Somaliland army moves towards Dhahar with 40 armoredvechiles

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

Coldoon
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1650
Joined: Sun Sep 23, 2012 2:34 pm

Re: Somaliland army moves towards Dhahar with 40 armoredvech

Post by Coldoon »

khalid ali wrote:Looool@ 200 nin sacad muse one of the largest isaaq clans who live in 3 countries ethiopia somaliland djbouti and even yemen sometimes we border many daarood clans like the ogadens and not that means something heck we even border oromos
Three countries? Djibouti waxaa jooga 50 Sacad Muse ah. Ethiopia waxaa refugee ku ah 50 Sacad Muse ah. 100 Sacad Muse ah waxa laga heliya Somalia, specifically Hargeysa iyo Gabilay dhexdooda. That's Sacad Muse for you. :lol:
Last edited by Coldoon on Sun Nov 25, 2012 7:37 pm, edited 1 time in total.
User avatar
Notorious13
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1113
Joined: Sun Aug 14, 2011 7:02 pm
Location: Dhulkii Hawd

Re: Somaliland army moves towards Dhahar with 40 armoredvech

Post by Notorious13 »

What other Darood do Sacad Muse or Even Habarawal border other then Ogaden Absame.
User avatar
Gantaal05
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1183
Joined: Wed Apr 25, 2012 6:18 pm
Location: Migiurtinia

Re: Somaliland army moves towards Dhahar with 40 armoredvech

Post by Gantaal05 »

Coldoon wrote:
Gantaal05 wrote:Like Coldoon said before ^
both Horseedmedia and Galgalanews are anti-Puntand specially the government.

till i hear a press release from the Gov tomorrow, or garoweonline, puntlandi, allpuntland , and puntlandpost report this

and if it's true the zoomailand stooges should be taught a lesson, and that f-king xoolo Axmed cadami. he is the xaabsade type of waaros.
Dhag jalaq loo ma siiyo kuwan. War Gantaal, kan la yidhaahdo Khalid Ali wa Sacad Muse. Beeshisa 200 boqol o nin kama badna, teedakale, they don't share any border with any Daarod subclan, walaa Hartiga or Absame. He's obsession with Daarodka is very interesting.

Allboocame.com, Kalshaalenews, Puntlandi, Allpuntland (little be confused about it, though), puntlandpost are the most credible.
show ileeen waa langaaab
:lol: :lol:
no wonder he's obsession with Daarod
anigu maba kala aqaaan idoorka, waaroska iyo dhuuloska xagaa inaga badiya :mrgreen: sacadkaa muse , habraha mahan miyaa?
mid isaaq ayaa waa igu yiri habraha wixii aanan aheen , isaaq hakala sheekesan .lol
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32743
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Somaliland army moves towards Dhahar with 40 armoredvech

Post by Khalid Ali »

Notorious geeri koombe to
User avatar
TheblueNwhite
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11301
Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
Contact:

Re: Somaliland army moves towards Dhahar with 40 armoredvech

Post by TheblueNwhite »

khalid ali wrote:all websites reported this Puntland warsangali websites


http://spr.fm/index.php?option=com_k2&v ... Itemid=121

Spr and Galgala are owned by one guy and his brothers. Warsengeli niccas from Minneapolis, reer Doonyaale.
Coldoon
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1650
Joined: Sun Sep 23, 2012 2:34 pm

Re: Somaliland army moves towards Dhahar with 40 armoredvech

Post by Coldoon »

Gantaal05 wrote: show ileeen waa langaaab
:lol: :lol:
no wonder he's obsession with Daarod
anigu maba kala aqaaan idoorka, waaroska iyo dhuuloska xagaa inaga badiya :mrgreen: sacadkaa muse , habraha mahan miyaa?
mid isaaq ayaa waa igu yiri habraha wixii aanan aheen , isaaq hakala sheekesan .lol
Dhulbahante badan oo kala aqoon Isaaqa ba jira. Very few Ogaden, Warsangeli and Dhullos ba kala yaqaana Isaaqa, the rest ma kala sarsarno Isaaqa. Dagaalkii Kalshaale waxaa lagu qabtay Isaaq dhawr ah, miid ba wuxu yidhi waxaan ahay Sacad Muse, sa la yidhi war ma Habar Gidir ba? :lol: Reer Buhoodle, Habar Awal bay kala aqoon forget about Sacad Muse. lol
User avatar
Gantaal05
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1183
Joined: Wed Apr 25, 2012 6:18 pm
Location: Migiurtinia

