Definitely Cadan baa laga heesaya. That sh't aint Somali waryaaToughGong wrote:SecretAgent wrote:Naag haldan banadan waa naag madax misbur kuhaaloowMa Anaa Waalan Mise Cadan Baa Laga Heeseyaa

Moderators: Moderators, Junior Moderators
Definitely Cadan baa laga heesaya. That sh't aint Somali waryaaToughGong wrote:SecretAgent wrote:Naag haldan banadan waa naag madax misbur kuhaaloowMa Anaa Waalan Mise Cadan Baa Laga Heeseyaa
Zizzz wrote:Definitely Cadan baa laga heesaya. That sh't aint Somali waryaaToughGong wrote:SecretAgent wrote:Naag haldan banadan waa naag madax misbur kuhaaloowMa Anaa Waalan Mise Cadan Baa Laga Heeseyaa
Mandeeq.do you go out of your way to find obscure maamaah's. This one is nearly as bad as that other oneManD333q wrote:Mukulaal mininkeed joogta miciyo libaax eey leedahay.
Wow, a Somali proverb that is saying something positive about females!ToughGong wrote:Nin maalin ma gaadhid
Nina sanad ma gaadhid
Nina weligaaba ma gaadhid
Nin maalin ma gaadhid oo waa ninka kaa faraska dheereeya
Nin sanad ma gaadhid oo waa ninka xoolihiisu sanadkaa meel caws badan daaqiyey
Nin weligaa ma gaadhid oo waa ninka kaa gabadha/xaas wanaagsan.
nin fool xuna naftaada uga yaab
Dadka gaabow Wu leeyahay lakin dhuubow melah
ToughGong wrote:nin fool xuna naftaada uga yaab
Waxaan xusuustey,what white guys say makey arkaan a big ugly black guy
"IMAGINE MEETING DOWN A DARK ALLEY"
ToughGong wrote:nin fool xuna naftaada uga yaab
Waxaan xusuustey,what white guys say makey arkaan a big ugly black guy
"IMAGINE MEETING DOWN A DARK ALLEY"