Page 5 of 5

Re: Af Somali writing contest: Twist vs Xamud

Posted: Wed Dec 14, 2011 10:32 pm
by Lillaahiya
My money is on Keyse. Sheeko waalan bu soo dhigay :clap:

Re: Af Somali writing contest: Twist vs Xamud

Posted: Wed Dec 14, 2011 10:49 pm
by TheblueNwhite
:D @Keyse
Good one bro but Twist won this round. Twist 22/24 and Keyse 18/24

Xamud, Twist won fair and square. :clap:

Re: Af Somali writing contest: Twist vs Xamud

Posted: Thu Dec 15, 2011 12:25 am
by ToughGong
Keyse_0208 wrote:Hey Since Xamud is too scared to show up, i'll fill in his place and take on Twist :) heres my short story

Wuxuu maqlay "QAB-QAB-QAB" Hurdadii buu ka booday isagoo naxsan, Toori sariirta hoosteeda taalana wuu la soo baxay, macawistiina wuu giijistay. Aayar isagoo socda ayuu albaabkii qolka inyar furay, wuxuu maqlaa talaabooyin iyo sanqadh guriga xaga hoose ka soo baxaya, wuxuu is yidhi 999 mala hadashaa oo bilayska ma u yeedhaataa waa laguu soo dhacee, laakiin waxbaa ku yidhi waar intaan meesha lagugu dilin wax iska dhici.

Ninkan magaciisa waxa la yidhaahdaa "Sun- Qabow" aka Coolposion :lol: afartii bilood ee ugu dambeeyey kaligii ayaa guriga ku noolaa maadaama oo ay naagtiisii ka carartay oo ay ka guurtay, labadii todobaad ee ugu dambeeyey riyooyin xun xun ayuu ku riyoodaa, dhidhid iyo qaylo ayuu habaynada badankooda la toosaa, shaqadiisii wuu ka tagay, guriga afar bilood kamuu ka bixin, tilifoonkiisii wuu tuuray, cid reerkiisa ama asxaabtii ka warhaysaa ma jirto.

Wuxuu bilaabay inuu jaranjarada hoos ugu dego, aayar siduu u socday wuxuu gaadhay hoostii, wuu istaagay oo Gidaarbuu isku tiiriyey si aan loo arkin, wuxuu maqlaa lhadal kijada ka soo baxaya, laba qof oo isla hadlaya, wuu yara dhagaystey hadalada afkooda ka soo baxaya, Naag hadalkeed iyo nin hadalkiisii ayuu ka fahmay ..... To be continued 8-) 8-)

:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

Gwaaan Keyse;ileen writer par excellence baad ahayd abti
Part two soo dedeji dee

Mind you some of those lines could have been taken straight from CoolPoisons threads though :mrgreen:

Re: Af Somali writing contest: Twist vs Xamud

Posted: Thu Dec 15, 2011 4:29 pm
by ToughGong
Waiting for part 2 Keys