Habartaa buufkeed ma taqaan sxb?DafIyoMiriq wrote:IsMarjiAgentOfChaos wrote:If you say soDafIyoMiriq wrote:
Guys where is your sense of humor...If I offended you XaalQaata...No hidden agenda here....

Moderators: Moderators, Junior Moderators
Habartaa buufkeed ma taqaan sxb?DafIyoMiriq wrote:IsMarjiAgentOfChaos wrote:If you say soDafIyoMiriq wrote:
Guys where is your sense of humor...If I offended you XaalQaata...No hidden agenda here....
Maqdamad lagama isticmaalo from Las-qoray to Lawyacado till kildhka 5aad. Weligay ma maqal.DafIyoMiriq wrote:RW he got few more wrong or maybe there are multiple words with the same meaning
Maqdamad
I know right? Ninkan threadka sameeyey xaguu inoo kala gurgurayaa sxb?Twist wrote:Test for who? What's 'Koonfurians'?
Mooji sxb, balse mar dhaweyd adiga iyo Rabshoole ayuu hadal hayey, markaa waxaan filayaa idinka uun baa is yaqaana.Twist wrote:Waan yaabanay, inaar. Horta midkan ay ugu yeedhaan Daf&Midhiq, isagu ma Wanlawayn baa?
Buufki AdaaAgentOfChaos wrote:DafIyoMiriq wrote:AgentOfChaos wrote:
If you say so
Habartaa buufkeed ma taqaan sxb?
Mayee waa aynu xod-xodan jidhnay hablo Xamaraawiya ayaanu uga sheekeyn jidhnay inaanu reer Banaadidhi nahay, aniga iyo Rabshoole, marka malaha taa buu run u qaatay oo wax baa ka siya inanka, yaah?AgentOfChaos wrote:Mooji sxb, balse mar dhaweyd adiga iyo Rabshoole ayuu hadal hayey, markaa waxaan filayaa idinka uun baa is yaqaana.Twist wrote:Waan yaabanay, inaar. Horta midkan ay ugu yeedhaan Daf&Midhiq, isagu ma Wanlawayn baa?
Nigga Please Hawd kulaha! they call the South for hawd! thats insult!DafIyoMiriq wrote:Koronto=Laydhtiriig
Dhimirka=Maandhaye
Kawaanka=Xerodhiig
Ukun=Beed
Galeey=Arabikhi
Qol=Maqsin
Darbi Jiif= Dibjir
Koonfur= Hawd, Xaga sare
Saldhiga= Shookiga
My job here done,
Getting AOC irittated is just a bonus, for everything else there is MC
Twistoow amuu carabka muruq kaa galaaTwist wrote:Mayee waa aynu xod-xodan jidhnay hablo Xamaraawiya ayaanu uga sheekeyn jidhnay inaanu reer Banaadidhi nahay, aniga iyo Rabshoole, marka malaha taa buu run u qaatay oo wax baa ka siya inanka, yaah?AgentOfChaos wrote:Mooji sxb, balse mar dhaweyd adiga iyo Rabshoole ayuu hadal hayey, markaa waxaan filayaa idinka uun baa is yaqaana.Twist wrote:Waan yaabanay, inaar. Horta midkan ay ugu yeedhaan Daf&Midhiq, isagu ma Wanlawayn baa?
I am enjoying this shit too much, mate.
Dha daadu badanaa ma reer bari baad tahay sxb? Haye hadaba inoo wad sheekada sxb oo dag dag u gaar qeybta ay ku jirto "balaayo waa Jidhaa iyo ma Jidho waad isku qaban jidheene"Twist wrote:Mayee waa aynu xod-xodan jidhnay hablo Xamaraawiya ayaanu uga sheekeyn jidhnay inaanu reer Banaadidhi nahay, aniga iyo Rabshoole, marka malaha taa buu run u qaatay oo wax baa ka siya inanka, yaah?AgentOfChaos wrote:Mooji sxb, balse mar dhaweyd adiga iyo Rabshoole ayuu hadal hayey, markaa waxaan filayaa idinka uun baa is yaqaana.Twist wrote:Waan yaabanay, inaar. Horta midkan ay ugu yeedhaan Daf&Midhiq, isagu ma Wanlawayn baa?