Page 5 of 7

Re: Video:Askari trying to push Abdiweli and Shirdon aside

Posted: Sat Oct 13, 2012 11:37 pm
by Barwaaqoiyobashbash
Colonel wrote:
Xamud. wrote:Republic
I dont for one min think that inu jiro qof saas afsomaliga ugu hadlo iska dhaaf qof saas u qoro, markas gabarta Macaalin Afsomaliga baro(Twist) baan uso helnay ee bal ha luggoyn oo ha oran Afsomali baad taqana.
:pac: :pac:
:lol: :lol: :up:

Re: Video:Askari trying to push Abdiweli and Shirdon aside

Posted: Sat Oct 13, 2012 11:43 pm
by Colonel
Twist, the jokes will only stop when ayeeyo Sareedo stops writing in af maymay :steviej:

Re: Video:Askari trying to push Abdiweli and Shirdon aside

Posted: Sat Oct 13, 2012 11:57 pm
by Twist
:down: :lol:

Re: Video:Askari trying to push Abdiweli and Shirdon aside

Posted: Sun Oct 14, 2012 12:11 am
by DayaxJeclee
sanbacyaashaan aa weligee la hedlin waas igu waasheen.


waa la isku camirooyaa.

Jamhuuriya lee kasooyaa. intiina kale.


Kingkong maad u xiistay , dhabarlaawe duqaagii hutkong maa kaa meqan

Re: Video:Askari trying to push Abdiweli and Shirdon aside

Posted: Sun Oct 14, 2012 12:12 am
by Twist
Sareedaay, xoogaa is dabci walaashiis. Kaftanka xagguu kaa maray? :mindblown:

Re: Video:Askari trying to push Abdiweli and Shirdon aside

Posted: Sun Oct 14, 2012 12:14 am
by Smile-LiKe-SuN-RiSE
:lol: :lol: :lol: Jawaari muxu mar walba la dhoohanyahay

Re: Video:Askari trying to push Abdiweli and Shirdon aside

Posted: Sun Oct 14, 2012 12:16 am
by DayaxJeclee
yaa la heesaa, yaab waaye.

qabqablinamadee lee iske daay

Re: Video:Askari trying to push Abdiweli and Shirdon aside

Posted: Sun Oct 14, 2012 12:20 am
by Twist
LOL!

War dhamaaday waaye.

Slowly goes out of this thread.


:|

Re: Video:Askari trying to push Abdiweli and Shirdon aside

Posted: Sun Oct 14, 2012 1:19 am
by The`Republic
SareedoXareedo wrote:Jamhuuriyo :up:


midkoo aa igi waashay, Odaygaanayti waas i dabo socdaa. shimbirkaa raadso. dhididkaa bacaad ku lis. :down:





Gebarta barwaaqobishbish jinbaarta ku eekoow
Sareedo ciyaalkaan film hindi jilooyaan, baagamuudo waayo waka muuqotaa nooh see isku camirooyaan ka kasaa camal la'aan heeso wax iaku maaweeliyaan lee rabaan

Re: Video:Askari trying to push Abdiweli and Shirdon aside

Posted: Sun Oct 14, 2012 1:24 am
by Advo
So am not the only one who had problem with her somali lol, I thought it was just me.

Re: Video:Askari trying to push Abdiweli and Shirdon aside

Posted: Sun Oct 14, 2012 1:27 am
by Murax
Advo wrote:So am not the only one who had problem with her somali lol, I thought it was just me.

It took all My concentration, and staring at the post for 5 min to understand 0.2% of what She wrote :lol:

Re: Video:Askari trying to push Abdiweli and Shirdon aside

Posted: Sun Oct 14, 2012 1:30 am
by The`Republic
Advo reer koraad waaxid baadiyoos maxaas ka taqaan af soomaliga Sareedo heersare waaya runtii magaalaas hoos gunti lasoo galoosiin see layeelaa wareer waaya abaaa magaala miyo ma is qaadooyaan markaas? Jawaabtaas lee ka sugaa dhoore

Re: Video:Askari trying to push Abdiweli and Shirdon aside

Posted: Sun Oct 14, 2012 1:35 am
by Advo
The`Republic wrote:Advo reer koraad waaxid baadiyoos maxaas ka taqaan af soomaliga Sareedo heersare waaya runtii magaalaas hoos gunti lasoo galoosiin see layeelaa wareer waaya abaaa magaala miyo ma is qaadooyaan markaas? Jawaabtaas lee ka sugaa dhoore
Lol I can understand most of what u wrote but she has a way of confusing the sh! t of u, thing is she speaks good english and the real somalI so I dont know why she insist with afjiniga.

Murax lol same here bruv

Re: Video:Askari trying to push Abdiweli and Shirdon aside

Posted: Sun Oct 14, 2012 1:43 am
by The`Republic
Hadalkeeda murti iyo xigmad baa ka danbayso obviously anigu I didnt grow up back home marka some of the street xigmad baa iga maqan but I still understand her boqolkiiba boqol...even keedaba daaye somali speakers who grew up back home like my parents understand maaymaay perfectly even though they will respond with af soomaali caadi

Re: Video:Askari trying to push Abdiweli and Shirdon aside

Posted: Sun Oct 14, 2012 1:45 am
by Oba
Sareedo abaayo chill with the reer xamar accent :lol: