Mataac cideed

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Post by kambuli »

Sir,

Walaahay I swear to God the following story took place in our home in Mogadisho.

A girl who was related to us told my grandmother who is Habaryoonis, that she is getting married.

My grandmother asked the girl "What is the tribe of the guy?"

The girl answered" Cayr"

My grandmother" Oo eeddo mid aan caydh ahayn ma weydey?. Laughing Laughing
User avatar
biiqaaye
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1374
Joined: Wed Sep 22, 2004 2:59 am
Location: Baar Ubax, Bakaaraha ii Black Sea

Post by biiqaaye »

loool@Sir......"Aryaaa xaamud naga wadi maha" Laughing Laughing Laughing

Kambuli

hoosta maa liisugu dhigaayaa bocorta.
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Post by kambuli »

Biiqaaye, walaalkay.

Ma iminka uumbaad soo toostey? Cidina cid hoos wax uguma dhigin and in fact that was not my intention. The Cayr story reminded me the one that happened in our own home.

In case you did not get it. The idea is my Grandmother's ignorance about the existance of a qabiil called Cayr.

Please don't ruin the joke Sad We are just joking!
User avatar
biiqaaye
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1374
Joined: Wed Sep 22, 2004 2:59 am
Location: Baar Ubax, Bakaaraha ii Black Sea

Post by biiqaaye »

lool@Kambuli

daacad nimada aa kugu jeclahay. I was just teasin' ya sis.
User avatar
Sir-Luggoyo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7827
Joined: Thu Feb 17, 2005 1:18 pm
Location: Baar Luga Baxsi

Post by Sir-Luggoyo »

This is another classic that took place in Tanzania, in a city called Arusha.

Will Maruusade ah iyo waxaa is jeclaaday gabar Habar Awal ah, gabadhii waxay wiilkii ku tidhi orodoo reerahayagii iga doono. Wiilkii wuxuu dhex galay wixii odayaal Hawiye ahaa, maadaama qoladiisu meesha aad ugu yarayd, arrintii ayuu u sheegtay waxaana la isku raacay in gabadha laga doono reeraha Isxaaq oo dhan maadaama dadku aad u yaryahay marka ay laf laf noqoto.

Calaa kulli xaal waxaa isa soo hor fadhiistay dhashii Sheikh Isxaaq iyo Dhashii Sheikh Hawiye, arintii ayaa la galay oo odayaashii Hawiye ayaa soo jeediyay inay ka doonayaan gabadh.

Oday Isxaaq ah aya yidhi "Horta inanku waa qolama?"
Oday Hawiye ah ayaa yidhi "Iyaarku Maruusade waaye"
Odaygii Isxaaq "Yaah, Maroorsade aa?"
Odaygii Hawiye "Xaa la maroorsahaa, ar mayee waa Maruusade"

Odayaashii Isxaaq ayaa afka isu dhoweeyay oo waxaa la is weydiiyay cid garanaysa Maroorsade qolada ay galaan. markii la isku daalay, ayaa oday Jaamac la yidhaa odayaashii ku yidhi "Gow, waar imikaan gartay qoladan la yidhaa Maroorsadaha"

Odayaashii kale ayaa mar kaliya wada yidhi "Dee noo sheeg diimahaaga seege"
Markaasuu yidhi "Waar Maroorsade dee Abgaal cawaandiyoobay"
User avatar
1nemansquad
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11434
Joined: Tue Apr 01, 2003 7:00 pm
Location: Over here and over there

Post by 1nemansquad »

Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

hahahahaha, qaldaan folk waa classic wale iyo bile
User avatar
biiqaaye
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1374
Joined: Wed Sep 22, 2004 2:59 am
Location: Baar Ubax, Bakaaraha ii Black Sea

Post by biiqaaye »

Laughing Laughing Laughing @Sir
muslim-man
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5500
Joined: Mon Apr 18, 2005 5:49 pm
Location: EXPOSING TFG THUGS & THEIR MASTERS

