S/land security forces arrest Maxmmad jamac Abgaal in Borama

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
greenday
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12366
Joined: Wed Jul 28, 2010 10:31 am
Location: Ruux bukaanka ku nacay, adoo bahan katagay....Ala barasho, barasho wacanaa!

Re: S/land security forces arrest Maxmmad jamac Abgaal in Bo

Post by greenday »

Sorry but you know am team Monday here :lol:
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: S/land security forces arrest Maxmmad jamac Abgaal in Bo

Post by SahanGalbeed »

Mondey wrote:
SahanGalbeed wrote:Abgaal king , Sierra Leone ma taqaana waddanka la yidha ? Freetown 10 sanno ka hor sida xabadda xamar la isku la dhaco ayay isku la dhici jireen .
Sierra Leone baa maanta lagu keenaya adiga , si'a ay abgaalka u kala qabtaan ,amagaalada aad sheegato na amaankeeda ka shaqeeya .
Isku fac ma nihin , Somaliland na raadkeega xita gaadhi kari maysaan maanta e , Mondey haddaad walaasha u dhisayso adiga ayay ku jirta , laakin gadaubursigu weligii anaga ayuu ina ag degi jiray , isaga ba waydi .
dhulka waa la wada dagaa waana lais garab dagaa laakiin nin kasta wa inu aayihiisa katashado. Isaaq ayaynu is garab dagnaa maaha micnaheedu in qorshahooga ay samaysteen (somaliland) an kaqayb ahaano.
Anigu halkaad kala timid fikradda in sidaada wada yahay gadabursigu oo u Sierra Leone ka raacayo Isaaqa , ma garanayo .
Aano qabileed weeye , oo laba reer oo is garab dega ayay kala dhex martay e TFG halkan ma soo gaadhi karto e , ma' khiyaaliga iyo fadhi ku dirir-ka ayuun bay kugu baxda mise runta ayaynu ku wada hadalna ? abagaal king sidan ku idhi , labadiina ba waxaad doontaan isku noqonaya , halkan se dhuusidiisu na urteedu ma soo gaadho , adiga cabaadka kaa yeedha na halkiisa laga ma maqlo , marka ciyaarta inaga daa fadlan :lol:
User avatar
Mondey
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4427
Joined: Fri Jun 17, 2011 9:44 pm
Location: We'll resist and fight again, Strangers, thats's how freemen feel in a world of slaves.

Post by Mondey »

The_Emperior5 wrote:bal weyni arki monday waba la isku fadhiyaa waxa jira iyo waxa iman doona hadu ilahay nolol inugu simo :mrgreen:

hadanay Somaliland mamuul dhab ahayn borama iyo awdal kama taliseen 20 sannadood :lol: ma wax aan mamuul ahayn ba dadkaga u taliya wa cajiib :lol:
haday somaliland maamul dhab ah tahay maanta nin/suldaan reer Awdal ah ma odhan lahayn "Hadii ay wax dawlad laydha jirto 3 maalmood kusoo qabta mujrimiinta, hadi kale wax nagu xidhayaa somaliland majiro ka qaybna manihin" :lol: ileen maamulka dhabka ah sida loolama hadlo wax kastaa hadu dhaco !
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: S/land security forces arrest Maxmmad jamac Abgaal in Bo

Post by SahanGalbeed »

:lol: , war ilayn Abgaal king waxa meesha keenay , halkanu ka akhriyay ninkan magaciisa oo ah maxamad jaamac Abgaal , haddan gartay
War ilayn neef waa neef
User avatar
Mondey
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4427
Joined: Fri Jun 17, 2011 9:44 pm
Location: We'll resist and fight again, Strangers, thats's how freemen feel in a world of slaves.

