Page 5 of 9

Re: Your favorite Somali maahmaah?

Posted: Thu Sep 05, 2013 3:54 pm
by Zizzz
ToughGong wrote:
SecretAgent wrote:Naag haldan banadan waa naag madax misbur kuhaaloow
:? Ma Anaa Waalan Mise Cadan Baa Laga Heeseyaa
Definitely Cadan baa laga heesaya. That sh't aint Somali waryaa :lol:

Re: Your favorite Somali maahmaah?

Posted: Thu Sep 05, 2013 5:08 pm
by Vivacious
Zizzz wrote:
ToughGong wrote:
SecretAgent wrote:Naag haldan banadan waa naag madax misbur kuhaaloow
:? Ma Anaa Waalan Mise Cadan Baa Laga Heeseyaa
Definitely Cadan baa laga heesaya. That sh't aint Somali waryaa :lol:
:pac: He means "Naag hadal badan waa naag madaxa musmaar ku leh" :lol:

Re: Your favorite Somali maahmaah?

Posted: Thu Sep 05, 2013 5:41 pm
by Maandhow
Cilmiga dhagaysi laguma bartee jilbahaa loo laabtaa.

Re: Your favorite Somali maahmaah?

Posted: Thu Sep 05, 2013 6:07 pm
by ManD333q
Mukulaal mininkeed joogta miciyo libaax eey leedahay.

Re: Your favorite Somali maahmaah?

Posted: Thu Sep 05, 2013 6:12 pm
by ToughGong
ManD333q wrote:Mukulaal mininkeed joogta miciyo libaax eey leedahay.
Mandeeq.do you go out of your way to find obscure maamaah's. This one is nearly as bad as that other one

Re: Your favorite Somali maahmaah?

Posted: Thu Sep 05, 2013 6:20 pm
by ManD333q
Lool no this one is very easy if you understanf a little bit of reer koonfur dialect, islaamaha xaafada aan ka maqli jiery.

Mukulaal is a cat, mininka= home, now see if it makes sense :D

Re: Your favorite Somali maahmaah?

Posted: Thu Sep 05, 2013 6:24 pm
by ToughGong
Even a cat has the presence of a "lion" in it's territory
That's what's called in footballing terms the home advantage :lol:

Re: Your favorite Somali maahmaah?

Posted: Thu Sep 05, 2013 6:27 pm
by InaSamaale
ToughGong wrote:Nin maalin ma gaadhid
Nina sanad ma gaadhid
Nina weligaaba ma gaadhid
Nin maalin ma gaadhid oo waa ninka kaa faraska dheereeya
Nin sanad ma gaadhid oo waa ninka xoolihiisu sanadkaa meel caws badan daaqiyey
Nin weligaa ma gaadhid oo waa ninka kaa gabadha/xaas wanaagsan.
Wow, a Somali proverb that is saying something positive about females! :o

Re: Your favorite Somali maahmaah?

Posted: Thu Sep 05, 2013 6:31 pm
by AgentOfChaos
Nimaan shaqaysan shaah waa ka xaaraan.
Nin qurux badan naagtaada uga yaab, nin fool xuna naftaada uga yaab.

Re: Your favorite Somali maahmaah?

Posted: Thu Sep 05, 2013 6:44 pm
by ToughGong
nin fool xuna naftaada uga yaab
Image

Waxaan xusuustey,what white guys say makey arkaan a big ugly black guy

"IMAGINE MEETING DOWN A DARK ALLEY"

Re: Your favorite Somali maahmaah?

Posted: Thu Sep 05, 2013 6:55 pm
by Smile-LiKe-SuN-RiSE
These are the mamah my mom says:
ma anaa waalan mise cadan ba laga heysaya
ciirdaada dhama caydaada yaqan
ri walba meshay iska dhigta lagu qala
Indha adag arooskeday ka booda
Kor waayel waa wada indho
dariskaaga waa saab Ku la yal..not sure if i got this one right.
Dadka gaabow Wu leeyahay lakin dhuubow melah
Mira geed saaran mira aa dafta Ku heysadid loo ma daadiyo.

Re: Your favorite Somali maahmaah?

Posted: Thu Sep 05, 2013 7:01 pm
by ToughGong
Dadka gaabow Wu leeyahay lakin dhuubow melah


In other words they need feeding :lol: :lol:

Re: Your favorite Somali maahmaah?

Posted: Thu Sep 05, 2013 7:12 pm
by Smile-LiKe-SuN-RiSE
Lol she also says: "cuno buuran meeshay gashaana buuran." :lol:

Re: Your favorite Somali maahmaah?

Posted: Thu Sep 05, 2013 7:17 pm
by AgentOfChaos
ToughGong wrote:
nin fool xuna naftaada uga yaab
Image

Waxaan xusuustey,what white guys say makey arkaan a big ugly black guy

"IMAGINE MEETING DOWN A DARK ALLEY"
:pac:

Re: Your favorite Somali maahmaah?

Posted: Thu Sep 05, 2013 9:34 pm
by Twist
ToughGong wrote:
nin fool xuna naftaada uga yaab
Image

Waxaan xusuustey,what white guys say makey arkaan a big ugly black guy

"IMAGINE MEETING DOWN A DARK ALLEY"
:lol: :lol: