UDUN PATROLLING THE ROAD TO LASCANOOD FROM GAROWE.

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: UDUN PATROLLING THE ROAD TO LASCANOOD FROM GAROWE.

Post by udun »

Goljano Lion wrote:
udun wrote:
The_Emperior5 wrote:
i could care less about who is mj and who is harti, laakin udun wuxu ka tirsanyahay mamuulka budhcadbeedka there for Mamuuulka budhcadbeedka wa kuwii dhulka laga siifeyey so if i attack him anigu futtoole shaqalihisi baan wax yeelay why does this bother you? AND why are you some puntlandis guy his lawyar. wa tan fahmi wayey? :lol:
Waa kuwii dhulka laga sifeeyey? :lol: :lol: Look at this dummy HA who is always caught in other people's business. I think you used to look after dameero that you like to be in the business of others :lol: :lol: You will always be founnd running around in other people's business. Lately, you have been talking about other men's dabo that I think you are "cilaawi"
Horta why do you call everyone who disagrees with you (qomuluud, cilaawi etc) ...
Haye here is another Bucur Bacayr kid trying speak for Emperor05 aka qofwaalan aka magacyo-badane :lol: :lol: On a serious note, Empero05 is the one who always talks about othr men's dabo. Ok tell me why would a grown man talk about other men's dabo unless he is a "cilaawi"?

Ok all I told people about you is that you live in San Fransisco and your godfathers are in San Fransisco (whatever that is) :lol: :lol:
User avatar
malakumod
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1699
Joined: Sun Apr 11, 2010 3:45 pm

Re: UDUN PATROLLING THE ROAD TO LASCANOOD FROM GAROWE.

Post by malakumod »

garad13 wrote:Abdulla, the agreement will not be signed garadka sharaftisa waxba ha ka sheegin, and dad heshis lala galo ma tihin. p.s. Ali dhux was hagar adan, and ismacil mire was cali geri.
correction: both cali dhuux and ismaaciil mire were cali geri
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: UDUN PATROLLING THE ROAD TO LASCANOOD FROM GAROWE.

Post by The_Emperior5 »

malakumod wrote:

Malukumawd what subclan was cali dhuux after cali geri, i know ismacil mire was reer warfaa

he was from the warrior subclan of reer gorod :up:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: UDUN PATROLLING THE ROAD TO LASCANOOD FROM GAROWE.

Post by The_Emperior5 »

Cali dhuux adan gorayo waxa dhalay Makahil sacadmuse Berbera bu ku dhashay Murtida iyo gabayga anagu naga keenay
User avatar
malakumod
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1699
Joined: Sun Apr 11, 2010 3:45 pm

Re: UDUN PATROLLING THE ROAD TO LASCANOOD FROM GAROWE.

Post by malakumod »

The_Emperior5 wrote:Cali dhuux adan gorayo waxa dhalay Makahil sacadmuse Berbera bu ku dhashay Murtida iyo gabayga anagu naga keenay
:lol: :lol: :lol: :lol:
cali dhuux is from buuhoodle hoyga sugaanta soomaaliyeed!
this one degaan has probably produced more poets than the whole of somalia but together, not only that it has produced argueably the top 5 greatest somali speaking poets ever( ismaaciil mire, cali dhuux, sayid maxamed, samatar baxnaan, and aadan carab). :up:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: UDUN PATROLLING THE ROAD TO LASCANOOD FROM GAROWE.

Post by The_Emperior5 »

malakumod wrote:
The_Emperior5 wrote:Cali dhuux adan gorayo waxa dhalay Makahil sacadmuse Berbera bu ku dhashay Murtida iyo gabayga anagu naga keenay
:lol: :lol: :lol: :lol:
cali dhuux is from buuhoodle hoyga sugaanta soomaaliyeed!
this one degaan has probably produced more poets than the whole of somalia but together, not only that it has produced argueably the top 5 greatest somali speaking poets ever( ismaaciil mire, cali dhuux, sayid maxamed, samatar baxnaan, and aadan carab). :up:

The only two worth mentioning are Cali dhuux and ina cabdulla xassan when it comes to poets from buhoodle.

samatar iloow was just a minor poet and ismacil mire made just a few poems , buhooldle cali dhuux iyo wadaadki bah geri ka qor inta kalle biig,

loool @ ismaaciil mire made just few poems that just shows how much you know about somali poetry. ismaaciil mire was ond of the most prolific and versatile somali poets ever. in terms of murta iyo hal abuur he had no equals and he is head and shoulders above the rest. his poems and murta are source from aspiring poets and established poets alike. today meelkasta oo ay soomaali joogto eraydii ismaaciil mire iyo murtidiisi ay golayaasha lagaga maahmaah ama lagaga maansoda. sxb ismaaciil text book gabayadiis iyo sugaantisa laga bartaa. :up: go read soomaali school text books and you may learn one or two things :up:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: UDUN PATROLLING THE ROAD TO LASCANOOD FROM GAROWE.