Re: S/land security forces arrest Maxmmad jamac Abgaal in Bo

Post by Mondey »

SahanGalbeed wrote:
Mondey wrote:
SahanGalbeed wrote:Abgaal king , Sierra Leone ma taqaana waddanka la yidha ? Freetown 10 sanno ka hor sida xabadda xamar la isku la dhaco ayay isku la dhici jireen .
Sierra Leone baa maanta lagu keenaya adiga , si'a ay abgaalka u kala qabtaan ,amagaalada aad sheegato na amaankeeda ka shaqeeya .
Isku fac ma nihin , Somaliland na raadkeega xita gaadhi kari maysaan maanta e , Mondey haddaad walaasha u dhisayso adiga ayay ku jirta , laakin gadaubursigu weligii anaga ayuu ina ag degi jiray , isaga ba waydi .
dhulka waa la wada dagaa waana lais garab dagaa laakiin nin kasta wa inu aayihiisa katashado. Isaaq ayaynu is garab dagnaa maaha micnaheedu in qorshahooga ay samaysteen (somaliland) an kaqayb ahaano.
Anigu halkaad kala timid fikradda in sidaada wada yahay gadabursigu oo u Sierra Leone ka raacayo Isaaqa , ma garanayo .
Aano qabileed weeye , oo laba reer oo is garab dega ayay kala dhex martay e TFG halkan ma soo gaadhi karto e , ma' khiyaaliga iyo fadhi ku dirir-ka ayuun bay kugu baxda mise runta ayaynu ku wada hadalna ? abagaal king sidan ku idhi , labadiina ba waxaad doontaan isku noqonaya , halkan se dhuusidiisu na urteedu ma soo gaadho , adiga cabaadka kaa yeedha na halkiisa laga ma maqlo , marka ciyaarta inaga daa fadlan :lol:
anigu waxaan aaminsanahay boqolkiiba 80 Samaroonka waxay u codeen awdalstate/somalia hadi voting laga sameeyo Awdal. 20% ka soohadhay weeyaan waxa meesha walaaqaya maanta ee dadka cabudhinaya... oo ah Poliiska boorama, mayorka badhasaabka iyo inta hoos timaad, wasiirada iyo xildhibaanada reer awdal iyo cidooda dhaw dhaw iyo wixii hoos imaad. taasi waxa cadaynaysa marka laga shikiyo wiil ama nin Awdal state taageera Booliska borama xabsiga ayu u taxaaba islamarkaa. car voting halaga sameeyo Awdal !
Cumar-Labasuul
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11028
Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm

Re: S/land security forces arrest Maxmmad jamac Abgaal in Bo

Post by Cumar-Labasuul »

mondey, dadka 26 june ucodeeyay xisbiyada kala nooca badnaa ee udub, ucid iyo kulmiye ee gobolka awdal miyayna ka mid aheyn kuwii wax vote gareeyay. Adigu hadaad shikh sharif iyo kibaki ucodeysay dee dadka shacbiga awdal sidaado kale maahee.
User avatar
Mondey
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4427
Joined: Fri Jun 17, 2011 9:44 pm
Location: We'll resist and fight again, Strangers, thats's how freemen feel in a world of slaves.

Re: S/land security forces arrest Maxmmad jamac Abgaal in Bo

Post by Mondey »

Cumar-Labasuul wrote:mondey, dadka 26 june ucodeeyay xisbiyada kala nooca badnaa ee udub, ucid iyo kulmiye ee gobolka awdal miyayna ka mid aheyn kuwii wax vote gareeyay. Adigu hadaad shikh sharif iyo kibaki ucodeysay dee dadka shacbiga awdal sidaado kale maahee.
dadkaygu waxay u codeeyeen nin adeerkood ah oo laidha Daahir Riyaale Kaahin. Kulmiye dadkii u codeeyay waxay ahaayeen 3000 oo qof !
Cumar-Labasuul
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11028
Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm

Re: S/land security forces arrest Maxmmad jamac Abgaal in Bo

Post by Cumar-Labasuul »

Mondey wrote:
Cumar-Labasuul wrote:mondey, dadka 26 june ucodeeyay xisbiyada kala nooca badnaa ee udub, ucid iyo kulmiye ee gobolka awdal miyayna ka mid aheyn kuwii wax vote gareeyay. Adigu hadaad shikh sharif iyo kibaki ucodeysay dee dadka shacbiga awdal sidaado kale maahee.
dadkaygu waxay u codeeyeen nin adeerkood ah oo laidha Daahir Riyaale Kaahin. Kulmiye dadkii u codeeyay waxay ahaayeen 3000 oo qof !
wakaa dee dahir rayaale wuxu aha ninka madaweynaha xiligaas haday isaga ucodeeyeen then somaliland way aamiinsanyihiin mar haday ka qayb galeen :sland: :up:
User avatar
Mondey
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4427
Joined: Fri Jun 17, 2011 9:44 pm
Location: We'll resist and fight again, Strangers, thats's how freemen feel in a world of slaves.

