Page 5 of 5
Re: RE: Nin gurigiisa laga dhacay Part 4
Posted: Wed Sep 09, 2015 9:22 am
by Sumubaridi
jalaaludin5 wrote:Sumubaridi wrote:jalaaludin5 wrote:Maxkamada hargeysa ha loo soo gudbiyo hadii ruling xaq ah la rabo.
hadii kale kolba document from xafiiska tolka tv ha loola ordo.
-
-
-
Mareexaan waxaa ufiican in ay chance kaan u adeegsadaan in ay dhahaan ok. Gurigiina qaata laakiin wixii aan guri kuleenahay xamar ee cayr daganyahay nooga baxa within 2 days.
I don't think that will work.
From all the houses that were occupied how many were returned to the rightful owners?
And between ceyr and abgaal or other hawiye sub clans which ones are the easiest to deal with?
-
-
-
HG are the easiest to deal with wallaahi. Hadii gar naloodhigto, we give up easily. Abgaal hadaad Asxaabtii ukeento wax mamaqlaan. There was a meeting between HG and Abgala in 2006 during the ethiopian inversion and HG asked Abgaal to stop fighting at the Ethiopian and Majeerteen side. They were like, Horta xamar kabaxa, guriceel kulaabta. Hadii dhulkiina laydinkugu yimaado unukaa idiin hiilinayno. Xaa idinkaga jira Unukey marti nooyihiin amxaarada

Re: RE: Nin gurigiisa laga dhacay Part 4
Posted: Wed Sep 09, 2015 9:48 am
by jalaaludin5
Sumubaridi wrote:
HG are the easiest to deal with wallaahi. Hadii gar naloodhigto, we give up easily. Abgaal hadaad Asxaabtii ukeento wax mamaqlaan. There was a meeting between HG and Abgala in 2006 during the ethiopian inversion and HG asked Abgaal to stop fighting at the Ethiopian and Majeerteen side. They were like,
Horta xamar kabaxa, guriceel kulaabta. Hadii dhulkiina laydinkugu yimaado unukaa idiin hiilinayno. Xaa idinkaga jira Unukey marti nooyihiin amxaarada 
A mursade guy once told me an old man from his clan passed away. Once they reached the cemetery they were stopped by a group of Abgaal.
To cut a long story short they refused the Mursade to bury their loved one in the cemetery, claiming....halkan dad is wada garanaya ayaa ku aasan so kindly take him somewhere else
Gabdhaha guriga laga iibiyay hawiye ayey ka yihiin?
-
-
-
Re: RE: Nin gurigiisa laga dhacay Part 4
Posted: Wed Sep 09, 2015 9:50 am
by BlueBlood
i need a clarification on this man's title..was he a driver or colonel?

Re: RE: Nin gurigiisa laga dhacay Part 4
Posted: Wed Sep 09, 2015 9:57 am
by Sumubaridi
jalaaludin5 wrote:Sumubaridi wrote:
HG are the easiest to deal with wallaahi. Hadii gar naloodhigto, we give up easily. Abgaal hadaad Asxaabtii ukeento wax mamaqlaan. There was a meeting between HG and Abgala in 2006 during the ethiopian inversion and HG asked Abgaal to stop fighting at the Ethiopian and Majeerteen side. They were like,
Horta xamar kabaxa, guriceel kulaabta. Hadii dhulkiina laydinkugu yimaado unukaa idiin hiilinayno. Xaa idinkaga jira Unukey marti nooyihiin amxaarada 
A mursade guy once told me an old man from his clan passed away. Once they reached the cemetery they were stopped by a group of Abgaal.
To cut a long story short they refused the Mursade to bury their loved one in the cemetery, claiming....halkan dad is wada garanaya ayaa ku aasan so kindly take him somewhere else
Gabdhaha guriga laga iibiyay hawiye ayey ka yihiin?
-
-
-
Abgaal jini ay qabaan. Nin HG ayaa guri degay xamar cusub oo nin colonel ah lahaa. Ayaan kadib ayaa u imaaday nin abgaal ah oo cadalle kayimid. Gurigii ayuu inta yimid wuxuu dhahay meeshaan oo dhan goofkaynii waaye dawladii aan naga dhacday. He measured the house street by strides yards ( tilaabo lugeeed). He is talking about about 6 houses in arow block. He was like, adinka dhan guryihiina iiga rarta. Everyone was like, war sidee guri dhisan looraaa? he was like, sidi aad udhisteen ayaad uraraysiin minii lawaayo buris aan soo qaadahaa waana jajabihaa. He gave them 3 weeks to move the houses. After 3 weeks, he came back with a hummer and a group of 20 men from baadiyo oo qoryo wato. Deriskii baryo. adeeroow dhulka waa naloocabiray. He was like, yaa idin yiri halaydiin cabiro yaase cabiri karo goofka cismaan yallaxoow. Finally, The ones on the stone houses rented the plot from him and he destroyed the ones that were living in carshaan and came to build his own guri cariish ah and moved in his whol family. Every month, he used to collect rent from those who owns guryaha qurxoon.
HG waaye gabdhaha Cayr sub-jufo.
Re: RE: Nin gurigiisa laga dhacay Part 4
Posted: Wed Sep 09, 2015 9:57 am
by Sumubaridi
BlueBlood wrote:i need a clarification on this man's title..was he a driver or colonel?

