Re: Bal waa halkay gashaa!
Posted: Sat Nov 28, 2015 5:27 am
Koonuhuu sheegayaan idiin aqaanaaye waa counterka meesha telephonekiisu yaalay, mar hadii halkaas la tagana wixii laga wada hadlaa waa customer service.
Largest online Somali community!
http://somalinet.com/forums/
KingWaslawi wrote:candhuuf yar gacanta ku tufay oo foodii ku nabtay
Lol not the way you think walaal.Vivacious wrote:KingWaslawi wrote:candhuuf yar gacanta ku tufay oo foodii ku nabtay![]()
![]()
![]()
![]()
gegiroor wrote:COOL-MAN wrote:Waan u maleynaaye sheekada salaaxida in ey meel kale u socotey. Wagarey wagar. Waan ka baxay anigu.
Telephonoow xaalkaa ba'
Oo show ninku waaba Adali oo farsameeysan
That is what I've concluded as well....
Bottom line, KingWaslawi has joined the growing list of jokers in SNET: Sumu, Lo'Doon, Adali, KingWaslawi, .........the list is growing. There are ladies in this list but didn't want mention them.
Good story KingWaslawi
waslawi xaga kasii wadNY: wait a second intay tidhi ayay boorsada kala soo baxday muraayada make up ka oo gacanta midig Libis tii ku hagaajisatay dibnihiina isku dhufatay bab bab, Boorsadiina garabka sudhatay, ka dibna laba eeshiyaana oo meesha taagnaa ayaa saa noosoo eegay