid85 wrote:Runloow101,sxb dhiig-kar ha isku ridiin that is how modern maps are, obvisiouly we know caynabo aka saraar is a shared region, by HJ being the majority, S.Y, and few dhullos, marka iska raxayso you don't have to try and proof anything to me because i know the truth.
with real sources.
idiot baad tahay aan wax aqoon. Kumaan odhan waan ku wasayaaye waxan ku idhi guska iiga fuq oo "Me too-da naga daa". I don't think u are smart enough to comprehend that.Siciid85 wrote:![]()
balayo ileen kani wa makhnuud, futo iyo ceeb bas bu inta ka sheekaynaya, haye so you came to numbers now bal tell me how come in 2005 parliamentary elections, Cali Barkhaad - S.Y alone had over 3 candidates from sool, while the whole reer yoonis had 3 from sool?
bal tas ka jawaab hadaad daadka kale langaabniimo ku caynaysiid, like i said i deal with sources and facts not cantarbaqash, and what H.Y are you talking about? S.Y is a standalone sub clan wa asalkii cismaaiciil carre just like my sub clan of Idarays Abdalle the kings of hawd, let me remind you who they are they are.
Waxan ahay Ardooy nimaanka degaa Ila Nugaalede
Waxan ahay Ardada shiikhu dhalay kooda aadka ahe
Waxan ahay Ismaaciil Caare iyo Uruurta waawayne
Waxan ahay ab lama haybsadee oosha reer Sacade..
The_Emperior5..The_Emperior5 wrote:walalayaal reer Yoonis iyo sacad yoonis waad wada badantihin eeh Mashallah idhaha, hablaha na aad u guursada
koley na wa ramadan eeh sii wacan ha lo sheekeysto
Suldaan Emperor
Runloow101 wrote:The_Emperior5..The_Emperior5 wrote:walalayaal reer Yoonis iyo sacad yoonis waad wada badantihin eeh Mashallah idhaha, hablaha na aad u guursada
koley na wa ramadan eeh sii wacan ha lo sheekeysto
Suldaan Emperor
Mar horay ahayd inaad intervension samayso sxb.
Reer Yoonis waa Qaran dega Saaxil, Togdheer, Sool, Sanaag. 400 km ayaan si aan kala go lahayn u degnaa. Inan gumeed Bohol oo laba cariisha ka yimi kama yeelayo faan beenaad. By the way, congratulations before hand as you are reaching 36000 posts.
Ilaahay ha kuu sahlo adeer. Marba sheeko horle ayaad u boodaysaa. You still didn't explain why someone with 400 votes won a seat and Mubaarik Obsiiye lost with his 2100 votes.Siciid85 wrote:There you go with your cantarbaqash again, the fact remains the whole reer yoonis had 3 candidates in sool.
[/i]
Soolna 3 candidates bii ku lahayen
Sool UCID Cabdiqaadir Askar Xasan Cali Issaq-Habr Yonis-Saad Yonis - Reer Barkhad
Sool UCID Maxamed Xirsi Xaaji Faarax Issaq-Habr Yonis-Saad Yonis - Reer Barkhad
Sool UDUB Siciid Warsame Ismaaciil Issaq-Habr Yonis-Saad Yonis - Reer Barkhad