Cumar-Labasuul wrote:mmm this is my kinda Laxoox![]()
Ah..i love laxoox laakin balaayada siifadeeda ayaan nacay markaan dubo..aqalkan dhan qarmuun, adiga qarmuun.
Tomrrow inshallah waa inaan laxoox samayo..muqumad hilib geel ah oo subag sixni ka buuxa baaba guriga taala.

Taa iyo koob shaah ba juq la isku siin.