Post by muslim-man »

Laughing Laughing Laughing
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Post by Ina Baxar »

Good one sir Laughing
qudhac-m
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2593
Joined: Sun Apr 13, 2003 7:00 pm
Location: somaliland

Post by qudhac-m »

Naag Ogaadeen ah baa barigii la soo qaxay England timi, marka baa subaxdii Taxi lagu qaaday oo home officeka la geeyay oo la soo dhiibay
Ninkii taxiga waday waa tagay oo yidhi hadhaw trainka soo raaca,
Markii loo soo dhameeeyay baa trainka la soo saaray markay ayay undergroundka {subway] ku aragtay nin cad oo English ah oo music tumaya oo dawarsanaya.
Markaa bay wiilkii waday ku tidhi
Habartii>>> aga waar qoordheere waa maxay ninka dawarsanayaa
Qoordheere>>> dee ninku waa caydh
habartii>>> oo eega waxaad leedahay doofaarku waa caydh
Qoordheere>>> hahhahha haaa Nijaasku waa caydh
HABARTII>>> OO AWAWGII ALA GUBKU MUU ISA SOO DHIIBO
User avatar
Mataan_Ciideed
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1963
Joined: Sun Apr 10, 2005 11:24 pm

Post by Mataan_Ciideed »

[quote="qudhac-m"]Mid Dhulbahante oo burco daganaa baa inaadeerkii oo laascaanood ka yimi booqasho ugu yimi, subaxdii baa labadii nin suuqa isu raaceen markay suuqii tageen baa waxay arkeen kirishboy is laynaysa oo la kala hayo oo isu leh hadaanan ku qaban nabigaaga wase, markaasuu kii laascaanood ka yimi ku yidhi inaadeerkii waar waa maxay dadkan nabiga caayayaa markaasuu kii burco daganaa ku yidhi YAAA WAAR WAXBA MA OGIDE AAMU NIMANKANI NABIGAAD SHEEGAYSAAYE XATAA USTAADKA AYAY CAAYAAAN[/quote]

Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

Sultaan, runta iska sheeg, maadaa alifay that brilliant joke?!. Laughing

Okay, this following story is a tru story!.

Sheekh Barkad ( Dhulbahante ) ah oo ka khudbadayn jiray masjid ka mid ah masaajidada Burco baa maalin dadkii u sheegay: "inaanun Ilaahay aqbalaynin salaat jamac ah oo aanun nin Dhulbahante ku jirin!." Laughing
Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

So, next time, make sure you have a Dhulbahante man praying the Taraawiix with you!. Laughing Laughing Laughing Laughing
User avatar
Basra-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 49034
Joined: Mon Feb 16, 2004 7:00 pm
Location: Somewhere far, far, far away from you forumers.

Post by Basra- »

Rolling Eyes Rolling Eyes
User avatar
Mataan_Ciideed
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1963
Joined: Sun Apr 10, 2005 11:24 pm

Post by Mataan_Ciideed »

Globe

You know, I'm starting to believe your Somalinimo!. But I still think you're a gaal!.
User avatar
Skippa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5606
Joined: Thu May 15, 2003 7:00 pm

Post by Skippa »

Confused horta reerkan ad hadal haysaan ma caydh baa la yidhah mise cayr? because there's a difference...if the name of cayr, why would a habar yoonis or ogaden woman confuse it with caydh? amase soundka "dh" maba jirto koonfurta?
qudhac-m
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2593
Joined: Sun Apr 13, 2003 7:00 pm
Location: somaliland

Post by qudhac-m »

skippa
Waa ceyr laakiin naagta ogaadeen aan ka shakaynayay qabiil kama hadlayn ee nin aan lacag haysan oo faqiir ah oo caydh{xoolo} lahayn bay ka hadlaysay.
Is dhiibista ayay qalad ka fahantay oo mis kastoo bilaa qado ah in la dhiibo ayay u haysatoo ninkuba waa MUWAADIN MEESHA SOOMA AY DHIGAN.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”