Re: S/land security forces arrest Maxmmad jamac Abgaal in Bo

Post by Mondey »

^ miyaanad wax fahmayn,, waxaan ku leehay 3k ayuunba u codeeyay SL inta kale adeerkood ayay u hilinayeen ! its always good to rule even if u don't believe in it.
Cumar-Labasuul
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11028
Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm

Re: S/land security forces arrest Maxmmad jamac Abgaal in Bo

Post by Cumar-Labasuul »

Mondey wrote:^ miyaanad wax fahmayn,, waxaan ku leehay 3k ayuunba u codeeyay SL inta kale adeerkood ayay u hilinayeen ! its always good to rule even if u don't believe in it.
ok I was very naive then what about somalia is that daacad support or just to get adeero to the top spot,

another thing if they didn't vote for siilaanyo then how comes they are always out in force when he comes or on celebtration day, ilayn how could you spend so long pretending to support something you don't believe in.
Last edited by Cumar-Labasuul on Wed Dec 07, 2011 9:12 pm, edited 1 time in total.
User avatar
abdikarim86
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12077
Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
Location: Bristol

Re: S/land security forces arrest Maxmmad jamac Abgaal in Bo

Post by abdikarim86 »

http://www.xisbigaudub.com/2010/06/27/n ... somaliland

81 000 voted in Awdal 15% of the electorate.
Of that about 18 000 voted for Kulmiye.

You try to downplay the support Kulmiye has.
I'll bet you'll also claim no one really voted :lol:

If you're gonna lie ...at least check your details,
and before you claim these figures are made up
Every Sland news site/ party/ people accepted the results
No matter their political affiliation
User avatar
Mondey
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4427
Joined: Fri Jun 17, 2011 9:44 pm
Location: We'll resist and fight again, Strangers, thats's how freemen feel in a world of slaves.

Re: S/land security forces arrest Maxmmad jamac Abgaal in Bo

Post by Mondey »

xilalka aan kaleenahay Somalia iyo Somalialand isbarbar dhig kadibna adigu ka jawaab suaashaa.
another thing if they didn't vote for siilaanyo then how comes they are always out in force when he comes or on celebtration day, ilayn how could you spend so long pretending to support something you don't believe in.
this is all planned by borama police and ministers,, they force ppl to appear in those little celebrations.
Last edited by Mondey on Wed Dec 07, 2011 9:18 pm, edited 1 time in total.
User avatar
Mondey
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4427
Joined: Fri Jun 17, 2011 9:44 pm
Location: We'll resist and fight again, Strangers, thats's how freemen feel in a world of slaves.

Re: S/land security forces arrest Maxmmad jamac Abgaal in Bo

Post by Mondey »

abdikarim86 wrote:http://www.xisbigaudub.com/2010/06/27/n ... somaliland

81 000 voted in Awdal 15% of the electorate.
Of that about 18 000 voted for Kulmiye.

You try to downplay the support Kulmiye has.
I'll bet you'll also claim no one really voted :lol:

If you're gonna lie ...at least check your details,
and before you claim these figures are made up
Every Sland news site/ party/ people accepted the results
No matter their political affiliation
oh then i must have mistaken Kulmiye for Ucid.. bloody little parties ! my bad
Cumar-Labasuul
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11028
Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm

Re: S/land security forces arrest Maxmmad jamac Abgaal in Bo

Post by Cumar-Labasuul »

mondey who are you fooling you are but a drop in the ocean, you are in a minority of reer awdal who don't support somaliland, whether you like it or not you have to swallow your pride and accept it.
from your support of somalia I only see you support the useless professor becuase he is also your uncle sheekadaadu waaba intaas
Cumar-Labasuul
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11028
Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm

Re: S/land security forces arrest Maxmmad jamac Abgaal in Bo

Post by Cumar-Labasuul »

maanta laabdilaac ayaa ku hayaan umalaynayaa bal sawiradan ku raaxayso 8-)

no matter how much you avoid it your people wholly support SL look at these pics :lol:

Image
Image
even your ugaas endorses it :sland: :clap:
Image
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”