Rambie wrote: Ma ninka oo dadka qabiilka kaley oo diday inay xamar imadan
ba manta "calanka buluuga" ee ino lecture na ka deganiya?
Dr. Munafiq
fiiri muqdisho ama hargeysa qofna uma baahna inay timaado ama degto. Somaliya magaalo waliba waxaa laga dhigayaa meel ka qurux ama ka fursado wanaagsan muqdisho ama hargeysa ama boosaaso.. ninkaa soomaliga ahSIDA gegiroor magaaladiisa lasqoray ama xudun. buuhoodle waxaa laga sameeynayaa airapoor caalami ah.. laasqoray dekad caalami ah, qof waliba somalida magaaladiisa waxaa loo sameeynayaa dhamaan adeegyada guud ee uu muwaadinku u baahan yahay. sida isbitaalo. iskuuulo.. jaamacado.. iyo baasaboorka meel waliba aad joogto waad ka qaadaneysaa,,
waa dhamaatay in hal magaaalo ay noqoto meesha kaliya ay soomalida dhistaan.. muqdisho qof aan u diidi karo ma jirto.. every soomalida waa welcome xitaaa adiga.. laakiin taa micnaheedu maaha in laasqoray ay noqoto meel aan dhisneeyn.. wadanka Somaliya dhamaantiis waa la dhisayaa. qof waliba soomalinimada iyo calanka buluuga waa u siman tahay. GEGIROOR waa nin soomaalida ah, calanka buluuga ayaa inaga dhaxeeya.. waxaa ina dhaxeeysa somaalinimo.. ingriis iyo talyaani soomalida walaalo kama wada dhigi karaan.. adiga iyo gerigooor england ayaa mar na wada lahaan jirtay walaalo kuma wada noqon kartaan.. waxa kaliya aad ku walaaloobi kartaan waa soomalinimo.. haddii somalinimo la waayo qabiiil waliba qabiilkiisa ayuu raacayaa....
airaboorka muqdisho maalin waliba waxaa ka baxda ilaaa 15 flight kuwaaso aada gobolada dalka dhamaan sida aad sawirkan ku aragto flight boardka airboorka

horumarkaa la gaalay waa sii 100 jibaareynaa. magaalada laasqoray ama xudun ama buuhooodle waxaan ka dhisaynaa airpoor caalami ah. saacad waxaan joogtaa xamar. saacada kalena buuhoodle.. somaliya waxay noqoneysaa sida sweden ama USA. magaalo waliba wax waliba waa loo dhameynayaa. laakiin dhamaan magaalooyinka waxaan ku heeyseynaa SOOMALIYEEEY TOOSOOOY.. not fake song somaliland dalkeyga (in your futo) ahahahahaha gerigooor and me we are from different qabiil, waa is dileynaaa if we like. laakiin we have soomalinimo. one flag... down britian. down queen of england, down italy.. viva somaliya united..