Sheeko iyo bashaal thread

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
greenday
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12366
Joined: Wed Jul 28, 2010 10:31 am
Location: Ruux bukaanka ku nacay, adoo bahan katagay....Ala barasho, barasho wacanaa!

Re: Sheeko iyo bashaal thread

Post by greenday »

Yep its that part, so unexpected, ilko case should read this :lol: :lol:
User avatar
Twist
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12420
Joined: Sat Jun 25, 2011 11:14 pm
Location: In your neighbors' lawn, stalkin' your mom

Re: Sheeko iyo bashaal thread

Post by Twist »

I DO know someone who could have made it even sound funnier but he's far & in Madina.

Wait a sec, why don't you go on the mic & try if you can make the accent, greeny? :lol:
User avatar
greenday
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12366
Joined: Wed Jul 28, 2010 10:31 am
Location: Ruux bukaanka ku nacay, adoo bahan katagay....Ala barasho, barasho wacanaa!

Re: Sheeko iyo bashaal thread

Post by greenday »

I wish i could, but it would come out marax :meles: adi have ago nooh :clap:
User avatar
Twist
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12420
Joined: Sat Jun 25, 2011 11:14 pm
Location: In your neighbors' lawn, stalkin' your mom

Re: Sheeko iyo bashaal thread

Post by Twist »

You've heard my accent. The only other one I can try is Xamari, though I haven't spoken it for years now.

I remember once in Madina trying to imitate a friend of mine (he's Cili) & he almost died of laughter, so not that experience again. :down: :lol:
User avatar
greenday
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12366
Joined: Wed Jul 28, 2010 10:31 am
Location: Ruux bukaanka ku nacay, adoo bahan katagay....Ala barasho, barasho wacanaa!

Re: Sheeko iyo bashaal thread

Post by greenday »

:scusthov: :snoop: @your accent :lol: Even my waqooyi accent will come better but ama try and if its decent i might post it :lol:

Twist have a go nooh please :cry:
User avatar
Twist
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12420
Joined: Sat Jun 25, 2011 11:14 pm
Location: In your neighbors' lawn, stalkin' your mom

Re: Sheeko iyo bashaal thread

Post by Twist »

Sheekooy ku nacay! You go first & I will think about it (hadday sheekada socon waysana I'll give my buddy a call & ask him to make a recording of the story & send it to me). :lol:
User avatar
greenday
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12366
Joined: Wed Jul 28, 2010 10:31 am
Location: Ruux bukaanka ku nacay, adoo bahan katagay....Ala barasho, barasho wacanaa!

Re: Sheeko iyo bashaal thread

Post by greenday »

No way waryaa ama be able to tell if its original, it better be you :lol: :down:
User avatar
Twist
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12420
Joined: Sat Jun 25, 2011 11:14 pm
Location: In your neighbors' lawn, stalkin' your mom

Re: Sheeko iyo bashaal thread

Post by Twist »

Nice try! :lol:
User avatar
PrinceDaadi
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2442
Joined: Sun Jul 10, 2011 5:32 pm
Location: Daadi Island

Re: Sheeko iyo bashaal thread

Post by PrinceDaadi »

Hiloowle wrote:Sheekadaan inaa maqasheen ma ogiyee, ee kii maqlin waa tanaa.

Xarfankoo Dhoore la dhaho aa kasoo baxay Burco oo Xamar uu usoo socday. Ceelgaab uu kasoo dagey. Xaafadii uu kusoo dagi lahaa baskiis aa losoo tilmaamey. Baskii soo qaatey.

Booskuu fadhiyey laba laba loo fadhiisan jiray oo midaa bananaa.

Bas marka, baskii markuu dhaxda soo maraayo aa Xarfaantoo xarageyneyso soo kortay. Dhinaca xariifkaan Dhoore fadhiyey ay soo aadey. Inuu ka dhinac u baneeyo ay rabtey, lakiin waa u baneen waayey. Markaas ay saan ku dhahdey:

"Duqa, jug dheh."

"Jug." Xarfankaan inii 'jug dheh' oo jug la dhahaayo uu u maleyaa nooh. Iyadana inee durug dhahdo ay rabtaa.

"Ar laa ilaah ila laah, ar jug dheh nooh. Maxaa isku dhagooleynee?"

"Jug."

"Ar kan intee laga keeney. Jug maba yaqaano nooh. Ar jug dheh yaqeey."

"Jug."

"Ar dhoorahaana maxaas ahaa."

