Page 5 of 5

Re: Qudbo Siro

Posted: Wed Oct 02, 2013 5:45 pm
by Ismail87
Lol waxaan sugayey jawaab caadi ah, but all I got was "nacasnimo".

Re: Qudbo Siro

Posted: Wed Oct 02, 2013 5:52 pm
by KingWaslawi
Ismail87 wrote:Wtf :lol: war waa ku sidee. Su'aasha ka jawaab yaa oday.
Camuu dumarka Soomaaliyeed siday u badan yihiin. Waa laga xayuubiyay xubintii dareenka badnayd. Sidaa daraadeed kama aha inay naag wax dareemaysa tahay ee waa ka nacasnimo. Xataa waxa jira qaar aad u dareen badan oo waxooda yar loo bad-baadiyay haddana aan nina lugaha u kala furayn ilaa iyo guur dhab ah mooyaane.

Markaa naga daa naagahan aad difaacayso. Naag waxaas samaynaysa dabcan maba haboona in la difaaco.

Re: Qudbo Siro

Posted: Wed Oct 02, 2013 5:54 pm
by BigRedBook
Some fake shit. Why don't they go ahead and just fuck?

Re: Qudbo Siro

Posted: Wed Oct 02, 2013 5:57 pm
by Ismail87
^ because they don't want to commit zina, although this practice is dubious, they believe it is better than committing zina.


King, ok hadaan ku fahmay.
Waxan mooday inaad aniga nacasnimo igu tilmaamtay laakin jawaabtaaduba intaas bay ahayd.

Re: Qudbo Siro

Posted: Wed Oct 02, 2013 6:03 pm
by AgentOfChaos
KingWaslawi wrote:
Ismail87 wrote:Wtf :lol: war waa ku sidee. Su'aasha ka jawaab yaa oday.
Camuu dumarka Soomaaliyeed siday u badan yihiin. Waa laga xayuubiyay xubintii dareenka badnayd. Sidaa daraadeed kama aha inay naag wax dareemaysa tahay ee waa ka nacasnimo. Xataa waxa jira qaar aad u dareen badan oo waxooda yar loo bad-baadiyay haddana aan nina lugaha u kala furayn ilaa iyo guur dhab ah mooyaane.

Markaa naga daa naagahan aad difaacayso. Naag waxaas samaynaysa dabcan maba haboona in la difaaco.
:deadrose:
War professor tuulooy, cilmigan aad jeebka kala soo baxday wax ka jira ma jiraan.

Re: Qudbo Siro

Posted: Wed Oct 02, 2013 6:11 pm
by hargaysaay
KingWaslawi wrote:Koonfur: Khudba siro
Waqooyi: Hoos ka mehersi

Dumarka Soomaaliyeed badankooda hadh-yarihii qudhacba waa laga jaree maxaa tolow ku kalifaaya waxan la sheeg sheegaayo!
Mar haddaanay badankoodu istiinkaba si fiican u qaadanayn oo raaxada dhabta ahba aanay dareemayn. Waar naagihii waaba la saleelay. Cajiib dumar waxa ugu liidata naag lagu yidhi ''Naa kaalay aan xiif xaafta soo ciyaarnee, oo intay tidhi aaha iska raacday nin aanay garayan, ka dibna go'aan laga gaadhay''
Yaakhi maahin . dumarkeenu waa wada LOW Battery ... Sariirta waa lagaga fiicanyahay .. tu yaroo Hindiyada oon waa is naqaaney Saliid bay jidhka oo
dhan ii marin jirtey .. xaliiwo intaa ma samayn karto .. apparently waxaas waa " Ciyaala Suuqnimo " .

Re: Qudbo Siro

Posted: Wed Oct 02, 2013 6:13 pm
by Hyperactive
lol ismail, aniku wan fahmay, ino haweenka ka wado. but i was laughing, sido kuli o so kobey in one word. lol

Re: Qudbo Siro

Posted: Wed Oct 02, 2013 6:19 pm
by Reacher
hargaysaay wrote: Yaakhi maahin . dumarkeenu waa wada LOW Battery ... Sariirta waa lagaga fiicanyahay .. tu yaroo Hindiyada oon waa is naqaaney Saliid bay jidhka oo
dhan ii marin jirtey .. xaliiwo intaa ma samayn karto .. apparently waxaas waa " Ciyaala Suuqnimo " .


:lol: :lol: :lol: :lol: :lol:



Qosolaan kursiga kala dhici gaaray markaan aqriyay intaas. PS: Ciyaalsuuqnimada lagu qanciyo naagtaada ma xuma kollay. It is important to be the biggest saqajaan in bed for her.

Re: Qudbo Siro

Posted: Wed Oct 02, 2013 9:13 pm
by salool
Ismail87 wrote:InaSamaale, if he marries a second wife secretly and he doesn't actually live with her, then yes that is qudbo siro.

Hyper, halkan aan deganahay waxa sameeya wadaadada xaas iyo ciyaalba leh laakin aan rabin inay xaaska hore ay ogaato inuu hadana guursaday. Hadaad ku dhahdid war waxani waa xaaraam waxay ku odhanayan sheikh Somali ah (can't remember his name) baa baneeyey.

SelfDiscovery, If she gets pregnant iyada un baa is taqaana. The main reason why she married him in the first place was to have a 'part time' husband, that won't change if she gets pregnant.

Salool, :lol: du fanget opmærksomhed af nogle mænd med dine tidligere comments ma istidhi.
Jag bara trollade med det verkar ingen fattade det och de tog mina poster på alvar. :lol:

Re: Qudbo Siro

Posted: Wed Oct 02, 2013 10:30 pm
by BlackRain
so we all agree qudbo siro is haraam? what happened if others see a guy sneaking into presumably single women? surely the girls reputation will be destroyed ?

Re: Qudbo Siro

Posted: Thu Oct 03, 2013 2:03 pm
by waayeel101
salool wrote:Wayeel

Ka Iraanito wa ka duwan yahy ka somalida.Naagaha qudbo siro lagu qabo waa la ogyahy..time limtidna maaha.I think the woman just give upp her rights oo ninku kuma qasbana inu masruufo.
ok
lkn ka an aqaano ee wadanki ka jiray wa ka iran oo kale.
waxase muuqata inad reer yurub ad yara casri ka dhigten ragg yari darted.

Re: Qudbo Siro

Posted: Thu Oct 03, 2013 2:51 pm
by Lillaahiya
Wallahi in the past week what I've learned about Somalis is :wow: Qudbo siro is the least of our worries.

Re: Qudbo Siro

Posted: Thu Oct 03, 2013 2:57 pm
by BigRedBook
Ismail87 wrote:^ because they don't want to commit zina, although this practice is dubious, they believe it is better than committing zina.


King, ok hadaan ku fahmay.
Waxan mooday inaad aniga nacasnimo igu tilmaamtay laakin jawaabtaaduba intaas bay ahayd.
It isn't dubious, it is a flat out lie. They are trying to lie to Allah, while hiding the marriage from the community. Completely disgraceful. If they want to fuck, they should go ahead and do so.