jalaaludin5 wrote:I don't think that will work.Sumubaridi wrote:Mareexaan waxaa ufiican in ay chance kaan u adeegsadaan in ay dhahaan ok. Gurigiina qaata laakiin wixii aan guri kuleenahay xamar ee cayr daganyahay nooga baxa within 2 days.jalaaludin5 wrote:Maxkamada hargeysa ha loo soo gudbiyo hadii ruling xaq ah la rabo.
hadii kale kolba document from xafiiska tolka tv ha loola ordo.
-
-
-
From all the houses that were occupied how many were returned to the rightful owners?
And between ceyr and abgaal or other hawiye sub clans which ones are the easiest to deal with?
-
-
-
HG are the easiest to deal with wallaahi. Hadii gar naloodhigto, we give up easily. Abgaal hadaad Asxaabtii ukeento wax mamaqlaan. There was a meeting between HG and Abgala in 2006 during the ethiopian inversion and HG asked Abgaal to stop fighting at the Ethiopian and Majeerteen side. They were like, Horta xamar kabaxa, guriceel kulaabta. Hadii dhulkiina laydinkugu yimaado unukaa idiin hiilinayno. Xaa idinkaga jira Unukey marti nooyihiin amxaarada
