udun wrote:Waar ku qabo armay kuwan kale ee meelahaas yaacaya kuu dhaantaa

Moderators: Moderators, Junior Moderators
udun wrote:Waar ku qabo armay kuwan kale ee meelahaas yaacaya kuu dhaantaa
eyes-only wrote:Don't see anything wrong with it now....
Spursman wrote:caqilka1 wrote:nacasyaad tihin ninka inabyidi inu waaso oo guursado weyee!! waa inu guursada ama uu guuriyo hadi kale aakhira loo qabsanayaa!! but not the daughter of my habayar that is not part of our dhaqan only the daughter of your abti or eedo!! inabtidu waa qaali don't forget that boys and girls i plan on marrying my inabti!!