Post by The_Emperior5 »

ismacil mire waxa ka khatarsana Cali dhuux adan gorayo dhowr gabay midda u xita xawayaanka laga la hadlayo lama barbar ag dhigi karo cali dhuux adan oo kale oo xarafyada nooc kasta ka gabyay

Nimanyahow awow iyo awow iyo abkaan sheegto
Iyo aniga abidkay ma arag iibsi lacageede
Adduun buu lahaan jirey raaggaan ka isirraa waaye
Ololahaan wax kaga qaybsan jirey ululuf duullaane
Mar uun baan amaamuday waxaan aabahay faline

Afar waxaan u dhaxay tuuladii awrta loo raraye
Albaabkii Burcaan tegey anoo aaladii sida e
Amminkiiba lay yimid sidii eegta lay yahaye
Ooggii horey nagu kaceen adhi dillaalkiiye
Dad iimaanka laga qaaday baa noo aloogsadaye
Amakaagay goortay wankii adhaxda tuujeene
Intaa weeye iyo ma'ahadii la is ilaaqaayey

Asaraartankii baa qalbiga aad wax ii dhimaye
Afka reer magaaluhu yaqaan waan ka oodnahaye
Ii-maroojihii bay khatalay kii aan aaminaye
Afar bawlad laga gooyey bay igu aluubeene
Anigoo arkaayaa gacmaha laygu iibsadaye
Kuwo boqonta ood laga sudhay ila ahaayeene
Usha jeedal iyo suufaf bay igu illaaweene
Ashcaartaba rag baa iga badshee idinku weydiiya

gabaygan oo kalle dhag la qabta ma leh xaraf kasta way is dhex yaacaysa i can hardly call this a gabay more jacbur yar
User avatar
malakumod
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1699
Joined: Sun Apr 11, 2010 3:45 pm

Re: UDUN PATROLLING THE ROAD TO LASCANOOD FROM GAROWE.

Post by malakumod »

The_Emperior5 wrote:ismacil mire waxa ka khatarsana Cali dhuux adan gorayo dhowr gabay midda u xita xawayaanka laga la hadlayo lama barbar ag dhigi karo cali dhuux adan oo kale oo xarafyada nooc kasta ka gabyay

Nimanyahow awow iyo awow iyo abkaan sheegto
Iyo aniga abidkay ma arag iibsi lacageede
Adduun buu lahaan jirey raaggaan ka isirraa waaye
Ololahaan wax kaga qaybsan jirey ululuf duullaane
Mar uun baan amaamuday waxaan aabahay faline

Afar waxaan u dhaxay tuuladii awrta loo raraye
Albaabkii Burcaan tegey anoo aaladii sida e
Amminkiiba lay yimid sidii eegta lay yahaye
Ooggii horey nagu kaceen adhi dillaalkiiye
Dad iimaanka laga qaaday baa noo aloogsadaye
Amakaagay goortay wankii adhaxda tuujeene
Intaa weeye iyo ma'ahadii la is ilaaqaayey

Asaraartankii baa qalbiga aad wax ii dhimaye
Afka reer magaaluhu yaqaan waan ka oodnahaye
Ii-maroojihii bay khatalay kii aan aaminaye
Afar bawlad laga gooyey bay igu aluubeene
Anigoo arkaayaa gacmaha laygu iibsadaye
Kuwo boqonta ood laga sudhay ila ahaayeene
Usha jeedal iyo suufaf bay igu illaaweene
Ashcaartaba rag baa iga badshee idinku weydiiya

gabaygan oo kalle dhag la qabta ma leh xaraf kasta way is dhex yaacaysa i can hardly call this a gabay more jacbur yar
sxb im really too concerned with which was greater cali aadan or ismaaciil mire. it doesnt really make a lot of difference to me since between they are top 2 greatest poets ever. anyhow no one in there right mind could ever call ismaaciil mire's poems jacbur. his poems are work of literature oo waliba hal abuur iyo murtiba ka dhameysa tiran.
for example look at this poem, which probably the most famous somali poem. gabaygani waa dhexlay maahmaaha soomaalida tan manta ugu murtida iyo aqoonta weyn.do think the likes of cali habiil iyo carabey were capable of producing work like this. :?:
Kulligood adoomaha rabboow qaybsha kibistiiye
Qof kastoo kabtiya ama kalaha ama kur dheer fuula
Bad kalluun ku jirra kollay ku tahay amase koob shaah ah
Ninba kadabkii loo qoray Ilaah wuu la kulansiine
Inaan ruuxna soo korodhsanayn kaa ha la ogaado