The presiden'ts driver was a colonel. He was given garaadaha inside the car by the president.
Re: RE: Nin gurigiisa laga dhacay Part 4
Posted: Wed Sep 09, 2015 10:03 am
by jalaaludin5
Sumubaridi wrote:jalaaludin5 wrote:Sumubaridi wrote:
HG are the easiest to deal with wallaahi. Hadii gar naloodhigto, we give up easily. Abgaal hadaad Asxaabtii ukeento wax mamaqlaan. There was a meeting between HG and Abgala in 2006 during the ethiopian inversion and HG asked Abgaal to stop fighting at the Ethiopian and Majeerteen side. They were like,
Horta xamar kabaxa, guriceel kulaabta. Hadii dhulkiina laydinkugu yimaado unukaa idiin hiilinayno. Xaa idinkaga jira Unukey marti nooyihiin amxaarada 
A mursade guy once told me an old man from his clan passed away. Once they reached the cemetery they were stopped by a group of Abgaal.
To cut a long story short they refused the Mursade to bury their loved one in the cemetery, claiming....halkan dad is wada garanaya ayaa ku aasan so kindly take him somewhere else
Gabdhaha guriga laga iibiyay hawiye ayey ka yihiin?
-
-
-
Abgaal jini ay qabaan. Nin HG ayaa guri degay xamar cusub oo nin colonel ah lahaa. Ayaan kadib ayaa u imaaday nin abgaal ah oo cadalle kayimid. Gurigii ayuu inta yimid wuxuu dhahay meeshaan oo dhan goofkaynii waaye dawladii aan naga dhacday. He measured the house street by strides yards ( tilaabo lugeeed). He is talking about about 6 houses in arow block. He was like, adinka dhan guryihiina iiga rarta. Everyone was like, war sidee guri dhisan looraaa? he was like, sidi aad udhisteen ayaad uraraysiin minii lawaayo buris aan soo qaadahaa waana jajabihaa. He gave them 3 weeks to move the houses. After 3 weeks, he came back with a hummer and a group of 20 men from baadiyo oo qoryo wato. Deriskii baryo. adeeroow dhulka waa naloocabiray. He was like, yaa idin yiri halaydiin cabiro yaase cabiri karo goofka cismaan yallaxoow. Finally, The ones on the stone houses rented the plot from him and he destroyed the ones that were living in carshaan and came to build his own guri cariish ah and moved in his whol family. Every month, he used to collect rent from those who owns guryaha qurxoon.
HG waaye gabdhaha Cayr sub-jufo.

Abgaal Allaw Dhawr.
-
-
-
Re: RE: Nin gurigiisa laga dhacay Part 4
Posted: Wed Sep 09, 2015 3:13 pm
by FarhanYare
warsheikh rip to ur thread kukri baa ku xaaray
Re: RE: Nin gurigiisa laga dhacay Part 4
Posted: Wed Sep 09, 2015 6:36 pm
by DR-YALAXOOW
LoDoon wrote:DR-YALAXOOW wrote:Bulxan 25 sanoo ugu danbeeysan XAMAR ayuu deganaa gurigana xoog ayuu ku heeystay.. mr Bulxan waa mooryaan darood.. maybe hes not only daroood in xamar kaasooo 25kii sano ugu danbeeysan guri xoog ku heeystay magaalada xamar...
Is it possible for the last 25 years he lived as a Habar Gidir?

AHAHAHAHHA maybe.. laakiin hes mareexaan = the closest thing to habargedir.. same alien people . marexan/habargedr... mr bulxan a 25 years ayuu guri xoog ku heeystay.. warqado been been ah ayuu watay odayga mareexaaan ciyaaal isbaarada ah waa la qabtay..
Re: RE: Nin gurigiisa laga dhacay Part 4
Posted: Thu Sep 10, 2015 12:53 am
by TheblueNwhite
FarhanYare wrote:warsheikh rip to ur thread kukri baa ku xaaray
Kan HG isku sheegaayo ayaa ku xaarey. Abgaal ku waashey. Wallaahi ayuu ku dhaaranaa wax uusan war u hayn. Dadkan xagee diinta lagu barey?
Qabyaalada waa cudur Ileen.