Re: Somaliland army moves towards Dhahar with 40 armoredvech

Post by Gantaal05 »

HorseedMedia is owned by Cusmaan Maxamud guy who's even same reer as me :snoop:
i've met him many times , even last year in Puntlands 13th aniversary in Utrecht.

wallahi next time i visit Netherland and see him i will punch him inthe f-king face, he's embarrasing cusmaan maxamud nacaska.
User avatar
Notorious13
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1113
Joined: Sun Aug 14, 2011 7:02 pm
Location: Dhulkii Hawd

Re: Somaliland army moves towards Dhahar with 40 armoredvech

Post by Notorious13 »

khalid ali wrote:Notorious geeri koombe to
Isn't that Absame also?
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Somaliland army moves towards Dhahar with 40 armoredvech

Post by grandpakhalif »

This is very disconcerting news, it seems like the Somaliland National Military will cease at nothing to secure it's British drawn borders. We will see how Harti respond, while they are concerned about Jubbaland maybe they should liberate their lands from the hand of Idoors. :idea:
oxymoron
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2505
Joined: Tue Jul 05, 2011 10:39 am
Location: Your BS starts and dies in Xamar, where you can't even go swimming without your Adoon boyfriends.

Re: Somaliland army moves towards Dhahar with 40 armoredvech

Post by oxymoron »

grandpakhalif wrote:This is very disconcerting news, it seems like the Somaliland National Military will cease at nothing to secure it's British drawn borders. We will see how Harti respond, while they are concerned about Jubbaland maybe they should liberate their lands from the hand of Idoors. :idea:
While Sade is concerned about Jubbaland maybe they should liberate their lands from the hands of Al Shabaab in Gedo. :idea: :idea: :idea:

As for IIdoors the news is fake, and if it was true Puntland would take the necessary steps to karbash & check the ugly khated addicted iidoors from the tiny triangle up north. ;)
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Somaliland army moves towards Dhahar with 40 armoredvech

Post by grandpakhalif »

oxymoron wrote:
grandpakhalif wrote:This is very disconcerting news, it seems like the Somaliland National Military will cease at nothing to secure it's British drawn borders. We will see how Harti respond, while they are concerned about Jubbaland maybe they should liberate their lands from the hand of Idoors. :idea:
While Sade is concerned about Jubbaland maybe they should liberate their lands from the hands of Al Shabaab in Gedo. :idea: :idea: :idea:

As for IIdoors the news is fake, and if it was true Puntland would take the necessary steps to karbash & check the ugly khated addicted iidoors from the tiny triangle up north. ;)
90% of Al shabab in Gedo wa Sade, not occupied by another clan.
User avatar
Talo alle udaa
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2739
Joined: Thu Apr 16, 2009 4:03 pm
Location: Evaluating the African mind

Re: Somaliland army moves towards Dhahar with 40 armoredvech

Post by Talo alle udaa »

Gantal05, when I give an opinion, its mine and no one else. I made a simple prediction with limited knowledge i have, that no somali tribe can today take another's territory-hence the conclusion that the aforementioned "Somaliland army" is heavily manned by the locals or has their blessings.

Now the real question you and all concerned Puntlanders should be asking is, why has the Harti confederacy failed and who is responsible for it.
User avatar
BlackRain
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4196
Joined: Thu Sep 13, 2012 1:06 pm

Re: Somaliland army moves towards Dhahar with 40 armoredvech

Post by BlackRain »

Give it to Somlailand. They have manipuplated the harti-yar yar and managed to bribe them against each other. Harti Yar Yar need to wake up and guard their dignity at all costs. No point in expecting help from Puntland adminstration when inside elements attacking their own brothers.
User avatar
Corruption1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1297
Joined: Fri Mar 04, 2011 8:30 pm
Location: London

Re: Somaliland army moves towards Dhahar with 40 armoredvech

Post by Corruption1 »

Image

:lawd: just look how close we are to the heart of bintiland... this time next year the indian ocean baan ku dabaalaneynaa
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Somaliland army moves towards Dhahar with 40 armoredvech

Post by The_Emperior5 »

Dhahar: Ciidamada Puntland oo Isaga Baxay Deegaanada Bariga Sanaag Iyo Sanaadiiqda Doorashada Somaliland oo La Soo Gaarsiiyey Deegaanka