Ninkase koob nimca ah fuuqsadee kadin irmaan maala
In karuurka uu qubo horay kaafka ugu tiille
Killigiiba Reer-Hagar anaa kiin ah baa rogaye
Kamma Sugulle maankii sidii kuray carruureede
Kas xumaa hoddaye naagta way kala fogaayeene
Ragow kibirka waa lagu kufaa kaa ha la ogaado

Lixda koos ee Reer Cali-gariye kaw iskaga siiyey
Kasi waaye wuxu waa qabaal waadna kabataane
Ragow kibirka waa lagu kufaa kaa ha la ogaado

Kaysaha adduun Ina Amaan kuma qarraacnayne
Ragbaa keeno gali buu is yidhi waad u koraysaaye
Misna kama fileyn mana hadayn kii Israa'ilaye
Ragow kibirka waa lagu kufaa kaa ha la ogaado

Af xakame karkabadii u ay iyo kulaylkiiye
Ka dambee Calluu yidhi intuu Kaaha guursadaye
Isna kaal u tumay weyn intuu kariyey waabeeye
Ragow kibirka waa lagu kufaa kaa ha la ogaado

Kalmadduu lahaa Ina Galaydh kohay gadaashiiye
Kaarkuba ma joogeen hadduu keeno tuluddiiye
Baallacad kalyaha kuma jareen kii uu quudhsadaye
Ragow kibirka waa lagu kufaa kaa ha la ogaado

Raguu muxumud waal raray haduu saanta uga kaadsho
Kulcad uma ay dileen oo hadana koor magaliyeene
Ragow kibirka waa lagu kufaa kaa ha la ogaado

Cartan dhuurta kooraha markuu kor ugu laalaayey
Garaad Faarax dhay iyo karuur kala macaanaaye
Misna kala khadhaadhaa dhunkaal kulankii goobeede
Ragow kibirka waa lagu kufaa kaa ha la ogaado

Adaa dunida kaligaa leh buu Koofil eersadaye
Kashiisaba ma galin wiilalbaa keebka kuu qabane
Ragow kibirka waa lagu kufaa kaa ha la ogaado

Kaakici wadaadkii dagaal laguna kaalmeeye
Kumanyaal laguug duub cad buu keenay Beerdhiga e
Waxse kadabkii go'ay maalintuu kaday raggiisiiye
Kabaalkiisii baa jabay markuu kariyey Reer Kheyre
Ragow kibirka waa lagu kufaa kaa ha la ogaado

Mid kuwaa ka dhigan baan arkoon kibis u laabneyne
Inta uu kashbacay oo kibroo kamman wan weyn yeeshay
Yuu niman karaamiyo colba leh kiish ka buuxsadaye
Kashib dhaha Adoomahoow naftii kii ladnaa gadaye
this poem is ultimate in terms of hal abuur and murti.

this second poems is also un matched interms of hal abuur and structure
Annagoo Taleex naal jahaad taladi soo qaadnay,
Toddobaatan boqol oo Darwiish togatay neef doorka,
Sayidkeennu tii uu na yidhi Torog ku heensaynnay.
Wareegada waxay uga tawalin yaan wax kaa tegine,
Sibraar caana geel loo tabcaday Talax ku sii maallay,
Misna tawlka qaalmaha tanniyo tulud u soo saarray.
Ilaahay ha tabantaabiyee noogu tacab khayrka,
Shakadaha intuu noo tamilay tiisa nagu waani,
Tiirkii Rasuulkiyo sharciga toog ku wada fuullay.

Galabtaa taxaabiyo kadlaba toobiyaha qaadnay,
Habeenkii fardaha waw tudhnaye taag ku sii mirannay,
Tun biciida lagu qoofalyoo xamashka loo taabay.
Goortii ay Talaaduhu dhaceen talalayoo reemay,
Tixda gabay kolkii aan akhriyey toose niman jiifay,
Tiraabkaygu meeshu ka baxay la isku soo tuumi.
Salaaddii markii loo tukaday yaari kaga taagnay,
Togga Ulasameed dooyadii horay u tuuryaynnay,
Intay Timacad noo soo arkeen marada noo taage.

Sengeyaal tabaadihiyo gool weerarka u tooxnay,
Sidii Teyse rooboo onkoday tiririgtii yeedhay,
Teeriyo Berbera qayladii tahan la waydaaray.
Tiiraanyo ololkii dhulkii taani naga qaaday,
Tafwareemanmaynine intaan tubay ku aanshaaday,
Taambuuglayaaliyo kuway tebaysey soo gaare,
Annaguna dagaal kama tagnee tiimbad ugu rooray.
Tala xumada awrtuu xidhay baqi tarraarsiinnay,

Girligaanku meeshu turqaday lagu tu'sii geela,
Tirsanmaynin uunkii tirmiyo Tulushle Iiddoore,
Turjubaannadii daba socdiyo Koofi lagu toogay.
Maadhiin turaabtaa ka badan tuurta kaga qaadnay,
Gaaladu waxay tacab lahayd taabnay subaxaaba,
Tukihii intaan niman u wadhay tobanle soo qaatay.