"Dhoore?" Ileen xarfaankaan Dhoore magaciis aaba la dhihi jiree, waa yaabey nooh. Inee taqaan uuba u maleyaa. "Huuno, kumaad ahayd. War ileen magacii waa uun gareneysay?" Ninkaan ku qabo uusba bilaabey. "Ina adeer ii sheeg ma Habar Yaxaas baad ahayd?"

"Mayaa, habar libaax badeed lee."

"War maxaa ku hadleysaa?"

"Adaa iga daran nooh. Habar kulahaa. Ma ii jeedid miyaa horta iniis gabar abuu siibito ahay."

"War Habartaa uun maa ku weydiyee, ee iisheeg ma Habar Yaxaas baa adiguun?"

"Waa kuu sheegey habar libaax badeed lee ani."

Ar bas sidii sii la iskugu qeylinaayo lee lagu kala tagey nooh. Tana 'habarta' u maleyso inee tahey caytin, asagana u maleyo inee 'dhoore' loola jeedey magaciis.

Ar Soomaali maxee af jini ku hadlaan.
_______________

Macsalaama!!
Sida aan u qoslay waqti dheeri uma qoslin.
User avatar
Oba
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1336
Joined: Mon Feb 20, 2012 11:27 pm
Location: Spokesman for HAG

Re: Sheeko iyo bashaal thread

Post by Oba »

Prince im glad u enjoyed it. :up:
DayaxJeclee
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2598
Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
Location: Kr

Re: Sheeko iyo bashaal thread

Post by DayaxJeclee »

Hiloowle wrote:Prince im glad u enjoyed it. :up:
aaway qaybtii labaad ee dhoore. Sheeko qalalan ma rabno, Xamari iyo xaayow lee ku soo duub. :lol:
DayaxJeclee
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2598
Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
Location: Kr

Re: Sheeko iyo bashaal thread

Post by DayaxJeclee »

markii aa akhriyey ma qoslin, mar labaadkii aa qosoley..

Nin xoolo dhaqato ah oo magaalada u yimid inuu ka dhamaysto dano uu laahaa , ayaa maalin maalmaha ka mid ah u daawasho tagay ciyaar dhex maraysa laba kooxood, ciyaartaas oo ahayd mid aad iyo aad u adago ninkii reer miiga ahaa wuxuu arkay ciyaarahan isaga ula muuqda inuu si wanaagsan u cayaarayo oo la bedelayo garoonkana ka sii baxaya markaasaa ninkii reer miiga ahaa intuu dhiniiciisa midig eegay ayuu ku yiri nin ag fadhiyay " Inta ay ciyaaryahankaas beddelayaan may kan dharka madmadaw sita badalaan, oo aan isagu marnaba taaban banooniga halka ay ka badalayaan caayaartoogaas "!! wuxuuna kan dharka madmadaw ula jeeda garsooraha cayaarta .
User avatar
Oba
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1336
Joined: Mon Feb 20, 2012 11:27 pm
Location: Spokesman for HAG

Re: Sheeko iyo bashaal thread

Post by Oba »

Sareedo this for you

I hope this one doesn't offend anyone..

Beri baa waxaa subax walba aroortii is raaci jiray nin la yiraa Tooxoow & Xaaskiisa oo iyadana la oran jiray Kutubeey si ay u soo kaadshaan.

Subax walba marka la is raaco ayaa kaadi loo fariistaa. Kutubeey mar walba kaadida waa ka hor dhameysaa Tooxoow oo inta ay SHUX ka siiso ku tiraahdaa "dhakhso hee Halsaac maha ha goomaarine"

Tooxoow isagoo maalin walba xanaaqsan, kaadidana aan dhameysan ayuu inta isku kala gooyo iska soo dhaqaaqaa.

Markii ay guriga soo gaaraan ayuu xaaskiisa weydiiyaa " Kutubeeyeey Xey tahay waxaanu waa iska shubee asaad iska soo rooree Ar waaku sahlanaantaa " Markaasay ugu jawaabtaa " Rabigaayna aa noo abuuray"

Sidii sidaa loogu jiray dhowr isbuuc ayaa maalintii dambe Tooxoow wuxuu go'aan ku gaaray in aysan Kutubeey markaan ka hor kaadin.

Intuusan guriga ka bixin ayuu kaadidiisii sii diyaarsaday oo koob ku shubay, intuu u yimid xaaskiisa ayuu ku yiri "Waa inoo berito iyo barxadda".

Markii banaanka la yimid ayuu kaadidii koobka ku jirtay FASH ka siiyay.

Kutubeey oo yaabban aa la soo booday "Acuudkoow Aryaa Tooxoow caawa say wax kaa yihiin??"
Wuxuu ugu jawaabay " Macbuudka! sidii miiggii aan kuu rusheeyhaa, Muggii hore waa kuu turaayay ee Maha ka roogsaan ku iri"

:lol: :lol: :lol:
User avatar
Twist
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12420
Joined: Sat Jun 25, 2011 11:14 pm
Location: In your neighbors' lawn, stalkin' your mom

Re: Sheeko iyo bashaal thread

Post by Twist »

Hiloowle wrote:Sareedo this for you

I hope this one doesn't offend anyone..

Beri baa waxaa subax walba aroortii is raaci jiray nin la yiraa Tooxoow & Xaaskiisa oo iyadana la oran jiray Kutubeey si ay u soo kaadshaan.

Subax walba marka la is raaco ayaa kaadi loo fariistaa. Kutubeey mar walba kaadida waa ka hor dhameysaa Tooxoow oo inta ay SHUX ka siiso ku tiraahdaa "dhakhso hee Halsaac maha ha goomaarine"

Tooxoow isagoo maalin walba xanaaqsan, kaadidana aan dhameysan ayuu inta isku kala gooyo iska soo dhaqaaqaa.

Markii ay guriga soo gaaraan ayuu xaaskiisa weydiiyaa " Kutubeeyeey Xey tahay waxaanu waa iska shubee asaad iska soo rooree Ar waaku sahlanaantaa " Markaasay ugu jawaabtaa " Rabigaayna aa noo abuuray"

Sidii sidaa loogu jiray dhowr isbuuc ayaa maalintii dambe Tooxoow wuxuu go'aan ku gaaray in aysan Kutubeey markaan ka hor kaadin.

Intuusan guriga ka bixin ayuu kaadidiisii sii diyaarsaday oo koob ku shubay, intuu u yimid xaaskiisa ayuu ku yiri "Waa inoo berito iyo barxadda".

Markii banaanka la yimid ayuu kaadidii koobka ku jirtay FASH ka siiyay.

Kutubeey oo yaabban aa la soo booday "Acuudkoow Aryaa Tooxoow caawa say wax kaa yihiin??"
Wuxuu ugu jawaabay " Macbuudka! sidii miiggii aan kuu rusheeyhaa, Muggii hore waa kuu turaayay ee Maha ka roogsaan ku iri"

:lol: :lol:
Twist wrote:Damn! How did I miss this thread?

Waa tan sheekadeydii koowaad oo Soomaali ah, indeed one of my favorites:



Beri baa waxaa subax walba aroortii is raaci jiray nin la yiraa Tooxoow & Xaaskiisa oo iyadana la dhihi jiray Kutubeey si ay u soo kaadshaan.

Subax walba marka la is raaco ayaa kaadi loo fariistaa. Kutubeey mar walba kaadida waa ka hor dhameysaa Tooxoow oo inta ay SHUX ka siiso ku tiraahdaa "dhakhso hee hal saac maha ha goomaarine"

Tooxoow isagoo maalin walba xanaaqsan, kaadidana aan dhameysan ayuu inta isku kala gooyo iska soo dhaqaaqaa.

Markii ay guriga soo gaaraan ayuu xaaskiisa weydiiyaa " Kutubeeyeey xey tahay waxaanu waa iska shubee asaad iska soo rooree? Ar waaku sahlanaantaa!" Markaasay ugu jawaabtaa " Rabigaayna aa noo abuuray"

Sidii sidaa loogu jiray dhowr isbuuc ayaa maalintii dambe Tooxoow wuxuu go'aan ku gaaray in aysan Kutubeey markaan ka hor kaadin.

Intuusan guriga ka bixin ayuu kaadidiisii sii diyaarsaday oo koob ku shubay, intuu u yimid xaaskiisa ayuu ku yiri "Waa inoo berito iyo barxadda".

Markii banaanka la yimid ayuu kaadidii koobka ku jirtay FASH ka siiyay.

Kutubeey oo yaabban aa la soo booday "Acuudkoow! Aryaa Tooxoow caawa say wax kaa yihiin??"
Wuxuu ugu jawaabay " Macbuudka! sidii miiggii aan kuu rusheeyhaa. Muggii hore waa kuu turaayay ee maha ka roogsaan ku iri" :lol: :lol:
Ar Hiloowlow xay tahay dhacan aad maha la timid eebow? Sheekadan anigaa isla thread-kan ku soo qoray ee tu kale daydayo. Yaayah!

viewtopic.php?f=23&t=308605&start=45#p3777172

:ufdup:
User avatar
Oba
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1336
Joined: Mon Feb 20, 2012 11:27 pm
Location: Spokesman for HAG

Re: Sheeko iyo bashaal thread

Post by Oba »

Twist saas mii widaayow apologies
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Banaadir”