Wasiir ku xigeenka Amniga Puntland, Cabdi Jamaal Cismaan.
Dhahar (RBC) Wararka naga soo gaaraya deegaanada Bariga gobolka Sanaag ayaa sheegaya in ciidamada maamulka Puntland ee halkaasi ku sugnaa iyo masuuliyiintii maamulka ay isaga soo bexeen dhammaan deegaanada Bariga Sanaag kadib markii ay deegaanka soo galeen ciidamo aad u tiro badan oo ka yimid dhanka Somaliland.
Magaalooyinka Dhahar, Laasqoray, Hadaaftimo iyo Badhan ayaa dhammaantood ay isaga bexeen maamuladii taabacsanaa Puntland iyadoo wasiir ku xigeenka amniga Cabdi Jamaal Cismaan uu ka mid ahaa masuuliyiinta halkaasi isaga baxay.
Wasiir ku xigeenka amniga Puntland Cabdi Jamaal Cismaan iyo shan baabuur oo kuwa dagaalka ah oo uu watay ayaa beryahanba joogay magaalada Dhahar si ay uga hortagaan ololaha doorashooyinka dawladaha hoose ee Somaliland oo halkaasi laga qabanqaabinayey, hase yeeshee waxaa la sheegay in wasiir ku xigeenka iyo ciidankiisii ay maanta isaga huleeleen degmada Dhahar iyagoo aaday dhanka magaalada Boosaaso.
Ilo wareed ku sugan Dhahar ayaa Raxanreeb u sheegay in odayaal deegaanka ah ay u sheegeen wasiir ku xigeenka inuu magaalada isaga tago si uusan isku dhac u dhexmarin ciidamada Puntland ee wasiirka ku xigeenka la socda iyo kuwa Somaliland ee halkaa yimid.
Sanaadiiqda doorashada Somaliland oo la keenay
Labadii maalmood ee u dambeeyay ayaa magaalooyinka Dhahar, Laasqoray, Hadaaftimo iyo Badhan waxaa lagu soo daadgureeyay shaqaalaha guddiga doorashooyinka maamulka la baxay Somaliland kuwaasoo magaalooyinka dhamaantood geeyay sanaadiiqda doorashada golayaasha deegaanka oo toddobaad kadib ka bilaaban doonta dhamaan gobolada hoos yimaada maamulka Somaliland. [AKHRI Ololaha doorashada dawladaha hoose oo xirmay]
Degmooyinka Bariga ayaana ka mid ah meelaha ay ka dhacayso doorashada golayaasha deegaanka ee Somaliland. Sidoo kale degmada Xiingalool ayaa la soo sheegayaa inay maanta gaareen xubno hordhac u ah wafdi uu hogaaminayo wasiirka gaashaandhiga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami.
Waxaana dhamaan deegaanadani ay ka mid yihiin dhulka ay sheegtaan labada maamulba inuu mid kasta ka tirsan yahay.
Dhanka kale ciidamo aad u fara badan oo wata in ka badan 40 baabuurta dagaalka oo shalay ka soo gudbay dhanka Ceerigaabo ayaa lagu soo daadgureeyay deegaanada bariga Sanaag, waxaana ciidankaasi la sheegay inay qeyb ka yihiin ciidamada Somaliland ay u soo dirtay deegaanada doorashooyinka laga qabanayo.
Odayaasha deegaanka iyo waxgaradka Bariga Sanaag ayaa iyaguna ku kala qeybsan aragtida labada maamul ee Puntland iyo Somaliland, waxaana hadda deegaanka laga dareemayaa xiisad colaadeed oo xooggan kadib markii maanta wasiirka warfaafinta Puntland oo shir jaraa’id ku qabtay Garowe uu ka digay inaysan Puntland u dulqaadan doonin “dhul ballaarsiga Somaliland”.
Wasiirka warfaafinta Puntland Maxamuud Ceydiid Dirir ayaa yiri, “Somaliland waxay ololeheeda doorashooyinka u soo weecisay qaybo ka mid ah degmada Dhahar ee Gobolka Sanaag balse taasi badelkeed ay ka hortag kala kulmeen dadka deegaanka inkastoo goobo u dhaw Degmada ay ciidamo Somaliland ah ku sugan yihiin”. [HALKAN ka akhri hadalka wasiirka]

http://www.raxanreeb.com/2012/11/dhahar ... deegaanka/
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”