Galabtaa carraabada ku timid Turugga Buuhoodle,
Gebagebo u tooxnoo Kufriga Maarre kaga teednay,
Habeenkaa ninkii tabar badnaa tarantarree gaadhka,
Habeen kalena Taxaasheey Nugaal Godan u tuuryaynnay,
Habeen kalena Tuuraha Cadduur toolin kaga maallay,
Habeen kalena tagaabeeye iyo tu'innay Hayllaawe,
Habeen kale Dariiqada tubnoo toosan lagu qaybsay.

Toban gool tabaadiga noqdiyo toban unuun-gooyo,
Iyo toban tiftii hore rimayoo taawi lagu qooqshey,
Iyo toban abeer tawl ahoo tikhilka qaalmooda,
Iyo Toban irmaanoo aniga la igu taageeray,
Iyo taan eryoon jirey kolkay toban tahaan joogto,
Tookh laguma faaniyo afaan taabbud noqonayne,
Intaa Xarunta soo tubay xaqaa lagu tanaadaaye.

Warka Tuurre waa laga hayaa taniyo Iimeeye,
Waa Xamar tarraaroo haddana taab ku sii daraye,
Taltallaabsigiisiyo kadlaha tabo kalaw dheere.
Kolay toban riyaad tahay adduun waydin tirayaaye,
Tunkaana waan ka soo xidhahayaa Timirki dheeraaye,
Ma baddaa tuldaha loola kici Tuurre naaxsadaye? !!

Tafantoofka gaalkuu u dilay waa tix geliyaaye,
Suuldaan Ruunna loo tebi inaan tuuladii gubaye,
Tulud uma godlaan reeruhuu tawl ka saanyadaye,
Anigana tis bay galay intaan col ugu taagnaaye,
Tima soohanloow Eebbahay kuma tabaaleeyo.
i find incredible that people like try to question the poet ability of one the greatest if not the greatest somali poet :down:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: UDUN PATROLLING THE ROAD TO LASCANOOD FROM GAROWE.

Post by The_Emperior5 »

the last poem you posted is like the only one oo lugu xasuusan kara ismacil mire marku xarafka t ka gabyayo the other above its not Murti culus the one i posted hadu mah mahyo ku so tuuro Looma Bahna for instance gabaygu wa riddle wa inu xaraf ka bilaabma xarafna ku dhamada , gabayga raggow kibirka wa lugu kuffa oo ka hala ogado wa hal haysta u kaliya u ka tagay ismacil mire oo la odhan kara wa lugu xasuusan kara , hadad cali dhuux adan barbar dhigtid cali dhuux xaraf d bu lix jeer abwaan ugu jawabay did ismacil mire do that? u malayn mayo
User avatar
malakumod
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1699
Joined: Sun Apr 11, 2010 3:45 pm

Re: UDUN PATROLLING THE ROAD TO LASCANOOD FROM GAROWE.

Post by malakumod »

war sxb meesha waxba ku ma haysid ee waxagu waa kalay murannee. :lol:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: UDUN PATROLLING THE ROAD TO LASCANOOD FROM GAROWE.

Post by The_Emperior5 »

malakumod wrote:war sxb meesha waxba ku ma haysid ee waxagu waa kalay murannee. :lol:

haye u hayso inu ismacil mire yahay abwaanka somali ugu khatarsan :lol: :lol: haday Niyadu ku dhismayso :up:
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: UDUN PATROLLING THE ROAD TO LASCANOOD FROM GAROWE.

Post by udun »

abdalla11 wrote:
udun wrote:
Abdalle, you did not know him? He is one of those who are bloody dying in Cagaarane and Saaxa dheer :lol: :lol:
So he´s bahararsame? I was listening to the mediation between cumar maxamud and the bahararsame, isimada and cuqaasha cumar maxamuud were present lakiin garaadka Bahararsame wasn't present, he should do his duty as clan leader instead of touring around the world and attending parties walle sharaf uma ahan, bal intay dagaalka bilaabeen bey hadana heshiis diideen. Illaah haa kala qabto dad walalo ah

sxb cali dhuux and ismacil mire yey ka ahayeen dhulbahante
Abdalle, labaduba waxay ahaayeen Cali Geri.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: UDUN PATROLLING THE ROAD TO LASCANOOD FROM GAROWE.

Post by The_Emperior5 »

Abdalle bahararsame dont have a garaad , the garaad jamac is the dhulbahante supreme garaad , he comes fromt the barhararsame subclan , but the bahararsame clan does not have a garaad they have a caaqil. so garaad jamac represents the sicid harti clan i think thats why he was not present at the nabadayn between the two clans.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”