Garxajis Supports Faisal Cali Waraabe
Moderator: Moderators
- kaliil
- SomaliNet Super

- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Garxajis Supports Faisal Cali Waraabe
ok emperor. waxay ila tahay inaanu mujaahid Muuse Biixi cod badan somaliland ka helayn hadduu doorashada isusoo sharaxo laakiin bal waynu arki. waxa loo baahanyahay nin somaliland galbeed ilaa bari taageero ka hela oo dadka midayn kara. ragii Muuse Biixi xisbiga kula jiray ee jeegaanta la isku odhan jirayna xisbigii way uga baxeen oo xisbi kale ayay furanayaan.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Garxajis Supports Faisal Cali Waraabe
Wa runta wa inaynu eegno hala eego doorashada barlamaanka siday u dhacdo iyo ta madaxtooayda ma dhowa wakhti fara badan ba hadhay taladu shacabiga Somaliland bay ka go antahay
Mid advantage bu leeyahay wuxu siilaanyo qabto 4 sanna so socda wa ku doorasha gali kara wixi dadku aad uga so horjeedeyn Siilaanyo na wuxu odhanahya si kalaan u qabanaya he has a big advantage since it xisbal Xakinka u yahay
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super

- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: Garxajis Supports Faisal Cali Waraabe
Anigu ogol baan ka ahay haddi la yidha maddexweynaha danbe ha noqdo nin aan SNM iyo dagaal sokeeye toona soo arag .
Xooga dalku waa anaga {shacab-ka} not one person masuuliyad shacab-ku u dhiibtay .
Xooga dalku waa anaga {shacab-ka} not one person masuuliyad shacab-ku u dhiibtay .
- ChiefAaqil
- SomaliNetizen

- Posts: 526
- Joined: Mon Nov 15, 2010 1:41 pm
Re: Garxajis Supports Faisal Cali Waraabe
People are fed with up with clannist leaders involved in the clan wars of the '90's.
- Ismail_Boss
- SomaliNetizen

- Posts: 691
- Joined: Sat Feb 21, 2009 9:12 pm
- Location: Burco - Somaliland
Re: Garxajis Supports Faisal Cali Waraabe
ChiefAaqil wrote:People are fed with up with clannist leaders involved in the clan wars of the '90's.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 10 Replies
- 1883 Views
-
Last post by JSL3000
-
- 1 Replies
- 864 Views
-
Last post by KingMX
-
- 9 Replies
- 1446 Views
-
Last post by ToughGong
-
- 2 Replies
- 1140 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 10 Replies
- 1251 Views
-
Last post by hargaysaay
-
- 13 Replies
- 1792 Views
-
Last post by Saraxnow
-
- 7 Replies
- 1118 Views
-
Last post by abdisamad3
-
- 0 Replies
- 741 Views
-
Last post by Django
-
- 5 Replies
- 909 Views
-
Last post by Saraxnow