Xamud. wrote:HELWAA wrote:Xamud
Ilaaha ka baq, adigaba maalin bey taas oo kale ku qabsan.Never advice anyone to divorce because yoma al aakhira wa lagu waydiin.We dont know the whole story so just pray for them
Helwaa waa ruunta, balse labo qof haday is qaban ma fiicno in mid la liido, beside dadkan oo dhan(with the exception of some females) waxay ula taliyen ha fuurin wayo ilmo ayaa idin joogo, balse labada qof haadi ilmo haystan maha micnahedo in mid la liido. Hore lo yirii "Raarti raarti wado iyo nin naag wado midna kama leexdo"
Liido ma aqaan waxay macnaheedo tahay laakin waxaan oo maleenaya inaad oo jeedid la bahdilo.Anigu kolay mushkiladan mesha taala ma arko, Aqal kasta anigu arkay naagta ayaa lacagta biilka gacanta ku haysa because iyada so adeegeysa, ciyaalka dhar oo so iibinaysa o guriga dhan maamuleysa.Maaha ninka ina 24 hours la waydiiyo KEEN KEEN OO LACAG ISII.waxaasi wa dawarsi caadi ah.Xita back home ba naagaha biilka lo dhibii jiray iskaba daa west.Qof aad guursatey waa qof aad noloshaada dhan ku aamintey, ina wax lakala qarqarsado wa laga qurux badan yahy.Marba haday caruur ku dhashayna dee khalaas she owns you.
